Abayal iyo aboyal isoo duceya please in ilaahay ilmo isiiyo . Family keyga makala jecla ima waydiiyan ninkeyga familykisana ma waydiiyan lakin ilaahay waxa u igu karay saxiibadi gabal dhaco iyo waa barya naagtada uur maledahay labo sano aa kaso wareege dhahayan 😣😞ani gacan ma ku haysti wax an sameyo ma aqaan 😔
Aamin abaayo Ani xataa ku lamia Ayaan ahy mcnto ilahay hanasiiyo inta hysan ilmo aamiin Ani isoo duceeya😢😢
@niciimaxasan6325
Жыл бұрын
Waa markii allah ku siinayo aniga caado wareer anoo qaba baan uur qaaday 15 bisha anoo dhigii ka qubaystay 18 kii bishana xaajigii waabu dhoofay kadib uur ayaanba yeeshay waa cunigii kobaad markaa xili allah ku siinayo kuma xirna xilina
@umuomer8206
Жыл бұрын
Xaqiiqatan walhi xiliga Allah kusiinyo uunbaa qaadaysaa
@abdi9520
Жыл бұрын
Cadada markey kuso dhawdahay uur maa laa qaadi karaa abayo
@niciimaxasan6325
Жыл бұрын
@@abdi9520 aad uma hubo se waan maqlay caadada marka laga qubeesto iyo marka soo socto labadaba waa la qaadaa
@niciimaxasan6325
Жыл бұрын
@@Amiin1208 6 bari abaayo
@niciimaxasan6325
Жыл бұрын
@@Amiin1208 may abaayo mar laba bil mar bil iyo badh haday doonto 2 bil iyo badh xili go an may lahaynba ismaan dhahayn cadada oo saan u wareesan baa uur qaadi lkn waa siinta allah
@umucubeydaibnuahmed8907
Жыл бұрын
Iiso duceya wallhey mcn inuu Allh hooyo iga dhigo wlhi shan sanno wax ma dhalin Alxm Allh ha isiiyo ducada waa xagiina
@Ridwaneta
Жыл бұрын
Allaha kusiiyo abyo
@umucubeydaibnuahmed8907
Жыл бұрын
@@Ridwaneta Aaamiin Aaamiin yarapi apowe
@munaabdi341
Жыл бұрын
Alahaa kusiyo abyo ilma ku indho doogsato
@aaminoxasan2619
10 ай бұрын
Allaha ku siyo
@SimanShiikh
8 ай бұрын
Amiin abaay❤❤❤
@fartunabdi6936
Жыл бұрын
Gabdhow hal ogaada waqtiguu ilaah kuugu tala galay inaad uur yelada waad yelane ilaahow malinka aad ka qabesata ha noqoto qoraalka waa xaga Rabi dadaale
@ramlaadan8136
Жыл бұрын
wlhi haa runta waye
@NasroMohamed-d5w
7 ай бұрын
Wll 🙏 isoduceya inu ilahy isiyo owlad bari eeh 40 qof ducadoda way kacdaye idin kana allh ha nisiyo owlad bari ah allh huma amiin yarabi 🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@aishamacallanmaxamud2335
Жыл бұрын
Sister السلام ورحمة الله وبركاته كيف حالك ؟ Ninkeegu waa uufikir badan yahay aduun buu kufikiraa ani fursad iimahaayo waxaa ayaa ahay hooyo cunugeeda 1 lagu qale waxaa kasoo wareegate 6 bil qaliinkeega uur baa iska diyaarise maxaa kasameeya fikirkaas
@nimcaibraahim5959
Жыл бұрын
Soo duceeya abaayo murad leyayhy inuu alleh isiiyo
@mumtazahmed7271
Жыл бұрын
Apayo gawar yar ahay 18 sano jiraa 2022 ninkeyga is guursanay September 17 ani asineh wuxuu ii imaaday march ilaa hada uur maa yelanin isoo duceey owlaad baari inaa helo
@hibomohamed4731
Жыл бұрын
Abayo allaha nagu wadavarsaaqo ana 2022 bishi 2 lay gzrsadey ilaa hada uur maqadin allaha nasiiyo anaga iyo dhaman inta haysan 🥺🤲🤲
Wcs wr wb mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan walaashay Allah ha ku xafdiyo amiin amiin yaa rabi hore uso in sha Allah
@RuweydoAbdi-h2m
7 ай бұрын
Anigoo ka qubestay 2 bari ka hor malinti sadaxad isku tagnay uur ayana horay ka qaaday kuma xirno waqti ilhy waxu awooda ayu bixiyaa ilahow awlad isii intan heysana sii wuu iga soo dilmay kaasna ka dib maba qaadin
@SamiiraDhaanto
Ай бұрын
Allah hasii intii awaalad dona intii haysatana allah hausiyadiyo ❤wan idinjchy ilhay dartiis
@deeqodaahircali8274
Жыл бұрын
Mahadsanid walashey qaya
@JG-jm8by
Жыл бұрын
Salam sister thanks for the video. My friend trying to get pregnant for 20 years so she recently found out that her eggs is low.
@Liya-i8e
12 күн бұрын
Abayo bisha 8 aya beriod sugayee taree 25 blse mu igudacin so marka testing ayan sameyee nagative waye abayo ifahansii
@MohamedAbdiyuusuf-ne3vp
Жыл бұрын
Abayo dhicis ilmaha kahortago majiraa
@YusufhassanMaxamed-mb6nw
Жыл бұрын
Thanks sister soduceeya indha allh
@KaltuunHussein
2 ай бұрын
Qoralka iska sax indha allah mexe tahy subxana allaah
malinta cadada kugu dhacdo ka bilow ila 14 beri katirso weliba malinta 12,13,14 waxa kalo kugaran karta inay ugxantada diyar tahay mrka cadada ka dahirsato kor hurbadan daren badan qoyan dharer cad oo ka imada intasa laysku arka wlshy qali xaas hada tahay waqtiyadas ka faideyso
@afgooyebishe2236
Жыл бұрын
Abaayoy kaniini caado saxa isbitaal leeyga soo siiyey marka dhameesty uur iska baaaray waana positive kadib 3 maalin kadib dhiig xinjiro wataa isku arky 8 maalin iga socday dhaqtarkiya ku laabty uur ma qaadin ee cadadadaa qaldanty igu dhahy mxn sameeyaa waaan daaly oo wareeray sidaan isbitaalba mid u tagaayi isoo jawaab xitaa gabadha meeshan wax ka faaida isoo jawaaba fadlan
Abyo Waa halaaysa ha is dhibiin inshaa lhh mcnto anig so duceey in waxa qeer qabo helo Ilheey dhabta ii sssto 🥲🥹
@suudicuumara6077
11 ай бұрын
Asc wllsh wxn cabana xabada sodo iyo dhagayare inta oo dhig cadada ii jogo marka ka dhacda 7 kadib ayaan ninkeg isku taknay kadibna wax ii soo labtay dhigi cadada asigo wax cadcad ku jiro mana badna
abayo anigoo caado ii joogto macabi karaa kaniinka well woman
@riyaahmohamed5950
Жыл бұрын
Iduceeya owlaad ayan jeclahay xitaa nolosha ayaan nacay strees iku noqotay sidaa uku fakaraayay iduceeya in lai aqbalo laka yaaba walaalayaal😢
@sacdiyohooyo7805
Жыл бұрын
Abyo ha niyad jabin Waa heleys isk laaah anigb so ducee 🥲🥲
@Natura22314
Жыл бұрын
Duceeyso abyo ha niyad jabin insha alllah allah nagu wada arsaaqo kuwa baariyaal
@samiraali1770
Жыл бұрын
Wall ilahy isku xir hadii alle kuu qoray qabri lagali maysid aniga 7 yer baan rer leyahay awald wali madhalin hal Mar ma walwalin wayo ilahy waa qafuru raxiin baryada ilahy badi adaba iska xasilaya insha allah allah kugu deqo kuwa bariyal aalah
@Ridwaneta
Жыл бұрын
Abyo ha niyad jabin alla talo saaro alla waa ogyhy waxa qalbigaa ku jiro duceyso saliga nabiga ibraahimiyada aqri intad aqrin kartid maalinti 1000.ama laba 2000 istiqfaarta badso salaadaha sunaha tuko xowqalada aqriso Insha allh alla wuu ku siinayaaa abyo niyada kheyr u sheeg
@Ridwaneta
Жыл бұрын
@@samiraali1770 abyo mcn adna allaha ku siiyo ubad baariyaal ah saalixaad ah oo wanaagzan oo cafimad qabo insha allh
@ayaandhalad2938
9 ай бұрын
Abayo anig digacadad igabaqan marko imado laba malin igasocan ositisa ahen had aqoralkan kusoqorayan waigamaqayhy😢😢😢
@nuraege6689
8 ай бұрын
Wllayal wxaad isheegtan markan dhiiga ka maydho dhowr cisho ka dib wxan isku arka dhiigyar oo qoyanka so raca maxy tahy tlow dhowr jeer isku arkay
@fadumocabdiraxman9305
Жыл бұрын
Qaayo siman abaayo Waxaan ku weydiinayaa 2 jeer ilma iga dilmeen oo isku xigo Ma Xaan sameeyaa qali😢 oo ii keenYa Dilanka kasoo hadal qaali Plz😢 ilhy kheyr badan haku siiyee wad no da daleysaa
@nimcaibraahim5959
Жыл бұрын
Xbbti aniga hal ilmo iga soo dilmay afar bilood markan uurka lahaa ayaa wareerga lay galay illhay ha nasiiyo abaayo bal khayr qaba insha allaah
@fadumocabdiraxman9305
Жыл бұрын
@@nimcaibraahim5959 Aamiin qaali ilhy Hana wada caafiyo
@zamzammaxamuud8426
Жыл бұрын
macjuun al Nisa so gado marko dhiiga kugu dhaci rabo ilaa dhiiga ka Qubesato ayaa cabe marka ka Qubesato illah ku siyo abaayo waxa jczhahy😢🤲
amiin amiin ilhy ha ku siyo wll wn ku soo ducaynaya ❤
@AmalMumin-b6b
Жыл бұрын
Amiin yaa rabi
@QABUULAhmedafrax
8 ай бұрын
Asc abyo please iso jwb abyo uuur an leehay 2 bil ah sakoo dhiig qafiiif ah iga imaday ma dhicikarta inu dhiigii yahy o uurka hore bishii koowad iga imanjiry hda 2 bil iga imaday😢 wanaxsanahy
@Siikey136Siikey-ml3tg
Жыл бұрын
M.a abyo qaaya illah haku barakeeyo
@SamiyaSouleiman
6 ай бұрын
Asc
@SamiyaSouleiman
6 ай бұрын
Asc
@sacdiyanuur8660
8 ай бұрын
Abayo kalmada yaa rasuulullah ma banaano abyo sababtoo ah hada ma noolo
@ShugriSacid
9 ай бұрын
abaayo ani shahawada waa sonoqe maxa sameya
@XuseenXasan-ww5yd
8 ай бұрын
Abaayo dhiiga ayaa iga maqan bil iyo isbuuc Teeda kale naasaha xanuun iyo barar culeeys badan ka dareemaa isoo jwb😢
Ani xaas ban ahy lakin hada ila ma jogo xajiga wadamada qurbahu jira labasano kadhib ayu imanaya markas aya ila taline ani ok hada wax ubad ah uma dhalin ani waino markas hadu alle rali kanoqdo
@dheymaneey3424
10 ай бұрын
Abayo wan kusalamay waxa ku weydina cadada into kugu dhicin uur ma qadi karta inta cadada kale la garin 😊
@farhansandheere-sx9zz
10 ай бұрын
haa ugxantadi hore intaysan dhiman wad qadi karta
@umuraxa4267
Жыл бұрын
Abaayo alle haka ajar siiyo taladada waan qatay lugaha kor utagay howsha kadib uur an yeeshaly lkn bil iyo bar markan gaaray ayan kufay mela kasoo dhacay 3 bari kadibna waa iga soo dilmay
Wall iso jawab Ani waxa laygu yiri ug xanta kaa dhamtay wxan ahay 33 sano ma so celin kara qali plus ii soo jawab
@fordowsoshuuriye5867
Жыл бұрын
Abyo 2 bishan iku dhcy 8 bisha ka qabeystay marka wan iska shikiyay ina uur leyahay cml mindhicir xanuun dhabar xanuun nasaho weynaday baahi badan darema xajigane 15 bishan I imaday ano 7 bari ka hor ka qabeystay cml
@XamdiCali-rm4kz
5 ай бұрын
Abayo iskumid nahay wlhi 😢 naso barar iyo dhabar xanuun said iyo mindhicir xanuun lkn ani manta dhiig yar isku arkay 😢 kahor ur baan iskaga shakiye
@XamdiCali-rm4kz
5 ай бұрын
Abayo iskabar
@XaawoLuul-v7t
Жыл бұрын
Iiadkey
@marwanlyrics8540
Жыл бұрын
Xagee kaala so xiriiraa abay wa ku baahnaa
@mariiyoofficial2645
Жыл бұрын
Abyo malinta anka qaweyste taladho ahed shalay ku begned 9bari kaso waregte gorme ii iman ugxanteda talow
@quendeeqsanofficial2162
Жыл бұрын
Ugxaanta diyaar waxey noqotaa marka kaqubeysato eekaso wareegato 14 bari diyaar waye owlaad allah nawada siiyo😢
@sulekhasaid2891
Жыл бұрын
Wcs wr wb mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan walaashay Allah ha ku xafdiyo amiin amiin yaa rabi hore uso in sha Allah
Пікірлер: 213