Mahesto xolo aniga aya nolosheyda ladaladhacaayo lkn waxan hesta qalbi nadif ah allen waxan kaga baryaa inu adomadiisa kuso jedsho siba kuwa uu adunka udhibay allow uga so qad adonkaag calosha i hurtay 😢
@Theoneandonlyduckz
3 ай бұрын
Baba jey
@user-ysuldan
3 ай бұрын
wax kasto wey gagagayan .no problem lakin mesha waxa ka jiira tagtag intey xalad ka dageyso kofida ha gashan iyo qamis wayo dadkan sikale ayey ku fahmayan xalada mesha ka jirta la soco wax tahay quf Allah u bahan ku dadal salatu leylaka markasto Allah bari amurtada Allah u dhiiwo bini Adam wax kuma siikaro Allah hakaga so qaada amiin amiin amiin qeer hadi melfican tagto ha is badalin wado xuun ha qaadi is jiir dintada ilalso islamnimad face ka ma ahan ee wa qalbiga🎉🎉 guuull guul
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋👍
@Qaybarmedia320
3 ай бұрын
Salalhu calayhim wasalam
@najaxmahdi9716
3 ай бұрын
Salalahu caleyhi wasalim
@essiahassan5157
3 ай бұрын
Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️ 💕 ❤️ 😍
@jama253
3 ай бұрын
Scw
@Qaybarmedia320
3 ай бұрын
Salalhu calayhim wasalam
@liilbaliil_official1113
3 ай бұрын
Waxyaabaha aanan soonka jebinin waxaa ka mid ah: 1. Dhiig qof loo shubo 3. Qubeyska 4. Cadaysiga 5. Candhuufta 6. Cunid & cabid aan loo qasdin - hilmaan 7. Matag kusoo dhaafay oo aan qasad aheyn 8. Janaabo kaa imaatay adigoo maalinkii hurda 9. Waaga oo kuu barya adoo janaabo qaba Waxyaabaha Soonka jebiya waxaa ka mid ah: 1. Cunid & cabid 2.Jimaaca maalinkii 3. Matag kas la isaga keeno 4. Cirbado nafaqo leh oo la qaato 5. Shahwada oo la isaga keeno si kas ah 6. Caadada & xeydka dumarka 7. Haddii uu diinta ka baxo isagoo soomman 8. Haddii uu waasho isagoo soomman Sidoo kale, iska illaali waxyaabaha naaqusiya ajirka soonka oo ay ka mid yihiin: 1. Xanta 2. Caayda 3. Isku dirka 4. Beenta 5. Indhaha oo meel xun lagu eego 6. Dhegaha oo xumaan lagu dhegeysto 7. Qamaarka oo la dheelo 8. Dagaalka Waxyaabaha sare u qaada ajirka soonka waxaa ka mid ah: 1. Qur'aan akhriska badan 2. Salaadaha sida taraawiixda & taajudka 3. Wanaagga oo la is-faro xumaanta oo la iska reebo 4. Dariiqa oo laga qaado waxyaabaha dadka dhibaaya 5. Indhaha oo la laabo 6. Carrabka oo la xakameeyo 7. Masaajidka oo la cammiro 6. Farjiga oo la dhowro 7. sadaqada oo lala baxo waliba la badiyo 8. dadka soomman oo la afuriyo Soonka qofku waa uu iska furi karaa haddii 1. Uu yahay musaafir 2. Uu xanuunsado xanun daran 3. Ay ucabsato ilmaha ay nuujinayso ama midka caloosha ku jira Allaha naga aqbalo soonka iyo salaada Dhamaanteen aamiin aamiin aamiin #ILA_SOCO 👁👀
@asadabdirisak143
3 ай бұрын
Sax
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
3 ай бұрын
Manshlah
@MIDNIMOJANAQOOW
3 ай бұрын
Mahadsanid.
@UbaxXays-he8rr
3 ай бұрын
Ilaahay ajar hakaasiiyo walaalo😢
@naimamohamed8688
3 ай бұрын
Asc walal dhiiga laga qado majabiya soonka anigo soman aya dhaqtarka dhiig iga qaadqay waliba dhiiga badan o baritana kala duwan la igu samaynayo Mahadsanid walal
@hayaatibrahim2371
3 ай бұрын
War caanka ma lagu jano taga ilahayow Waxaan ku waydisaty ha iga dhigin inan caaan noqon intaan nolahay lkn xaga Rabbi aan caan ka noqda oo umadad iga jeclow amin ya Rabbi 🤲🏻
😭😭😭😭illaahayow arsaaqad xalaala isii si aan dadka u caawiyo
@nimahaider1921
3 ай бұрын
amiin yaa rabi
@mohamedkhadar2568
2 ай бұрын
اللهم آمين يارب العالمين Ilaahay ha irsaaqad xalal ah haku siiyo si aad sadaqo badan ula baxdo
@dervishgunge3062
3 ай бұрын
Baba ku qabo😂😂 baad nafta nooga qaadayee , anyway wax walba alle ha kula garab galo ❤❤
@Saciid_Fashion
3 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato I.A🕋❤🙏❤❤🎉
@SHARAT672
3 ай бұрын
😊😊😊
@bongasasa3895
3 ай бұрын
Love how freshies straight from wadanka get excited about Eeye, trains, and all things cadaan! Baba jeey Ale haku xafido!
@user-zd2mm2wm4h
3 ай бұрын
Filin lee ayuu jiloyaaa run maumalesaaa😅😅😅
@bongasasa3895
3 ай бұрын
@@user-zd2mm2wm4h you think so! Naah I have seen many freshies they look Fiigsan!
@user-rw8sb8gi9k
3 ай бұрын
Qof qalbi wanaagsan weeyaan babajey wallhi 😢😊
@user-pt1lx3cr3c
3 ай бұрын
Ramadan Kareem ❤
@user-fh5sq4ot2e
3 ай бұрын
Illahy ❤ Caafimadkaaga hkuu sooceliyyo
@arafatmohamedosman1106
3 ай бұрын
Babajey ilahay cafimaad haku siiyo wllkey war amarahaga eebe haku toosiyo sido kale wllken aan caawino gaarigas uu ku socon lahaa ka caawiya ilahay ayaa loo cawimad waydiista
@Ahmad.shreif.team27
3 ай бұрын
Wllka hore usoco melwalbo adjoto ishallah 1M mayankamison
@adinasijr2265
3 ай бұрын
I will pray for you inshaAllah it's ramadhan. I don't have something
@alisorry6499
3 ай бұрын
Hi
@adinasijr2265
3 ай бұрын
@@alisorry6499 Hi2
@salmanhassan1644
3 ай бұрын
Ilahay caafimaad degdeg ah ha ku siiyo wllo baabajey 😢
@mogemedia
3 ай бұрын
ماشاء الله باب جي رمضان مبارك
@hooyofiican9796
3 ай бұрын
Baba funny waaye trainka fiiri kkkk kuqabo eyga😂😂😂
@cabdiraxmaanabdire
3 ай бұрын
Allah hakucafiyo baabe🤲🥰
@KhadarCali-oj2xv
3 ай бұрын
Insha Allah wad helee wll❤
@KING-HASSAN-OFFICIAL
3 ай бұрын
Baabajey naag ajnabi kaa ah lama salaamo see kaa noqotay Allah ka cabso.
@mumtaazsheekh9396
3 ай бұрын
Ilaahay idankiis. Waad heli wll waalaguu gadi.
@ziyaa-isse
3 ай бұрын
Baba jey tiktok imow i cumanada oo i ibiya dheh wa lagu gadaa insha allah
@mohameddaahir2220
3 ай бұрын
Hi
@Actually_2024
3 ай бұрын
First meeqo like heli karaa asxabta ❤😢
@cabdinaasirxuseen6620
3 ай бұрын
Keepgoing baabajey
@madinaali9925
3 ай бұрын
Asc baaba jeey imaw waddanka Swedsn yuurub oo dhan swedan aya ugu fican masha allah 👍✌️❤️❤️
@ashuuabukar5766
2 ай бұрын
Sweden hakusoo lugoyn
@user-tr7pk5qe3r
3 ай бұрын
Alaw ku sofududeeee Safarka oo Hadad Yurub Rabto Jarmalaka Ku Keeeen Wayoo Jarmalaka Dadka Nafada ah iyo Dadka Xanunaha Gaaarka ah Qaba wallhi aaad bey ucawiyaa Siiba Curyamiiinta Gadhi kan ka Fican bilaash ah ayey Siyaaan Jarmalka❤
@dhemaninaqasimali76
3 ай бұрын
Baaba allah ku caafiyo wax aan duca aheyn kuuma awoodo
@cabdifataaxxaajiyusuf4811
3 ай бұрын
RAMADAN Mubarak
@icc.concepts
3 ай бұрын
Qof muxsina oo awooda inu kuu gado gaadhigaa Allah hakuu soo dhaweeyo
@qalliguhaad4300
3 ай бұрын
Aamiiin yaarabi
@mohamedkhadar2568
2 ай бұрын
Aamiin aamiin
@mohammedpalle5934
3 ай бұрын
Soomaali weeyne hala caawiyo walaal keen waa nin naafa ah Aniga diyaar Inshallah number kaagana waan qortay from Canada 🇨🇦
@BilanBaari
3 ай бұрын
Aboowe mcn please 🥺 icaawi xataa 50$ isiii
@BilanBaari
3 ай бұрын
Aboowe waaku baryaa
@mohammedpalle5934
3 ай бұрын
@@BilanBaari xagee laga la soo xiriira
@sakariyecolaad
3 ай бұрын
Zxp pls icaawi oo dhar iid iigad
@khaalidyare4252
3 ай бұрын
Wah baba ma waalatay Hana ceebayn tareen tareen kulahaa😂😂😂
@hamzecali1593
3 ай бұрын
Baba ma awood inan ku ibiyo lkn walhi niyadayda hadaan hayn lahaa waan ku ibin lahaa alle ha ku caafiyo baba😢
Wallahi kaasa ku fiican ad sheegayso dadka rabi waxsiyaayow walaalkin u gada bahane bahane caawinayaad tahay oo rabiga bad u bahantahay
@abdusalansaleban7339
3 ай бұрын
iphone yadii uu dadka siin jiray xaguu ka keeni jiray
@qalliguhaad4300
3 ай бұрын
@@abdusalansaleban7339wxuu heestay wuu ku baxay soomaahan dd kuu wx weydiistayne adi kma mid tihid x..s.d
@user-zv2lw8dg5n
3 ай бұрын
Lkn Wu baxooya so kamu tagoyo I fahansiyo
@wiilocabdul6383
3 ай бұрын
Illahay ha kuu saqiro muraadkaaga oo dhan wllo
@MrSendrik
2 ай бұрын
🤝Asc,,Baabojeey,,Waan ku Salamayaa, Ramadan Mubarak,Wallaalkey Xageed joogtaa Mahadsanid.
@Mohamed_Mohamed_M
3 ай бұрын
Keep going baaba jeey ❤
@Najiib114
3 ай бұрын
Bro wanku salame,,, walalkey dadka qar wa xasid ma garanayin qofki garab u bahan waxad tahay qof xibnihisa ey dameystir nen o masakin ah haka shekeyn safarkaga wayo Europe interview Aya lagugu dibi xita Laga Yaba wadanka iska dibto ini lo diro waxad KZitem kushegeyse marka safar sidha kale wad uga shekeyn karta lkn iska ilali wax Yaba qar...that's brotherly advice
@@M45_0 Haa runtii meelkasto aa joogto ama tagto hadii markasto diintaada ixtiraamto oo xushmeeyso xita gallada wakugu xushmeenaayaan ilaah na waakulla garab galayaaa lkn hadii ciyaalka xaafada iska dhigto oo hayaacdo kaa noqoto 😅meelkasto aa galaa dhahdo taas ayaa dhib ah meel xun maradda kaagga dhaceysaaa marwalba
@nafiso7343
3 ай бұрын
Kkk qurbaha adan tagin hab aba laisisya wa cadi mashqulka dhaf wax kadarana sameyna dhiig an dadiba xolaha dhacna
@KhadarMK12
3 ай бұрын
@@nafiso7343 Subaxanallah, 😳 wll almost 15 years aa jogaaa gaar ahaan UK 🇬🇧 oo aa daga nahay adi hadii ee caadi ku tahay in la is salaamo xabad leeys geliyo ilaah haku soo hanuuniyo wll
@KhadarMK12
3 ай бұрын
@@nafiso7343 Subxaanallah 😳 wll qurbaha almost 15 sano aayaa daga ahay, gaar ahaan UK 🇬🇧 adi hadii ee salaanta iyo hab leeysiiyo qof kaa waliba ajnabi kaa ah wllhi waan ka xumahay ilaah haku soo hanuuniyo
@dahaboosman1228
3 ай бұрын
Baaba jeey yurub tagay is not easy welcome ❤
@Gmaaad
3 ай бұрын
Ilahay haku fududeeyo safarkaga
@Madridista686
3 ай бұрын
Gacmaha ilahey hakubarakeeyo hadii aad janalkeyga ii booqato 😥😥😥🙏
@user-fe8ym2um6u
3 ай бұрын
Baba jey.Hadii ay jeebkaga tahay waa okeey.Lkn waxaa ka fiicenal laha.Mid batoon leh.Oo kaligiis sida mootada u soconayo.kaas aad qabsatay ayaa fiicanan lahaay.Hadii aad beeso.Heyso Lkn.Waa laga.Goodluck bro.Inshaallaha
@wehelashaq3368
3 ай бұрын
Madaxa maa kutaagan hadduu lacag kufilan haysto oo uu gadan karo muxuu uleeyahay hala iigado ?
@user-yg1jd2ny2o
3 ай бұрын
Ramadaan Mubarak Wllo waan kuu Soo ducaynayaa From Hargeisa Cadey Wheelchair electric Baa kugu Ficnaa Alle hakaaga Soo Saakhiro walaaha muxsiniinta ahee Ahlu khayrka ahaa Insha'Allah
@fatimaelmi1038
3 ай бұрын
Wa ku taageerna baba Allah ku fududeeyo
@gablax
3 ай бұрын
I hope waad heleysa brother insha Allah
@Siciidbashaash
3 ай бұрын
: ❤👑: xaskayga mustaqbalkay wan ku wanajin doona wakhtina wan kula qadan doona marNabana ka oysiin maayo sidii nabigeena ku sharfaya🤝 😮❤
@Mustafaxmed-mg2me
3 ай бұрын
Baabajey zhp Sare ❤❤❤
@fatumaahmed9585
3 ай бұрын
😭😭😭wllhi wuu itaabtay hadalkaan yaarabi waxaan datka ku caawino hainoo waayin yaa allaah amuuraha inoo saqir baba jeyna alle haoogu soo qaado muslinkoo dhan gaarigaas iyo ka badan wu u qalmaa wllhi
Пікірлер: 746