War ka celiya dadkan cawaanta ah ee dhirta jaraya ee dhulka ka dhigaya Saxaraha! Bal Timahaada maalinba xabbad ka siib oo arag sida uu u ekaado madaxaagu!
@xasanxaamud6454
2 ай бұрын
Ninkaa waxaad ku tidhaa "caanaha markaad dhamayso la fadhiiso yaanay ku jiidhinee"
@caalinAbyan
2 ай бұрын
Sax saw maha !
@Cabdihoobarud12
2 ай бұрын
Mashalah
@AbdirashiidMuxumed-sh7ch
2 ай бұрын
Garnish moor ba ka xitaa hargayisa IL 20 km
@Omra-qt7jo
2 ай бұрын
Maxay xoluhu daqayan hadli dhirta sidan loo guro
@umucaashamaxamad9536
2 ай бұрын
Mans ha alaah
@cabdicaydiid3320
2 ай бұрын
ma gobolka hawd baa?
@cabdicaydiid3320
2 ай бұрын
Garabis waa xaggee? xaggay u dhawdahay?
@caalinAbyan
2 ай бұрын
Masalaha hargeisa aya xaga koonfureed loo yar dhaafaya dalcada ina naxar ayad ka baxaysa lug wa lagu gaadhi kara
@cabdicaydiid3320
2 ай бұрын
Meeshu hargeisa ayey u dhawdahay?
@caalinAbyan
2 ай бұрын
Wa hargeisa hawd maha .
@Abdulkga
2 ай бұрын
Roobkani waa goorma? Ma july ayuu da’aya , mise guga horaantiisii ayaad duubtay?
@caalinAbyan
2 ай бұрын
Caawaba roob aya na haya . Kaasna waxba kamu fogayn.
Пікірлер: 24