Aby displaying incompetency if he can't manage no amount sea will change its fortune.
@maxamedxuseen1740
21 күн бұрын
Walaal, ogow Itoobiya dhul iyo dad ayaa innagaga maqan. Maantana xeebtaadii ayey rabtaa inay qabsato. Ogow hore ayaa diintu u sheegtay in kacbada Amxaaro dumin doonto. Midda kale maamulkii Xamar ka talinaayey ee Hargeysa dumiyey magaalooyinka waaweyn oo dhan wuu dumiyey. Meeshiina ma joogaan oo waa ay ka baxeen. Qolo kale ayaa joogta oo iyaguna dhib loo gaystay. Markaa Xamar iyo Soomaalida kale ha nicina.
@maxamedxuseen1740
21 күн бұрын
Amxaaro maxaad ka faa'iidi.
@cabdulaahimaxamed2037
21 күн бұрын
Guul,s,,gabeeb,from,hiiraan
@user-sx5xj4wk8c
21 күн бұрын
Xasuus . Ushaada waxaa loo dhiibtaa qofkaaad ka qaadan kartaa ee ogaadeenow ushii ka soo qaada
Пікірлер: 20