You are excellent person ❤❤❤❤❤ I live in u.s.a we have evry think my brother I live in New York City pls I like u honst I hope evry think we be find for u long live my brother rest of your life for the name of Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤
Ilaahow caafimad sii wllyn baba jey oo u dhamestir lixdiisa li xaad aamin yaa rabi
@hamdisahansaho
6 ай бұрын
Aan kusalino nabigeena scw ❤❤🎉
@oubahmika4700
6 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤
@essiahassan5157
6 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️
@Juneydiboy123
6 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@ABBIR.OTO4
6 ай бұрын
ﷺ
@bisharoabdulahihassen6755
6 ай бұрын
Salallaahu Calayhi Wasalam ❤❤❤
@mohamedhaajiisse6440
6 ай бұрын
#Baaba Hayelin Sas oomada Qeybta Dhexe Le Lagu Shuba Qeybta Geeska Neh Shambada Carfisada Lagu Shuba Sharafta Allah’a Kaqade 🤣🤣🤣
@MS-lv8bf
6 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@user-hq8mt7ib4
6 ай бұрын
Babajey come to Germany pls pls 🇩🇪🎉😫😊ina ku arko raba Germanay iska so dhib abti😂
@mohamedkaraamo911
6 ай бұрын
baba sidaad mosco u tagtayba qolkaadkaagi uunban inoga shegaynaysa intani markaad muqdisho joogtay waad haysate chalange ayaad ka jeclayd inaad inoo soo duubte abti gacalye intani aqal walba way talaaye dibada u baxo mosco so dawo haday ka fiirsan waydana anaga na dawasii
@AbdullahiCadow-n3r
6 ай бұрын
Inta Hamigoodu yahay inay mar Un yurub gali,doonaan❤wan,idin salamy🫡
@bongasasa3895
6 ай бұрын
Ceeb aa soo hooyatay kan u dhxeeyo fabric softener ayaa lagu shibaa! Baba calm down my brother hadii rabtid sadax da waa buxinkartaa kulahaa! Mix all the colours haha
@fayselhassen4681
6 ай бұрын
Baaba jay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Waad iga Qoslisey Walahi 😂😂
@guirehmoussa8848
6 ай бұрын
Machineka jabuuti ayuu yalaba babajey hotel ka dharka ayanku maydhna. Benta joji moskuu waa faqri walahi.
@AbdiKariin-h6y
6 ай бұрын
War goormeed gaartey inad sharma wax kasheegto
@shariifohassan4949
6 ай бұрын
Baaba jeey boski carfisada maxaa omada ugushubtay
@farhiagurey3697
6 ай бұрын
Kkk mashee marka😂
@abdulahifarah9051
6 ай бұрын
Maran oo oyina beena jila tuukaso marana Faaan
@abdulqadiraj
6 ай бұрын
Sxb Shirkada Leh Haday Ku Ogaan Labeet Woosh mashiinkooda Saa u shiday ama u Xayeysiisay Aaba yaabay lacagta noogasooqad
@NasroNasro-c9j
6 ай бұрын
War sadexdaba omo laguma shubo ee mel carfisda dharka lagu shuba melna shambada melna omada sas ubaro
@Anab-cb6my
6 ай бұрын
Dharka cad iyo kuwii madoobaay wuu isku darey 😂
@ducoqabe1225
6 ай бұрын
Baaba mashiinka dharka anigaba ibiiyaa zxp Somaliland yaal waxa waayn ha Ka dhigiin
@amb2668
6 ай бұрын
Ha la yaabin imiku aduunka baranaya 😂
@amb2668
6 ай бұрын
Ha la yaabin imiku aduunka baranaya 😂
@ducoqabe1225
6 ай бұрын
@@amb2668 ka waran hadii joogo laha USA ama UK
@SICIIDGAALERI
6 ай бұрын
GORMAAN MOSKOW VLOOG KA SOO DUUBI DONAA TALOW?
@ahmez5385
6 ай бұрын
Ninki ugu horeeyay ee u-tuber ah hadana tuugsanayo 5,000$ dolar bishiina ka sameeyo u-tube ka badan sxbow ana kuusinayo lacagtas ee u-tube igu soo wareeji😅😅😅
@NaimaAlasow
6 ай бұрын
Meelna liquid waye meelna omo powder hadaa rabto 3da mela ku shubee😂😂😂waxan s.africa ku isticmaalnaa😂😂😂😂😂😂
@Shukri127
6 ай бұрын
#WL PAPPA JEEY# YURUB,DADKII LOOGU TALA GALAY,AYAABA TAHAY,RUNTII INTAAD KA SOO DAAHDAY,NABAR XAQ-DARO ALAH KAAGA DHIGO . MR YURIBANO WAKHTIGA HA KUU WACNADO.
@halimahassan657
5 ай бұрын
😂Maansha Allaah baba jeey 3 meelood mid waa omada midna waa carfiso midna waa bleech oo dharka cadcad lagu dhaqdo baby jeey tan America ayaa ka casrisan maansha Allaah.🇸🇴❤🇸🇴♥️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
@Sal-lb1sf
6 ай бұрын
Mesha shambada Aya kushubtay hhhhhh😅😅😅😅😅😅 lkn mesha kalaya wa jikda tan kale na wa omada Asxabta uu Putin u balan qaday inu sharciga sinayo hadii ? Ee hee yaah baba hore usoco sxb qof qalbi furan aya tahay allah ku fodudeyo wax walbow nolosha some one we got in home wlh mashallah 😊
@rahadeyadam9642
6 ай бұрын
Asc baaba jey waxan ku leyahay tartiibso ( sharma boy ) wuxu joga mesha aduunka ugu sareyeyso USA 🇺🇸 🙏💯
@husseinahmed8108
6 ай бұрын
Baabajey qurbo kuwashay qaxooti asigo ah sidan udhawmaya malintu sharci helo si kafoolxun aan sugno🖐🏻
@Alxamdulillaahi
6 ай бұрын
Aduunyo joog waxay kutusee baba jay washing machine ku xayeysiinayo waiceebeysay jackatka iska siib guriga laguma xirto
@Seeykulatahy
6 ай бұрын
Odayga meeshii bleach uu Oomo ku shubay. 😂😂😂 oomadana wuu ka badiyay 😅😅😅😅😅😅
@abdinasirabdule-h1t
5 ай бұрын
Laakiin maxaa jira maalin dhaweed waxaad Leheed dadka joogo urub waxkama Rabo berkee Anaa joogo America dadka joogo kuwa taraagla yaashaa 2qof oo kamid ah Aa ii gadikarto bahalkaan aniga waxaan joogaa ingriiska maba gadaneeysid dowlada Aaku siinee Lacagta iyadaa bixineeyso kawaran marka urub isku mid maaha ogoow.please
Asc babe maxeey tahay fankii Wuu kaa xumaadey meeshii loogu tala galey carfisada loogu tala galey aad oomo ku dhintay ee wiilka i tusi dheh hadadan aqoon
@GOOLEMEDIA
6 ай бұрын
Ninkani sida dadka loo tuugsado si fican buu u yaqaana walahi. waar dad kaa jilicsan baa jira oo xataa wax ay cunaan aan haysan adna $6000 kun oo dollar baad dal banaysaa
@farhiyomohamed9160
6 ай бұрын
AR BAABA JIOYOW WALIGA MAKINAD DHAR KUMA ADAN DHAQANE QAMIIS YADA IYO DHARKA KALARKA LEH KALA SAAR MIDA KALE 83 DHAR LUGUMA DHAQE DHIBKA DHAF MIDA KALE DADKI MISKIN TAHAY EE AAD AFRICO IGA SO TAGTAY ISHODA EEY KU QAB SANIN OON SHARCIGA LUGUU DIIDIN WALALOW FAAN WA DHAFTAY WAXAGU WABA DABAL NIME 😂😂
@MudahirDahir
6 ай бұрын
Markasta wqcaad u gaftaa dadk yurub it maraykan jooga marna waxaad leedahay hala I caawiyo
beenaale godadka kale carfiso iyo shaambo ayaa lagu shumbo ayaa lagu shubaa baba jeey reer baadiyo faataale idiris itaabo iyo camuukeey mas u sheegee basba jeey oo waashey
@AbdirisakFarah-x5l
6 ай бұрын
Ala wiilkas aad martida kutahay maxaad dhib kuhaysa mar aad camera ila dabagal dhahdo iyo mar aad gurigisa iyo dharkisa noso duubto😅
@ayanhappynoor2142
6 ай бұрын
BABA JEY MEESHII CARFISADA AXATAA OOMAA KU SHUBTEE SEE CAML WAQTIGANA WAA BADISEE YEEYKAA HALAABIN🤣🤪
@dalaiblob5073
6 ай бұрын
Waad na cebaysay sabuntii dharka melan logu talagelin bad ku shubtay ninka ka dubay muxu ku sixi wayey
@Zaak100
6 ай бұрын
africanak dhar qeemo lalayahy sida somalida oo kale lakin Europe iyo maraykan way shaqo tagaan
@shujaac2203
6 ай бұрын
War nin yahow maxa kugu dhacay miyaadan ogeen in meeshan laga tagayo maxad uga dhigeesa meel lagu waarayo aaway islaam nimada ma waxad dadka ku tashkiilinesa aduunyo walal dadka aakhirada usheeg
@jawaahirsheeq3636
6 ай бұрын
Baaba jeey mensheid carfisada lagu shubaayay ayaa oomada kushubatay dharka marka aad kabixinaysa iska fiiri ooma ayaa ku raacsiisay
@luulsuuley1884
6 ай бұрын
Yeah baaba afjiligaa bambas ma buuxsamin goormee faan bilaabi laheed shalay cabaad maantana faan cajaladii faanka maa noo saartey
@mataan10hasan74
6 ай бұрын
Baaba jeey sharma boy waa nin dagan marekan oo reer u dagan yahay ee maaha iskabulo raga kalena u maleynayo in ey cidla jiifaan ee aad wax ha u oran kkkkkkkkk
@luulsuuley1884
6 ай бұрын
Waxaan kabaqaa in lagu xiro sharci maa ku joogtaa faaq faaqda yareed 3beri lee joogta
@kamalbelleofficial
6 ай бұрын
Baba jey xooga jahil nimo ayaad mujinoysa arimahan kor oogu bax iyo arimaha dadka kusowaday aad magacabeyso
@Kaartomo
6 ай бұрын
Dhalin yarta wadankooda aaminsan maskaxda ha ka waalin qurbaha wax yaala ma jiraan waa lagu wareeray eh Weey kuu wecee kulahaa war ilaahay amarkii
@Mohamed-s8h5y
6 ай бұрын
Baby Jay koobii qamrada maa soo gadatay tartiib tartiib ruushka ula qabsanaysaa😂😂😂
@AlvaRes-q3h
6 ай бұрын
reer waaberi yurub tagay waa sidaan ha la yaabina weliba ruush lee la jooga maha yurubta wa weyn ee miisanka leh xita maha
Пікірлер: 456