Waar Soomaaliyeey iska ilaaliya dhabarjabinta ciidamada itoobiya iyo canfarta iska ilaaliya khayaanadooda,magaaladii laqabto halagu nagaado maalmo badan hana-ladiifiyo hareeraheeda.
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
3 ай бұрын
M.a Shacabka siti waligoodba dhulka soomaalida itakaa difaaci jirey Maanta garab fcn Ayey walaalahooda soomaalidoda ay ka heleen waxaa la rabey in lakala cuno Lkn soomaalidu wey fahmeen M.a Guuleysta inshaa alaah
@MedIbrahimidrissIbrahim
3 ай бұрын
Waxan laa hadlaya taliyaha ciidanka qaranka jamuriyada Somalie galbed taliyow tani Ethiopia ah wa cawaan oo wa kuwi weraarey kacbadi ilahay ee maka marka wax naxaris ah haa tusin walaal daabka saar wa xaabe gabigodba
@kingckfilmsflogs9586
3 ай бұрын
Guul iyo Gobonimo Soomaali Wayn, meel kasta ay dunida ka joogaan.
Пікірлер: 39