Xaqiiqdii waxy tahy qofkii diin leh oo ilaahy ka cabsada oo midabkiisa bedalin shantiisa salaad tukado make up xtaa uma baahaneyso hadii marwaliba weyseysato gabdhow ilaahy aan ku kalsoonaanow oo abuurtiisa faraha hala gelin subxanaalaah quruxi waa diin Nimco sharaf alle haku barakeeyo sida quruxda badan oo aad u waanineysid
Gabadhaan markeedii hore ayay ba qurux badnayd yaa ku yiri bishumaha waa wayn baa qurux ah ninkeeda ayaa waxaan ka reebi kara waxaynu ognahay in naagaha soomaaliyeed ay ku noolyihiin desire ka ragooda in kastoo ay qalad tahay in aad qof u noolaatid waayo hadaad u nooraato waa in aad desire kooda fulfill garaysid
@falastiinahmed7313
Ай бұрын
Wey xanuunsan rahaaay waxee is ledahay dayay yusan ka tagiin
@user-kd8ro4zj6j
Ай бұрын
Masha allah abaayo ilaaheey haku xafido 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉waa run
Quruxna saan u naqaanay waalaga badalay , gabadhaas waagii ay maariinka aheyd bey qurxaneed walahi foolxumo hadda leyba koow u tahay .
@magoolomar1424
Ай бұрын
Alle SWT ha naga qabto
@fadumohassan7608
Ай бұрын
This what happens when u have low selvesteem 😢
@user-co7ef1xx6y
Ай бұрын
Masha ALLAHI
@qamarosman6752
Ай бұрын
Murug maahinoo Iska bedel sida alle subxaana watacaalaa kuu uumay iska bedel😢😢way ka shalaayneeysaa yaa og saacadan foolxumo waaye sidaan qurux ma ahan
@simanmaxamed1434
Ай бұрын
Surgury gaan filerkaam markey bilaawday lugaha gacmaha lafo lafo ay kanaqdeen markaasey iyagiina filer feerha ugalisay waa gabar dhalinyara lkn 50jir ay iska dhugtay cimri dag dag
@afnaanmohamed9765
Ай бұрын
Ilaahay umada hasoo hanuniyo waxaa ka dhaadhacsiisan jirkayga xor baan uahay wlhi farxoyo aad Bay uqurux badnayd ma aqaan waxa qaatay
@user-mw8fo2vi8s
Ай бұрын
Asc abaayo naciimo warkaada waa sax
@khadrakaliilabdi6572
Ай бұрын
Dayaxba dabnaha waa u durtay isaga laftigiisa sidan ay isku gashay isagana waa samaystaa waa balan ay wada galeen in ayciska diiraan dubka iyo midabkii samayskii ilaahay
@shamsoaweis2199
Ай бұрын
Subxanalallah 😮
@HausOfCleopatra
Ай бұрын
Nacima walaa ha ku fa,gaan dadkaan iya,gaa wax kasta qurux umaleeya meelahaan gaalada ban ku arkayay ee dadkeyna qurux bay umaleeyaan
@anabbile386
Ай бұрын
Subxanaallah
@Rose_1s
Ай бұрын
She was beautiful before this looks really bad Subhanallah 😢😢
@maslah345
Ай бұрын
Suuratu nisa
@zamzam5255
Ай бұрын
WCS WR WB ABAAYO ❤❤❤
@HausOfCleopatra
Ай бұрын
Wcs wrb
@MaleykaGabane
Ай бұрын
Oo nasahii miyey qashey xamar nasaha malagu qalaa London wa ,£12 kundollar .calosha miyey qashey wabo rer magaal duqfarxiyo
Пікірлер: 61