Masha allah. Waa barnaamij wax tar leh, dhiiri galin u ah wax soo saarka waddanka
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Dr Hamza Mahadsanid waa in la barurjiya cidda ka sextay shaqadidi dadka beeralayda ah ee kaligood xarbiyayana la dhiiri galiyo
@Subeer-w3n
Жыл бұрын
Allah hakudaayo waraysi wadanka waxutaraya😢😢😢😢
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Amin amin Mahadsanid lkn share gare si cidda uu khuseyo u gaadho
@GF-fk4is
Жыл бұрын
Masha allaah Alle haku barakeyo
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Amin amin Mahadsanid sxb
@lixleonline8135
Жыл бұрын
Podcast aad uqiimo badan oo waxtar leh thank you so much ❤barnamijyo nocana inoso badi wll
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Insha allah Ada mudan sxb
@mukhtarjibril4473
10 ай бұрын
Been maaha wallahi ani dalkii markaan joogay een Schoolka dhiganjiray waxa la ibaray Ohm law Resistance, courant iyo Tension sidaa uunbaan ubartay lkn practical wali masamayn markaan Europe imiday ayaa 4 sano oo mechanical engineering bartay wixii oodhan ayaan practical kubartay laba cisho oo School ah iyo 3 cisho oo practical ah. Inta machines iyo programming la iidhigay anoo arday ah ayaa kusheqqeyey oon capacityga shaqalaha caadiga ah aan kuyeeshay maantana masha Allah machine kasta oo xumaada iyo qabalkiisa sida loosameeyo capacity ayaan uleeyahay
@caalinAbyan
10 ай бұрын
Hambalyo sxb insha allah dalkaga hooyo ayad ku anfici doontaa . Anana wanu kaa faidaysan doona.
@abdiazizmohamud-wv5xh
Жыл бұрын
Ninka beertan lahoow waxaan kuu sheegayaa dadka dunida ugu taajirsan waa beeraley uguna caafimaad iyo quruxbadan yaan huuhaa lagaaga sheekeyn maanta amerikan joogaa iska dhaaf anigee cadaankii udhashay halkan baan qaarkood haysan intaa aad haysato jano aduun baad ku jirtaa hadaad ogtahay iyo hadii kale dibadna waxaan shaqo badan iyo lacag yar ahayn majiraan oo lacagta iyo noloshiinba isku jaan go'an marka meelwalba kujabtay shaqo darteed lacagtiina dee waad cuni maxaa soohari marka inaadeer madxaf yar sameyso aad ku xasaysato buugta beeraha iyo wixii kusaabsan iska ilow dibad janaad haysataaye.
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Abdiaziz sxb dahir wuxu ino shegay qofka beeriisa beerta xiolihiisana dhaqda uma baahna dal kale. Bal mar kale dhagayso. Mahadsanid
@halimadirie5301
Жыл бұрын
Waxa la beerayo haday yar yihiin faa'iidadu way yaraanaysaa waayo mudada la sugayo way dheertahay shaqaalihii biyihii
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Wa run markasta oo production ku bato wa mar kasta oo cost ku yarado profit kuna wu badanaya
@Balayax-office
Жыл бұрын
Maaha in ay wixii dhulkeena ka soo baxay uu ka jabnaado ee dib iskugu noqda
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Ma inu qaali noqdo ayad rabta ?
@Balayax-office
Жыл бұрын
@@caalinAbyan maya ee wuxuu yidhi waxa naga tamaadho jaban itoobiya sidaasina sax maaha ee waa in ay jabnaataa ta dalku waanu ka doodayaa waliba
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Marka waxa dalka kaso baxa ay ka jabnaato wax dibada ka yimi iyado cashurt iyo kharashka lagu soo raray u dheertahay waxa qaaliyeeyay waa in lagu noqda.
@abdiazizmohamud-wv5xh
Жыл бұрын
Wasaarada beeruhu waa inay shaqadeeda qabsataa oo kashaqaysaa muwaadinkeeda siduu lacag ku heli lahaa ogaataa beer walba waxa kasoo go'aya iyo waxa banaanka looga baahan yahay caawisaa beeraleyda tabarta yar ama aqoonta yar maaha xilku wax guriga ama baarlamanka layskala joogo waxan ajinabigaa oo beeraha kashaqeeya kuli waa jaajuusiin waana in lagu ilaaliyaa muwaadinka dalka udhashay inta uu siinayo lacag beeraaluhu laguna dhiiri galiyaa muwaadiniinta udhashay dalka una gudbisaa wasaarada shaqo abuurista inta wasaarada beeruhu aykeentay taasoo hadana magac ay ku faanto u ah wasaarada beeraha si cudurada gaajadu keento u yaraadaan miraha waa in la ogaadaa inay yihiin kuwo dadku ay farafareeyeen iyo kuwo sidii rabi u abuuray ah ama hadaan Ingriis kusheego GMO or native taasoo lagu kala garto Ph levelka ama inta ay energy xambaarsan tahay mirtaas oo Koronto ah, hadii gmo ay tahay jiro waxaan ahayn kaqaadi meysid markaad cuntid waayo kaaba bixi maayaan oo musqul aadi meysid halkaa marka jirkaagii wasaq buu ururin dabadeedna Dee waa nabaday ama qaliin iyo daawo joogtaa marka qaata miraha ugu korontada badan waxana waa howsha wasaarada beeraha oo ay aduunka meertaa kana keentaa miraha ugu korontada badan iyadoo isticmaalaysa aalada Ph levelka lagu ogaado ogow Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa qashin cunaa qobkiisa weyn hanoqon sidaa jirkaagana unugyadiisa difaaca habeen iyo maalinba way kuu dagaalamayaan adna aqoon la'aan baad uga soo horjeedaa oo sun u cunaysaa marwalba wasaarada beeraha waa in ay meertaa dunida dadkana caafimaadkooda kashaqaysaa waayo maalinbaa Rabi idin su'aali maxaad lacagta ku qaadan jirtay oo dadka xoolohoodii wax ugu qàbatay Somaliland kuwaara horumar waarta guul.
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Mahadsanid sxb wa xaqiiq , midna aan ku waydiyee ma waxad baratay beeraha.
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Mahadsanid sxb wa xaqiiq , midna aan ku waydiyee ma waxad baratay beeraha.
@abdiazizmohamud-wv5xh
Жыл бұрын
@@caalinAbyan sxb waa ii 3:46 am oo habeennimo waa inoo bari hadii Alle yiraa
@abdimagan3482
Жыл бұрын
Abqasl iyo tallaal
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Abqaal iyo tallaal ma isku midba ? Maxad u taqan ?
@abdimagan3482
Жыл бұрын
@@caalinAbyan waa kala laba Abqaalku waa marka geedo badan soo baxay aad ka goysay meeshs si and ukala fogeysid. Tallalkuna waa laba geed oo aad isku Tallahassee oo hal geed kuu soo baxay Tusaale ahaan Liin Qarbuush ayaad ku tallaashay Liin macaan. Marka waxa kuu nowonaysa Liin macaan ama liin Qarbuudh.
@Dreamy-M
Жыл бұрын
Cambo-babaay?
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Babay iyo caad shoog laf intubay way noo baxaan
@Dreamy-M
Жыл бұрын
@@caalinAbyan iga raali noqo lahjadda ma’aan fahmin 🤔
@caalinAbyan
Жыл бұрын
Noocyada Cambaha ee kala duwan sida cambe shoog cambe caad. Cambe laf way ka baxaan beerahan sida la ishegay walaw anan wada marin
Пікірлер: 32