Macha allah wll hodan haa wlhi waa cod macan yahay from berbera kazo salaamaya
@mofosman4426
Жыл бұрын
Reer Djibouti dunida iyaga u horeya dhinaca qasaa'idada walahi. Cid dood ka qabta ma jirto. Cheick Dandawi iyo Cheick Omar Aden oo labadooduba kasoo jeedan beesha Ciise Yoonis Moussa ilaahay hibo, karti iyo abwaanimo ayuu iskugu daray. Sharaf ayaa u tihiin reer djibouti iyo umada muslimiinta o dhan. Mashala.ilaahay ha idin barakeeyo o janadii ha idinku sharfo.Amin.
@Mubarikfaisalmarketing
7 ай бұрын
Dandaawi waa isaaq , Habaryoonis 😂
@mofosman4426
7 ай бұрын
@@Mubarikfaisalmarketing cisaaq qabyaalad ayuu ka shaqeeyaa. Heerka wali ma gaadhin adeer. E Horta cisaasow qabyaalada iyo idinku soo kala hadha Horta.
@huseinandiwali2232
Жыл бұрын
Alle ya cisak dandaawi Waxan dhagaysanaya habeen ay dhalatay bishi barakada lahyd ee ramadaan alle kheyrkeda ha ina wafiyo
Пікірлер: 104