Aqoonsiga halagu dhawaaqo degdeg Insha Allah. Jabuuti dib ha isugu noqoto nin walba ilaahay ayaa arsaaqadiisa u qoraye. Guul Somaliland 💚🤍❤️
@abdimohamoud1803
3 ай бұрын
Waa in aynu saldhig siino, mucaaridka Reer djibouti
@Degmociise123
3 ай бұрын
Tani waa dhamaadkii Geele 😂😂😂
@SadoAhmed-mf4xt
3 ай бұрын
Wa warcad alga aqbalo hadii u bilabay Ismaaciil Cumar Geele wa abaalkisii somaliland guuuuuuuul iyo gubanimo 💪💪💪
@khadraosman9892
3 ай бұрын
waa rag ha la soo dhoweeyo
@IbrahimFarah-gh5cf
3 ай бұрын
Faqasheey wellcome😂😂😂😂
@JamaalMuuse-v6x
3 ай бұрын
Waa waajib in la siiyo meel ay ku ciilbaxaan
@Amina-ts1lj
3 ай бұрын
Masha legend ubaxla bartada dhigtay hadi la kala xishon wayo siday tayay ba lo dhigaya 👍👏
@ishrahabdi3571
3 ай бұрын
Hala so dhaweye
@saciid_iid
3 ай бұрын
Ubaxle waa muwaadin asala
@MohammedJama-c6n
3 ай бұрын
Carabta tirahda من دقه الباب لقي الجواب Ninkii Albabka gaarca jawbta ayuu helaya
@husseinyusuf9231
3 ай бұрын
Keep up a good work Halgama ubaxle
@yusufahmedsaid2038
3 ай бұрын
Maansha alah idina SL ka doonta caawimo caawa ba geele seexan maayo xiligii snm inan yar oo lawga laga soo celiyaa suug lagu riday way biqi jireen walaahi Qabta
@arliyop3199
3 ай бұрын
Dhamaadkii iyo dabayaaqadii geelle iyo faqashba waa la gaadhay
@Xasancabdilaahi-u9m
3 ай бұрын
Horta xildhibaan ooyaaye ha laqabto.walaahi.marka.aygaa.laqabto.in.aan.cadaw.ku.soo.dhiiranayn.qaranka.sland.xidh.ooyaaye.waxaa.ka.dhaadhacsan.iyagaa.isku.jeeda.waCanaan ahay.xildhibaan.xasaanad.haysta.sidaa.Awgeed.farxad.buu.u.arkaa.is.qabqabsiga.mucaaradka.iyo.dawlada
Reer somalilaan waa inaad so dhaweeyasan mucaaridaka jabuuti hora lo yidhi qaniiyo qaniiyaha ka goyasa filmaku dhigayo shaadh weyane mid la midaha waa inaan la dhiganaah mucaardaka jabuuti welcome to somalilaan 🎉🎉🎉🧏🏽🧏🏽🧏🏽
Maantay u dhamaatay Calool cumar geele Ilayn geed la qabsaday a, ilayn meel ay u qaxaana, ilayn ceel ay ka cabaana ilayn ciid ay gogladaana ciid xitaa ma leh. Ku soo dhawaada lawya caddo iyo saylac Mucaaradka Djibouti
@muzhdhool2353
3 ай бұрын
Yes geele issgaa bilabay ciyaarta wa in lala dhamaystiraa dadka reer jabuuti way cabudhsanayen garabna way waayen lkn mnta inaga u garab siinayna
@hamdaelmi
3 ай бұрын
Sodhaweya
@engab001
3 ай бұрын
Ha la siiyo mucaaradka Djibouti saldhig iyo waliba hub iyo tababar. Canfarta na ha la xoojiyo si odaygaa kaligii taliska ah looga tuuro kursiga
@AchiaFarha
3 ай бұрын
We welcome 😂😂😂
@mohamedhuasein3712
3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@horijoogmedia
3 ай бұрын
Ha la soo dhawayo ciisaha mucaaridka oo base ha laga siyo iyo dhaqaale ay ku hawl galan sidi loo ridi laha mujrimka ismail omar geele
@hashimmohamed4698
3 ай бұрын
Waa in la siiya saldiga oo ismaaciil la tusaa awoodis in aan ugu soo deg degen somaliland.
@Zu.Al1001
3 ай бұрын
Keligii Taliye waxay u Muuqataa in Waqtigiisii dhamaaday,wuxuu u haystaa inuu Dadka ka Caqli badan tahay,laakiin cid waliba waa ogtahay in shacabkaasi dulman yihiin.hada xiligani Adag Kulaylka ah meelo badan oo ka mid ah dalkaai Ma Haystaan Biyo iyo Laydh,wuxuu isku deyayaa in uu Ummadda mashquuliyo
@IdkIdk-tv6lj
3 ай бұрын
Muuse biixi hasiiyo saldhi milatari
@MohammedMuhumed-yb6uh
3 ай бұрын
Lawyacado ilaa madaxtoyada Djibouti waa 18 kilo mitir markaa lafihiisa ingeelo cirka xero hawga oodo😂😂😂
@HooyosareedoCige-wv9fs
3 ай бұрын
Horta la Shira mucaaradka jaaliya somaliland
@yusufadnan971
3 ай бұрын
Hasamaatoo hala helo Warku waa Caana geel wuu cadyahay
@feryalmomdferyalmomd471
3 ай бұрын
Somaliland ku soo dhawoow
@AhmedHandule-b5p
3 ай бұрын
Japuti maqaadi karto Jabhad hubaysane ,Xalku wuxuu ,ugu iyadoo ku dhawaaqda Citiraafka Somaliland
@abdigah5364
3 ай бұрын
Ubaxlow way fiicnaan-lahayd in mucaararadka Djibouti kaalmo helaan LAAKIIN in Djibouti weerar hubaysan amma is-beddel hubaysan dibedda kaga yimaaddo waxaan aqbalayn ciidamada Europe , kuwa Maraykan iyo kuwa China ee saldhigyada ku leh Djibouti . Waa iska riyo iyo khayaal in cidi hawaysato in Djibouti dibedda jabhadi ka weerarto وبالله التوفيق
@Aw88-c1r
3 ай бұрын
Maaha, ciidamada ajaanibku ma farageliyaan dagaalka ka dhexeeya dadka waddanka. iyagu marba kii guulaysta uumbay la heshiiyaan
@ubaxlemedia
3 ай бұрын
Ciidamada Shisheeye ma farageliyaan dadka dalka iska leh oo mucaarad iyo muxaafad isu haya
@abdigah5364
3 ай бұрын
@@ubaxlemedia Jabhad dibedda ka imanaysa ayaa laga hadlaya baan filaya . Jabhad dibedda ka imanaysa horena waa looga difaacay immikana ciidamada adduunka ee Djibouti jooga ma aqbalayaan in lagu soo xad-gudbo dalka ay saldhigga ku leeyiin ee Djibouti. Anigu waxaan ahay Somalilander difaaca qarankiisa jecel lkn khayaali ma jecli وبالله التوفيق
@Aw88-c1r
3 ай бұрын
@@abdigah5364 Iskaba dhaaf jabhad waddani ahe (Jabuutiyaan) ee markii Eritrea oo reer galbeedku neceb yahay soo weerartay Jabuuti cidi juuq uma odhan umana jawaabin qayladii iyo oohintii ina Geelle. Weli Eritrea way haysataa degmooyinkii ay Jabuuti ka qabsatay. Wararka waad ku maqashaan u malayn sidii dalalkii badnaa ee Afrikada galbeed ee Faransiisku saldhigyada ku lahaa, xoog iyo xabbad lagaga qaaday xukunka diktaatooradii maqaar saarka ahaa sida ina Geelle. Ciidamada faransiiskuna ma soo dhaafin xeryahooda
@abdillshimohammed968
3 ай бұрын
Saldhigyo waaaa diyaar geele doofaaar waaa in isaga oo musqul ku dhuumanaya la soo qabtaaa
@hayatlove-zp4rw
3 ай бұрын
Mucardka rere Dijabouti maxay haystan iyaka aya gajonaya
@jamilajamila-h8v
3 ай бұрын
Kaalaya shaqaka qabata geela caloolaye
@ladanladan1718
3 ай бұрын
Reer jabuuti ha loo hiiliyo oo ha laga rido Ismaaciil horor uu madhiyay umadii reer jabuuti
@khadrakaliilabdi6572
3 ай бұрын
Mucaaridka djabuti ee fruat eletariya la hadla si ay gacan iyo bas idiin sìiso
@aminamohammed5902
3 ай бұрын
Soomaalilaanay geele maxaa qabsaday gafkuu ku hadlaayay gaadiid malooga dhigay oo markuu ina faduuliyaa faraqa loogu xidhay nacasnimadiisa isaga oo mucaaridle oo kursigii ragii la midkahaa ee mutalimiita ahaa uga kilaa ayuu isku soo faruuray ala aya la soomaalilaan guul iyo gobanimo
@geri7490
3 ай бұрын
❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤
@BurcaawiShalaqo
3 ай бұрын
Ninkan maxaa ku saliday jaarkiisa, cajiib. Nimankan uu ka daba dhacay muxuu ka yaqaan horta? Reer Jabuti waa in ay dayan runta u sheegaan, oo qabtaan.😡😡😡
@yusufahmedsaid2038
3 ай бұрын
Suuga lawyo cado ayaa gaadha nacas weeye saldhig maxaa keenay gudaha kaga bilaaba lawyo cado zaylac taga sland iyadaa sland ilaalisa rida two days qaadan mayso walaahi sax
@hassanmeraneh1236
3 ай бұрын
Xadka jabuti ma aha lowyacade ee wa gabilay....
@khaliifabdi8139
3 ай бұрын
Soo yaaca war soo yaca mucaridka Reer jabuuti ciisiyo canfarba kalaya Saldhigyadiina sland ku yaala kalaya Bilba idinku qadanmayso qabsashada jabuti lagaga Furfurayo rajiimka mudada Dheer umada jabuti dhaman Dullaynayay xukunkina dhamn Ku warejay qoskisa iyo qoyskoda Digagaddi middida sofaqaty uun
@mabrukadirir1398
3 ай бұрын
Dakaatay adkaatay waar ismaaciil wakhtigiisii ayaa dhamaday markaa waxaa soo baxday wuxuu ahaa ee uu somaali kula dhex juray oo iminka cid walba u cadaatay markaa waxaan odhan lahaa ree jabuuti waar ka fa idaysta khaladkiisaa oo dhakh sadda oo iska qabta mujrimka aynu moodaynay oday somaliyeed
Reer jabuuti heeryada gumaysiga geele hayska xoreeyaan somaliland na mucaaridka jabuuti way siinaysa fursad ay iskaga xoreeyan
@mohamedabdi3468
3 ай бұрын
We have to free the suffering people of jabuti from the hands of this brutal vampire dictator once for all !!! 😂
@mohamedhuasein3712
3 ай бұрын
😂😂😢😢😮😮😮😅😅😅😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@abdimuse3583
3 ай бұрын
halasiyo saldhig dadak reer jabuti wuu gumaysat kali taliye ismaciil cumar geele iyo canfarta
@jamalskp7280
3 ай бұрын
Xadhkaha laydhka ee ka yimaada Ethiopia iyo tuubooyinka biyaha u keena jabuuti ma sii jiri doonaan hadii gobolku nabadiisa lagu cayaaro ismaaciil jabuuti badbuu ku furayaa
@hayatlove-zp4rw
3 ай бұрын
Idorku wali been ayu ku nolyahay Coz of mucard rere Dijabouti majrto hello hello
@jamaadnuura10
3 ай бұрын
Xaar wayne ilaa sh. Cabdiryka Canada mucaaradka Djibouti ah Canfartoo qudha one day ku ridaysa hadii Somaliland saldhiga siiso
Пікірлер: 81