Maasha allah shiiqa kaliya ee tawxiidka cadeeyo xafidahu allah dhag haudhikin dadkaan lumsan hadalkooda aalle hatuso xaqa saxda ah aamiin yaa shayq mustafa cali caanood
@hyassin4276
3 жыл бұрын
kkkk sheikh mustafe wa runti ibrahimiya wa sadex diin ,,, yahudia , nasriya , muslimiya :::: wa in la digtonaado ...... lakin sheikha caqiidada u aminsanyahay wa bug wax jira maahan wa (wahaabi ) wa sheeko u ummada ku qaldi wax sameeyey wahaabi sacudiga wa siyasad hadana sau'digi mushaharka wahaabinta eriday mushaharki ka goosatay marka sheekeyinkan wa isku so shaac bixin ....towxidka wahaabiga ku hoos jiro hanogu sogaban .kkkk towxidka aan qabsano sunihi Nabi Mohamed Scw ..5ta saladna aan tukano :::: aan iska ilowno kuwa towxiidka la siyasadeeyey wbt
@abdirasheedwarsame5876
3 жыл бұрын
sheekh mustafa alla ha ku dhawro,dhammaanteena diintii nebi muxammed ha ingu sugo fidnadu way badan tahay culimada rabaaniyiinta ahna waxaan leeyahay dadka diinta ha la baro
@@mohamedomar2196 dacaayada jooji. Zabankan qofkii muwaxid sax baa magacaas loo bixiyey. Kuwa aad sheegayso lama arko wey isqariyaan.
@mohamedomar2196
3 жыл бұрын
Maya dacayad maha waa nin الخوارج ah hadana jaahil ah waxba kama yaqaaano diinta islaamka dadka ayuu iska gaalisiiya ilaah ha soo hanuuniyo wll ninkan oo takfirka iska ilaali yoo kuu dhuuman kuwas gabdhaha bes ayee sir sirtaan
@mohamedomar2196
3 жыл бұрын
Maya dacayad maha waa nin الخوارج ah hadana jaahil ah waxba kama yaqaaano diinta islaamka dadka ayuu iska gaalisiiya ilaah ha soo hanuuniyo wll ninkan oo takfirka iska ilaali yoo kuu dhuuman kuwas gabdhaha bes ayee sir sirtaan
@maryamacumar314
3 жыл бұрын
@@mohamedomar2196 beenlow gabdhaha masaajidka dabaqeynka kumatukadaan waxa uu u qudbeeyo ama uu muxaadareeyo waa niman. Gabdhaha caqli ku filan baa illahey siiyey waa mukalaf la laxizaamtamaayo maalinta qiyaame. E sheekha ciil baa qabtaan marka sikale aad uga aarsataan baa la dihiin markaasaa ereygan lawareegaysaan.
@luulsheikh7156
3 жыл бұрын
Shaydaankaan ummadda islaamka ah allaha ka qabto. Diinta alle nabigeenna Muxamed CSW ayeey ku soo dagtay.Wahaabiyo siday dhiiga islaamka u banaysan lahaayeen bay ku dadaalayaan caamaduna way u nacam laynaysaa.Waa duni aakhiru zaman. Subxaanalaah Subxaanalaah Subxaanalaah.
@cabdullaahijazira7246
3 жыл бұрын
Jazaakallaahu Kheyr Allaah Macaak Ya Saaxibul Xaqq Mar Kasto haka Daalin inad Xaqqa Cadeyneyso Anaga kama Daaleyno inan Xaq Dhinac walbo u Difaceyno تعرف وتوقن ان معية الله على من نصر الدين ونحن معاك يا صاحب الحق
@adamomarmohamed5589
3 жыл бұрын
شيخ مصطفي على عانود أحبك في الله بارك الله فيك
@mohamedmoheysani1630
3 жыл бұрын
حفظك الله ياشيخ الموحدين من كل الاشرار
@mamaqarankacaan8229
3 жыл бұрын
ءامنا بالله واحده وكفرنا بالشرك والطاغوة الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر.
@wehelkabulshada2418
3 жыл бұрын
جزاك اللهُ
@jiijodaqere8881
3 жыл бұрын
اللهم احفظ شيخنا صالح الفوزان حفظه الله shiikh salaxa fowzan waa rajal salafi sowtaad oraneysey waa jadidiye
@nadiifohussein3815
3 жыл бұрын
Allah haku xifdhiyo
@cabdullaahijazira7246
3 жыл бұрын
عليك معية الله يا عانود اني احبك في الله احبك لاجل الله
@sacdiyosheikhdon9018
3 жыл бұрын
Laaxawla walaa quwata ilaa bilaahi caliyil cadiim
@nuurmohamudguure7799
3 жыл бұрын
Inshaa allaah jizaakallaahu khera shekh mustafa
@musdhafcismaan1405
3 жыл бұрын
الشيخ مصطفي عانود حفظك الله قال الله تعالى ما كان ابراهيم يهوديا ولا نصرانيا ولكن كان حنيفا مسلما وما كان من المشركين
@@mahadsharmake4395 ma aqaano. Lkn Telegram kiisa mar kulajirey cashar karaacijirey lkn hada wuu iga baxay Hadaad ubaahantahay telegram kiisa KZitem video kamid ah buu kujiraa lingkiisa aad ka heli kartaa. Halkaas baa ardaydiisa ama gacanyarihiisa ka heli kartaa ama sheekhaba.
@mahadsharmake4395
3 жыл бұрын
Adga inteen kala so xiriira uqtii
@mamaqarankacaan8229
3 жыл бұрын
يريدون ليطفؤا نور الله بافواههم والله متم نوره ولو كره الكافرون.
Aw Raage qabiil iyo qaran midna ha u danqan ee u danqo diinta islaamka iyo dadka muslimiinta ah ee ahlu toowxiidka ah amaba kuwa Allaah waxiday ee la yiraahdo mu waxid ee ha u danqan jameeco ,qabiil, iwm taageer ruuxii toowxiudka ka run sheegaya ficil iyo aqwaalba lkn kuma jiraan qabuuriyiinta mushrikiinta ah
@lieutenant101
3 жыл бұрын
@@MrRaage-pd5bi soomaalinimo iyo islaam-nimo wax kala hara ma ahan, soomaali ilaah baa naga dhigay islaam na waa diinteenii, sidaas darteed baanu unahay calaam utaagan islaam!
@AtawxiidWasunnah
3 жыл бұрын
Khaariji Ayaad Tahay Adiga Ayaa U Baahan In Diinta Lagaa Qabto
@user-tu3mc6fz9i
3 жыл бұрын
Wn ognahy qaladkisa lkn Hallan wn ku racsanahy
@fasaaxa_media
3 жыл бұрын
Waa saas wll,
@DAACIMEDIA19
3 жыл бұрын
Hal qalad uu galay miyaad wanaagiisa oo dhan ku babi,inee
@fasaaxa_media
3 жыл бұрын
@@DAACIMEDIA19 wll qalad wuu ka weyn in umad dhan la gaaleysiiyo
@adamcabdi5024
3 жыл бұрын
War ilaahey kabaqa sheekha Allah barakeeyo
@jiijodaqere8881
3 жыл бұрын
Beenta jooji ilahhey ha ka qabto umada soomaliyeed rag hadii aad tahey ujawaab shiikh saciid ilahhey ha xifdiyo
@malcolmxalfawzaani4989
3 жыл бұрын
Muxuu been kusheegey mujrimyohow zindiiqa ah
@jiijodaqere8881
3 жыл бұрын
Na maqashi meeshuu sudeyse maxamed salebaan me shey ku saxixeen
Malaha in aad isa soo caan bixisid baad rabtaa , intaan danbi iyo caan noqosho kugu filan ee toobada rabi ulaabo
@MrRaage-pd5bi
3 жыл бұрын
Asc
@maryamacumar314
3 жыл бұрын
Jadiidiyo waxaa manhaj iyo marjac u ah reer aal salool sudeysi iyo binusalmaan sababtoo ah kista yar e kumasruufaan bey ku adeeceen kuna gadeen diintooda.
@jiijodaqere8881
3 жыл бұрын
Been low baad tahey adiga iyo ina canood jojiya beenta kan waa khawarij ilahhey islaamka ha ka qabto
@jiijodaqere8881
3 жыл бұрын
kzitem.info/news/bejne/lIyF0KCrhGZ5h6A
@maryamacumar314
3 жыл бұрын
@@jiijodaqere8881 adigana maxaatahay mushrik mise munaafiq. waa inaa is xukuntid .
@curiyemedia2970
3 жыл бұрын
Halkan ka Baro xadiith saxiix ah kuna dhaqan kzitem.info/news/bejne/0niQ3KGZkpyCamk
@hanadalishidane7808
3 жыл бұрын
Aniga waan u ololeeynayaa Ibraahimiyada❤
@aduunyaduwaamaalmeekureebr284
3 жыл бұрын
Laa xawla iska aamus ayaa ka wacan sidan ninkani ma diin dumin ayuu usoo baxay
@@AtawxiidWasunnah aamiin waan sugeynaa inuu umada u cadeeyo wadaadkan dhibaatadiisa
@shuceybxuseen8597
3 жыл бұрын
Jadiidi munaafaq ah tihiin wiilkaan sh xasaan muuqaladiisa KZitem ka lacag uga raadsadoow duli ba tahay shiekhana waad suura xumeeysay. Sh xasaana bari ayuu kaa yahay Sh xasaan allaha deysto
@@AtawxiidWasunnah takfiirnimadu waa jeebkaaga jaahilyahow tankale sh xasaan wadaadkaan waa takfiir ma dhihin Jadiidiyo inaad lasafato waxey muujineysaa caqiidadaada rasmiga ah waxaan ku dhihi lahaa awalba veiwes ayaad raadisaaye muuqalada sh musdafa ka faaideyso 😁
@curiyemedia2970
3 жыл бұрын
m.kzitem.info/news/bejne/0niQ3KGZkpyCamk
@cabdirixinaxmed922
3 жыл бұрын
Waar horta caanood su aalihii maka jawaabikariwaayay waar iska ilaaliya jaahil takfiiri
@mohagurey2214
3 жыл бұрын
Fanaclatullahi calal kadhibiin
@mahamedaden7237
3 жыл бұрын
Sheekhu adiga kaa cilmi badan baacow
@odaywayel7465
3 жыл бұрын
Dhibka islaamku waa wahaabiyada hadaysan wahaabiyo jirin manta dunidu islaamku barwaaqo bay ku nolan lahaayen
@cabdullaahijazira7246
3 жыл бұрын
Wahaabi Gaalo Naceybka iyo Diinta o Si Sax lo Hesto Diin Dhamestiran Laga Helo Qofka Muslimka taasaa Qalad u aragtaan Kuwa Culimada isu Sheega e Walaa Wal Baraa Diidan raaca المرء مع من يحب
@odaywayel7465
3 жыл бұрын
Shalay yuhuda hala naco baa lahayden maantana hala so dhawaysto waxas ma diin baa mise rayi
Пікірлер: 157