MaashaAllah MaashaAllah, hada ayaa KZitemr kiina aragney, so we have fun studying quran with you all MashaAllah. Allah idiin dhowro Aamiin qeeyrka fiican aad inoo soo gudbineeysiiin. Horey u socda👍👍👍👍.
@dacwahfamily
11 ай бұрын
haa mashaallah wll so dhowow inshaallah wan daadaalena inshaallah
@majid2968
Жыл бұрын
Masha alaah abe somaliyed oowanagsan baa tahay abayasha somaliyeed ma jecla inay carurtoda wax baraan بارك الله فيكم 😊
@dacwahfamily
Жыл бұрын
وفيك الله یحفظك
@hamdiahmed6182
Жыл бұрын
mashaAllah Aabo fiican ayaa tahay habka aad ilmahaada wax u bareesid Allaha idin barakeeyo dhamaantiina
Пікірлер: 111