Wlh owlaad la aan waa iftiin la aan ilahow rabiyow kali nimada naga saar rabow adaa awoodu kusugnaatay
@asmaabdirahman1370
2 жыл бұрын
Amiin inshaAllah 🙏 ❤
@fadumasheikhalinor6999
2 жыл бұрын
aaaamin ilhow nagu deeq inta ana ubdka hysn iyo enta hystn u adke
@falastincookingbeutychanne2952
3 жыл бұрын
Qaya abayo sa adi ku firsanayey wax walbo wa fahmey calamado hore a sheegtey aya dareme cadada iney isosocto cml mana imaneyso qoyan xundhur xanun dhabarka kadi bdn alx hada wan isbarey uraleyahay wa urkeyga igu horeyey masha allah allow awlaad salixin nasi dhaman inta heysan
@qaayasiman4545
3 жыл бұрын
Mashaa Allah abaayo allaha kuu adkeeyo is ilaali wax culees iyo xanaaqa badan wax yaalaha aa cabeesidna kafiirso inata aad cabin
@falastincookingbeutychanne2952
3 жыл бұрын
@@qaayasiman4545 haye abayo qali
@suleekhayusuf5356
3 жыл бұрын
Hambalyo walashy ana kula midban ahay
@falastincookingbeutychanne2952
3 жыл бұрын
@@suleekhayusuf5356 masha allah alle hano adkeyo qaya wax badan no faideysey walhi
@aminamohammad5542
3 жыл бұрын
Ameen xbty
@munishchannel1475
3 жыл бұрын
Wllaheyga qaliga ah waxan idin ka codsanayaa si niyad ah inad iguso duceysan inu ilahey olaad bari ah igu irsaaqo mudo ayaa li qabaa walina ilhey wax ima sin iso duceyaa🤲🤲🤲
@fossiibrahim4643
3 жыл бұрын
Amiin yaa rabii kulugen allhnsiyo
@jaraneyabdullahichannel6856
3 жыл бұрын
Insha Allah wad heleysa macanto waku so duceyna waxba ha niyad jabin gabar adaag ayad thy 👱♀️💪💪
@nimcoqadar636
2 жыл бұрын
Abyo mcnto rabi ha kuku irsaaqo awlaad baari ah 🤲
@farxyomaxamed4590
2 жыл бұрын
Alle hakusiiyo wll awlaad bariya amiiiiin
@diirimacalin4151
2 жыл бұрын
Alle haku siyo olaad salixiina od ku faraxdo Allaahuma amiin
Ilahey owlad bariyaa ha isiyo inta heysan oo dhan allah ha siyo
@HaniJacfar
9 ай бұрын
Aamiin yaarbi
@rayaanaxmed9317
3 жыл бұрын
Abyo qaya aniga bishii hore markaan. Sugayay cadada waxaa iiyimid dhiig aad khafiif u ah oo go go ayah marka maxaa ladhihi karaah xbbti mahadsanid
@filsanchannel4200
3 жыл бұрын
Abayo qaya siman wlhi wan ka faiday Masha Allah hada 5bilod uur an leyahay wlhi San taladad uqadanaye ilahey wo igu guleye Masha Allah
@qaayasiman4545
3 жыл бұрын
Mashaa Allah xabibti hambalyo allaha kuu adkeeyo
@filsanchannel4200
3 жыл бұрын
@@qaayasiman4545 Amin abayo
@hibonouramaxamed2492
3 жыл бұрын
Maxad is ticmashay abayo
@filsanchannel4200
3 жыл бұрын
@@hibonouramaxamed2492 abayo aniga video geda wan dawan jiray si fcn neh cashar wan uga qadan jiray walibo ano cunug nujinayo ayan jclay Ina uur yesho waxan sameye cunuga naska malinti wan ka jaray waxan sameye markan cadad kaqawestay Ani iyo nin keyga isku tagno horay musqul kama adi jirin dhawarka barkinta kama bixin jirin isma dhaqajin jirin 1 sac marke kaso waregato ayan kici jiray 10 Malin kadib waxan isku arkay markan kadinayo dhig oo igu halawen oo xerag cml markan jido oo ko aa kadi qaya sima an so xasustay wlhi wan far xay 30/3/2021An isku arkaydhiga Waxan uurka iska helay 24/4/2021 Mahad sanid abayo qaya siman
@hibonouramaxamed2492
3 жыл бұрын
@@filsanchannel4200 mashallah abayo wad mahadsantahay anig 8 ayan reer leyahay wan suugaya awlad sida uuban sameeya sow maha abayo
@marwotuuna7730
3 жыл бұрын
Abaayo 3dex sano lay qabaaa wax uur ahna maqaadin doctor taranka u tagay daawo la isoo qoray ayaa isocoto ee habeenkii dhaga yaraha ma cabi karaaa ? jwb
@qaayasiman4545
3 жыл бұрын
Abaayo rabi daawo ha kuugu daro haa waa cabi kartaa
@muhyadinhilowle3
3 жыл бұрын
Abayo mcn allaha daawo kugu daro ubad qeyr qabo allaha ku siyo
@marwotuuna7730
3 жыл бұрын
@@muhyadinhilowle3 Aamiin walalo💋
@muhyadinhilowle3
3 жыл бұрын
@@marwotuuna7730 amiin yarabi xapiipti
@muhyadinhilowle3
3 жыл бұрын
Ana iso duceey
@HudoMohamed-il1kr
6 ай бұрын
Thnks abyo lkn waxaan kuweydiinaa quyaanka uur oo hada ka hadleyso maqabeysbaa igu waa jibaayo oo sonka io salaaada ow wax udhibaaa mase waa wax isga caadiya ooo son io saladba wax uma dhibaayo isoo jawaad adoo mahadsan abyo
@naciimonuur159
6 ай бұрын
Abaa wan ubahanhy xaladasaaa iheysato masomikaraaaa mana dukagaraaa
@shushucaday7179
3 жыл бұрын
Allah anay saa igu dhacday ilmihi iga so dilmen allah badan khyr qabo ha isiyo dhig aya isku arkay waxa moday dhiga cadad ka dib malab iyo xabadulrashad aya is ticmalay ilmihi wey iga so dilmen iska ilaliyah gabdhow
@اميرهمحمد-ه4ط
3 жыл бұрын
Wllhayga somaliyed iso duceya in alle ur mar kale isiyo insha allaah bishan alle inu igu israqo iso duceya 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
Abaayo ana hada uu iga socdaa waxaan dhiiga loo maleeyo oo qaxwaha ah caadana wxee iga maqneed bil iyo 8 bari uurna waan rajeeynaayey isoo jawaab cadeey hadaa wax ka fahantay
@dumarkarondumarkaron5481
Жыл бұрын
Abaayo anigaa sas eh sidee noqoti
@sacdiyo655
Жыл бұрын
qofkii igu dhamow ii faidee xiligii cadada miyaa lagu xanunsada uurka bilawga ah sidii camal dhigi sosocdo kale xanun kii dhigo kale an daremaya iyo kasi badanba marka fiiriyana waxbo igama imaan rabiyow ilmo iiga Dhig cafimadna isii🤲
@sheekosomalia5828
Жыл бұрын
Aamiin abayo ciladaas waa uur ia ilaali abayo
@sacdiyo655
Жыл бұрын
@@sheekosomalia5828 haye Insha Allah abayo
@hamdasaed316
Жыл бұрын
@@sacdiyo655 wll ma is baartay dhiigii se makuu yimi
@sacdasagal39
Жыл бұрын
Aammmiinn yaarabi
@fartuundahir8726
Жыл бұрын
Abayo ana intaas isku arkee uur miyuu noqday mise jwb 7 bil kahor umalen qoraarkan
@AnisaMOHAMED-o6k
3 ай бұрын
Walaley xiliga cadadi bishi hore igu dhacdey baa hada lajoga dhiigan qafifka ah bana iga socdo xuduntana waxan ka ahay tacbaan marka barey hal xariiq bu iso saraya wlly ila tali macuna wax dawo ah xanunkan iga yareya please iso jawab
Abayo dhiiga Waqtigii ugu dhacayay 4biri iga harsan sakay Waxaa isku arkay dhiig qafiif ah hadane wan la ahay mindhiciraha i xanuna
@QadroBeautychannel
3 жыл бұрын
Abyo kasoo hadal kaaniga mataanaha lagu yeesho balkaas kasoo hadal dad badan baa raba inay xogtaas ogaadaan
@SafiaAli-s9m
8 ай бұрын
Abayo saka dhiiga 21 beri buu iga maqanyahay wana isku arkay dhiiga maanta khafiifa ooqoyan is jidjidaya marka maxaa weye xanun qandho jirxanuun dhabar xanuun
@umumohamudcadde4073
24 күн бұрын
abayo kula mid ban ahay mxuu ku noqde
@nuuraaxmed5451
2 жыл бұрын
Alleh hay rumeeyo wll wakhtigii cadada waxanso dhafay 2week test guna waxba iima so saarayo Alleh hay rumeeyo wll iao duceeye inshA ALLAH INU RABI II RUMEEYO OOUU MATANO IGU IRSAAQO iso duceeya wll
@sharafali9598
2 жыл бұрын
Alaha kuu runeeyo 🤰🤲
@sagalsalaatsagalsalaat9659
2 жыл бұрын
Insha allah alle haa ku rumeyi qali 😘 🤰🤰🤱insha allah yarabii yarabii 🤲
@munaaskar1566
Жыл бұрын
Abayo uur maku noqday
@farxiyo6060
2 ай бұрын
Aamin abaayo uur makuu nqday
@DrsfartunnorHassan
2 ай бұрын
Dr's uur Ayaan leyahay sacadi cadadana malagarin Bishi hore San ayaa nagadey Lakin waxaan abey malab hadana sac ka waa saa
Abaayo mcn waxaan iskuarkay inaa xanaago inaa qofka aan xukumo ayaan rabaa midakale madax xanuun badan qoyaan oo adag lkn ma arag dhiig cunto dhan macunikari lkn waxaan raa waxdhadhanaan ah abaayo mcn uur maan leeyahay aniga mise waxkala ayaa ihaaya iga soo jaahilbixi
@Fartun76
3 ай бұрын
Iskumid nahay hal bil rer leyhy xanaq adunka ninki ifur ban leyhy hben io mlin xanaq bdhn ninki wanacay . Madax xanun periodki xiligisa imanyi 5 mlin u simaqnyhy mana isbarin wx qoyaan o cules ahn waigasocdan daxan zaidna wan daremaya ilhw qer kadhig🤲🤲
@halimomaalin8821
3 жыл бұрын
I have a question for you. I want a baby and I have bought these pills. I am Halimo Maalin and I’ve saw these products from your channel thank you very much! I will try the pills for myself :)
@QasimAli-et5sc
3 жыл бұрын
M.a abayo qaali
@deeqahusein7830
3 жыл бұрын
If u want baby ask ALLAAH no one else can give you
@nastehohilowle9807
2 жыл бұрын
@@deeqahusein7830 Yeah That's right ✅
@fardowsamuktar1583
2 ай бұрын
Asc
@Ruwaydacabdi-no7yy
3 ай бұрын
abayo macanto please iso jawab wayo hal biilood aya lawa mar dhiig igu dhacay 11bisha iyo 25 bisha hadan bisha kale iguma dhicin maxa sawaayo sharafey iso jawab please😢😢 hadana barka aya ixanunayo iyo lugaha tacban ka hay
@umumohamudcadde4073
24 күн бұрын
uur maku noqde abayo
@simanmukhtar5001
3 жыл бұрын
Asc abaayo uur ayaa iska baaray waqtigii caadada la gaarin oo soo dhawaay wuxuu iisheegay 2 calaamadod oo midkood qafiif yahay waxaan is dhahay wuxu ma been buu kuu sheegayaa hadaneh midkle soo gatay mid qafiif isoo sheegay waqtigii caadada markii la gaaray dhiig baa isku arkay oo yar oo cajarka soo gareyn 3 beri iga socday dhabarkana saaid ii xanuunaye ana waxaa cabay xabad sowto wax yar shaah ku darsaday xundhurta i xanuuntay saaid ah blse dhiig igama imaan oo saaid ah waan fahmin waaye inuu uur sheegaayo iyo inkle iga jaahil bixiya
Ina adeer wixi uur ma noqdeen mise dhiig lee ahaayeen iisoo jawab
@qabulafrax4785
11 ай бұрын
Walashey waxa karaba ina ila taliso ano 2 malin kahor dhiiga Cadada ka qubestay ayaa gabarkale waxay idhahday dhagayare cun lafaxanunko dawo. Uyahe wan cabay sxbky a kulanay hal is buuuc aa dhiig aan kastuumada soogaren igasocday hdane dhiga waxa mogahay 20 malin dhabarkaxanuuuuun wlh e ma isinkarta talo plz mhdsanid
@MuxuboGuled
11 ай бұрын
Abayo mcn dhiigas 2malin oo duhur nimo ayan iska arkey ee uur miya mise abayo mcn iso jwb plse
@filzanozealraziin6055
3 жыл бұрын
Asc Payo aroos cusup ayn ahay 3 pilod ayaa ley qapaa 2 pilod cado man arkin marka sheypar ayn tagay dhiiga ayan iska qaday uur ayaa ley dahay ayaa ley dhahay marka pisha lapad 31 dhamadkii ayaa dhiig isku arkay manta wa 5 ila hda aqaaano wxey thy please iga so jawap
@qaayasiman4545
3 жыл бұрын
Abaayo dhiiga xanuun moo wataa Tan kale dhiiga nocee waaye madoow miyaa
Abayo mcn aniga subax walbo waxan caba kafey iyo liin si an calosha iskaga jaroo ee ano cabayo nuur ma yilan Kara nur Ina qado ayaab rabaye i so jawab mcnto
Asc abayo thanks alot wax badan aya kaafaide. Runtii arinkani anee igudacde bishii hore digaa qafiifka ah aya isku arkey inta lagaarin waqtigii Caadada lkn markan arkey hora ayaan dawoyin ka istimaale mana fahansaneen Kadib digii cadadha ayaa waqtigiisa kuyimid. Thanks hada Kadib waan is ilaalinayaa insha Allah
@leiladagane4086
3 жыл бұрын
Mida kale abayo hada waxaan dareemooya xanuun xaga abdomenka ah siibo bidixda culeys xaga hoosena waan dareemoya iyo moxoga si saaid ah. Muxuu noqon karaa abayo
@fatumaaden4741
2 жыл бұрын
@@leiladagane4086 abayo ani cml ayaa dahaay ilahi hanosaqiro I.a
@sucdimaxamed9859
Жыл бұрын
Abayo uur wan leyahay hadane kadida markan baaro 1 riigo bu ii shega maxa waye
Asc Dr wax rawa in ku wediyo suaal cafimd Dr wax isku argy dhiig dhiga cadadn waxn moghy 19 Malin dhig qafiif 2 Malin bis socdy o badnen isku argy 19bishn ila 20 bishn arky 2 Malin ay isku argy man badnen o wax ahy mid qafif xijiro lhen uur Mal dhihi kara? Ik jahil bixi dr🙏🏻
@umumumtaz745
Жыл бұрын
Maxuu ku naqday
@deeqamaxamed4233
7 ай бұрын
Abaaayo uur muu kuu noqday iso jwb
@cabdicabdisalaan4679
3 жыл бұрын
Dhiig khafiifa oo soconya sadex beri xalkiisu waa maxay walal
@nuoraahmed8890
3 жыл бұрын
Waa implementation bleeding weeyan badhataan ku samee
@munaabdikarim9662
4 ай бұрын
Asc Walal iso duceeya. 40 qof Ducadoda wala aqblaa inu illaha owlaad baari ah isiiyo aniga iyo inti Ila mid ah
@fardousahappy4674
3 жыл бұрын
Aabyo calmadaha hore ee uurka ma ku jirtaa Qalayl ama drying hoosta ah please iso jawb
@sahroaadan3384
3 жыл бұрын
Sidokle waan ubahanahy suashn jawabteda
@JamiiloAxmed-s6j
9 ай бұрын
Abayo waan ku wedina uurka xanuun oo qebata hoses calosha maxaa kena karo
@nuuronalka3353
3 жыл бұрын
Abyo qeer alah ku siiyo nabarkaaga ayan ubaahanahay si aan arimo badan kaala hadlo shrfy please
@filsanchannel4200
3 жыл бұрын
Abayo Instagram kala xarir dhibato maku hesato
@fatimaadem2226
Жыл бұрын
Apaayo aniga 3 bari ayuu Imoog yahay hadane waxan is argay waxyar dhiig dhibic camal ah maxa ladhihi karaa uur miyaa mise
@SuradCadey
6 ай бұрын
Abayo muxu ku naqdi
@hassanjibril1553
Жыл бұрын
alla abaayo ku jeliyaa allah caruur badan barakaysan haku siyo cimri dheer allah haku siiyo abaayo sidad noqo farxiso allah ha kaga farxiyo taloyin kaa nasiso wan qatay alx uur ban yeeshay lknse uu iga dilmay
@NuuraMohamed-u6z
9 ай бұрын
Abayo dhiiga isbuc ayuu iga maqan yahay lkn waxan isku arki waxa candhuf cml oo qoyan aha maxay noqon karan iso jwb abayo ples
@umuanas413
8 ай бұрын
Abyo uur muu kuu noqday
@hindamuhumed6088
3 жыл бұрын
Wallo dareen ki walacana wan daremaya dhiigi oo waqtigisu laba cisho dhafayna Waan isku arkay
@faadimoyousuf711
2 жыл бұрын
Asc wllo uur ma noqday
@QABUULAhmedafrax
8 ай бұрын
Asc abyo wad mahadsantahay wan ku bahnahy please Mel kalasoo xariiro isheeg wllayaloow qof iga yaqano isheega 2 bil aan ahay dhiiiig aa igasocdo 6 malin 2 dhaqtar utagay waa cafimad qabta ilmahada wa cafimad qaba koolada wa xirantahy idhahay please isopduceeya in arinteeyda meel uun udhacdo ad ugu wareeray
@mushwaaqlovelly8933
4 ай бұрын
Abyo maka joogsaday dhiiga aniga sidaa isku arkay
@queenhanda5631
3 жыл бұрын
Abayo cado qalqal ayaa lehay ano cado qalqAl leh macquul ma tahey inan uur yeesho mise intey cadaadu iga saxmeyso macquul maha inkastuu alle wxu qorey aan sinaba lagu wyeynin
@naimayusuf1003
3 жыл бұрын
Abayo wuxuu ilaah ku siinaayo kuma xerno caado anba anoo 2020 igu danbeysaa soonki hdda ahaa ka hor yeeshay kadib dhiigas yar isku arakay waxaan is iri dhiigi ayaa kugu xeran ee malab iyo qorfa iyo dhagayare cab waan cabay kadibna wey soo hlbeen hdana waxaan leeyahay dhiigna ma arkin tookadaan dhiig yar iskuma arkin lkn qoyaan ayaan arkay markaa is baarana sidi hore cml caalmad qafiif iyo mid waadax ah kadib wan is ilaaliye dhaqdhaqaaqa badan adi isbuuc cml waan jiifay kadib waan is baaray 2 caalamd oo waadax ayaan arkay dhiig caadana 2020 bishii 10aad iigu danbeysay marka alla bari alle ayaa awood leh oo ku siin karo daawa dhan ha niyeeysan
Abayo pls iso jawaab waxan isku arakay dhiiga qafiifka ah kadib wan isbaaray waxa lay dhahay uur ma lahid abayo gorme labara waxa layga baray dhiga 😢
@cafaafapdale9016
3 жыл бұрын
Wll aniga bisha 2aad maraa caadana ma ii imaan laymana qabo 🙄yaan uur u leeyhy cajaaib😂🤣
@iqramuse5134
3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
@cafaafapdale9016
3 жыл бұрын
@@iqramuse5134 😂🤣 xbbti xal sheeg mxaa ku qoslee
@umamuctazem162
3 жыл бұрын
Abaaayo jini miyaa ku wasay oku uureeyay mise midko somali aha kuu buraaaashay ,ceyb Loma dhintee iska sugo waad dhali doonta Insha allah
@cafaafapdale9016
3 жыл бұрын
@@umamuctazem162 habaarka mxaa waaye qali 😅😂 Gabar sharafleh oo dhowrsan alle iga dhigee nina ma arag Lkn ma aqaano abayo sababta wlhi dhakhtarna ma tagin dalkeyga hooyo ma joogi ka Cabsana kuwaan dhakhtaradoda
@abdikaremmali157
2 жыл бұрын
Ani nh
@sacdiyosakiyo3297
Жыл бұрын
aboyo Ani wan isku atkay dhiiguna waxaa iga maqan yahay 20 bari waxan dare Maa dhaba xanuu min dhci xanuu iyo dhaxan hadì bahasa yar lagu fiiriyo mashegee wax 20 bariya
@@kifahmoha9785 abaayo iisoo jwb ani isku arkay dhiigaas qafiifka ah 3 biri bas iga socday tanbooni marka gisto waa soo gaaraayay lkn dhiig qafiid ah waaye xanun na ma isku arkin sidi kii caadada ah
Asc wllshy mahdsanid aad Iyo. Lkn ani waxn qabaa suaal wllshy ani calmada isu Arky casiraad daal badn mana gaarin xiligii caadada 20 cisho ana marayaa dhakhtarka kaiibsady qalabka kaadida Lagu baadho waxy dhahy Hal calamd Ayu soqory markaa mashegikaraa uurka yar kaadida malagahelaa
@umufaatimaandfartuun177
11 ай бұрын
Badanka hadi uurka yar yahay kadida ma shegto dhiga fcn lkn qoralkaga waqti badan ba ka so waregtay 5bil uur ma noqotay abyo
@ilhaanmaxamed8984
2 жыл бұрын
Asc Abaayo Qaali aniga waxa iixan nuunaayo xundhurata marka kaco waan wareera ha ween ka qadho ayya iqawato
@hidomayow9933
3 жыл бұрын
Abaayo qali kaniiniga aan isticmaaamayey ayey gabadan igu dhaday ii weedi qaay simanabaayo qeyr Allah ku siyo kaniiniga waxaa ku jiro 21xabo dhiiga ayuu saxaa kaniingaa uur ilaaliyaa kaniiniga marko dhammdo dhiiga wuu istaaga abaayo noo ga so jawwav
@hiboaxmed5326
3 жыл бұрын
Abyo ani dhiiga cadada 5bari ilaa 7bari oo ihaan jiray hadana 2malin ihaynaa den wn wenaa dhiiga til maa mesana maaha maxaa sameyaa blz jwb
@hidomayow9933
3 жыл бұрын
Abaayo waxaa ku dhiina gabar iweedhii idhaday dhaawo ayaa qadhanaayey oo dhiig saxdo dhawadi wee iga dhamaatay ka dhibne dhiigi wuu istaagay jawaab qeyre alaha ku siyo
@luulomar1467
2 жыл бұрын
Abayo qaaya siman anaa isku arjay dhigan 7 beri dhiga markan ka qybaystay uurna malihi maxaa weye iso jawaaaab
@KalisaMahamed
Жыл бұрын
❤❤❤❤ walshy cilmigaad no kordhisay alh ka jasi siiyo insha alh xaldan aniga hada kusugan wana cabsanyay runti insha alh hada rajo aya igashy ilohoow khayrkeeda isii awlaad cafimd qabta insha alh
@HaniHaniita-hs9ij
Жыл бұрын
Abayo anigaa sidaa ah hada dhig yar o qafif ah isku arkay iso jawab abayo dhib miyu ikeeni karaa
@shuubilan9781
11 ай бұрын
@@HaniHaniita-hs9ijabayo Ana sas ah hada xiligi cadada lama garin maxan sameya adi uur maku noqde
@idmanhassanidohassan6309
3 жыл бұрын
Wllo waad mahad santahay waxan ku waydinaya qoyan niga oo qafiif ah anaan isku arkay Hal malin naxduna way ii xanuuntay xiliki aan cadad halayayna may gadhin nashAhaka na culas baan ka taramaya bal waax ii sheg
@najmomaxamuud8600
Жыл бұрын
inta aasheegtay wey jiran dhiga 2 ila 1 malin sucanayo hadani qafiif ih horo lamamadareemo walaca jasakalah macanto suaal qaba inta kalasoxariira aad aan Koola socda Jawab🙏🥺🥰
@bureeqasulaymaan1164
Жыл бұрын
Wll anigaba wax sidaasa ayaa ihaysta😅 bal iso waran ciladisi
Пікірлер: 1 М.