@@MaxamedclaahiCali-uh7rv هذا التقسيم بدعة بل هو باطل لأن كلمة التوحيد "لا إله إلا الله." قولوا لا إله إلا الله تفلحوا... فاعلم أنه لا إله إلا الله.... قل يا عم "لا إله إلا الله ." كلمة أحاج بها لك عند الله. وأركان الإسلام خمسة. أولها شهادة أن لا إله إلا الله وأن محمدا رسول الله. إذن لا يوجد فى الإسلام تقسيم التوحيد أصلا لأن الله تعالى واحد أحد، فرد صمد، لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد.
@husseinadan49
2 ай бұрын
Marxuun culamada kaleexo
@deeqsheekh6423
2 ай бұрын
Asc
@MohamedAhmed-k1f7m
2 ай бұрын
Rasalwasaare Maanta waad naqancisay ee qudbadaadaan asbuuc kasto dhagayso oo kudadaal inaad hirgiliso quf iyo cod,Gobolkii diidana xoog ciidan haloo isticmali,hadii hal askari ku dhintana asigoo lasoo qaban ama la dilin yaan la joogin dagaalka hana loo sheego marhadii xabad dhacdo in noloshiisa dhamaatay,
@MohamudDahir-du7jt
2 ай бұрын
Iyaga ayaan taasi oggolaanaynin waayo iyaga ayaa corrupted ah awood ay wax ku fuliyaanna malaha
@mohamedismailmohamed71
2 ай бұрын
Waxay inoogu daran tahay marka kii waalaa yidhaahdeen isu qaato miyirqab kuwii miyorka qabayna ku yidhaahdaan way waalan yihiin, kuwani sidan u hadlayaa waxa ilaaliya ciidamo shisheeye oo kala duduwan dhulka qaar sida xalane oo kale hadaad gasho waxaad is odhanaysaa wadan ajaanibka ah ayaad joogtaa adiga muqdisho jooga, markaas haddii ay burburtay soo kabashada maaha dariiqii ay ku burburtay kalsoonidiina basbiiyay, waxa iyana jira siyaaddii 1960 waxay ahayd shan somaliyeed shantii ma jirto labadii ayaa kala taagan aynu isu ducayno, raysalwasaare waa nin Somali Ethiopian ah sidee baad ku tahay raysalwasaare labadii hore u midoobay, taasi waa arinka keenay soo kabasho la aanta
Пікірлер: 82