RW XAMSE ABDI BARRE WAA HALYEEY QARAN LAANDHEERE AH SOMALIA MASOO MARIN RWASAARE LAMID AH NA MUDAN IN SIYAASIGA LAGU DAYDO
@fadumoabdi5514
9 күн бұрын
GUUL SOMALIA INSHALLAH ❤❤❤
@AliMohamed-ub6ob
9 күн бұрын
Itobiya sababta ey baxeyso waa waxay u baqaysaa hubkeeda in lagala haro waa jabanee jabiya oromada ureysa.
@AlaaleAlaale-kq1qr
8 күн бұрын
Guul somalia
@MedaliGire
8 күн бұрын
Wa sax Somali aya dagalka dodoney itobiya Waxka baqdey in Ciidankeda la godomiyo
@hasandiriyeabdifarah6379
9 күн бұрын
Awelba waa maleeynaayey Samali-abow ineeysan dooneeyn in Samalida la dagaalanto!. Nabadeey. Wabillahi Tawfiiq.
@osmansanbaloolshe394
9 күн бұрын
Gool
@CabdullahiDheere-ik5ew
8 күн бұрын
Turkigu itoobiya runta ha usheego Hana ogaado aby ahmed inuu ka Amar qaato israa,iil xulufo dhowna eey yohiin israa,iil iyo itoobiya
@EguehGayeh
8 күн бұрын
👍
@Mideye157
9 күн бұрын
Markay cid kale noo sheegto baan rumaysanayna
@dhurwaalechannel6137
8 күн бұрын
Somalia iyo Ethiopia wax ay ka wada hadlaan meesha mayaalaan Nina inuu ogolaado in wadankiisa laga wada hadlaa waa khalad
@majaajoosmajoojoos7578
9 күн бұрын
ASAD DIYAANO WAA JANAN SOOMAALIYEED LAND LAND KA GUDUB LAND LAND TA CARUURTA AYAA KU HAHARTAY INA DIYAANO WAA HALYEEY QARAN EE MA,AHA QARAN DUMIS XABASHI IYO IMARAD KA AMAR QAATA SOOMAALIYA HA HORUMARTA HANA NOOLAATO
@wabaxa
9 күн бұрын
NIN YAHOW GOOR MAAD BEENTA DHAFEESAA
@mohamedahmedmohamed54
8 күн бұрын
Waa runtaa walale
@_22260
8 күн бұрын
Masar hadeey cid dan u heeyso falastiin iyo dhuglaan beey wax u tarilaheeyd yahuud baadabada kawada hanaga joogto
On vas manger.: le meilleur .. détrompe vous .. vous allez casser les dents .. le Turc .. le pharaon .. vous allez :: ici 👈 c’est la Somalie Land et le moteur.. pleure
@fatimanour9793
9 күн бұрын
Waxba Haku Farxin Wiilka Yar Ee Asad Cisman Markaad Waxba Qasanwaydeen Baad Wiil Majeerten Ba Janan Noah Nafkaradinaysan Caqli Canbuulo Asad Puntland Duminmayo Mana Duminkaro
Пікірлер: 37