BOJESTA MAREXAN BAY UBADNAYEN. KUWA WAAGAS UMADA BAABIIYEY.
@abdirashidhussein3029
Күн бұрын
SIDAD BURUNDI KUTAGTAY ED KAGA BAXDAY SOMALIA KA SOO BILOW.
@user-yc3uy4sg3b
Күн бұрын
Sheekh Allaha ku xafido. InShAllah kheyr badan ayaan kuu rajaynayaa. Dadka xabsiga kujiray adigaa u ahaa nusri Allah u soo diray. Waxaan talo kugu siinayaa inaad qisooyinkan aad sheegaso aad Buug ka qorto si mudo dheer ay u sii jiraan dadkana ugu u ahaado dhaxal aad uga tagatay. Waad mahadsantahay.
@cabdiwalidagane2851
2 күн бұрын
In xabsiga laguu celiyo bey ku fiican tahay
@abdiali3204
2 күн бұрын
wahabiga xunka ahayan ujawabaya ilahay wuxuu yiri علم الانسان مالم يعلم wuxuu kale leyahay ولقد كرمنا بني ءادم hada wadan kaan america aan jogo aalaad shegayso cilma galenka carurta inu wiilyahay iyo inu gabar aytahay ee wahabiyow wax sobaro
@King_Abdirahiim
Күн бұрын
Muuqaalka dhameeso wll ha dagdagin, dadka ne ha u gafin.
Taas Daniel ayuu usooqaatey iskamadhihin qalqiga is kugu yimid janaasadii ayuu kahadkayey dadka ayuu marqaatiga kadhigayey hadii wanaaglooeajeeyey miyaad diidantahay sheeq cismaan xidig iley shalewmo umafurneen mowlacyo qur aan lagubartey iyo macalimiin dugsi qur aan hada dhiga ayaa jiro mawaxaan loorajeyn Karen jano
@wagadwyrah1896
2 күн бұрын
Qabyaalad ayuu shiikh ku yahay
@Al.jabarti
2 күн бұрын
3:56 ninka sheekhaysa ah waa sixroole
@zakicadde7093
2 күн бұрын
Allow alle wllhi waayaab Allow adaa ween oo waaxid ah Ee xaqa nagusug
@ftshmh4761
Күн бұрын
😂😂😂 kalmadan waxan ku soo xusuustaa ayeeyaday 😂😂😂 allow alle😂 wallahi waa wax yaableh
@qadrodahir7896
2 күн бұрын
لا إله إلا الله وحده لاشريك له له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير
@AbdinajibAhmed-ku8pr
2 күн бұрын
waaaax idiiin ka daaaax gooooxaayo wa Maxamed cabdule wahaaaab
@AbdinajibAhmed-ku8pr
2 күн бұрын
Tada kale ninkaaan caraaabiyada iyo balaqaaaada maaayaqaaanow marka sida oga doooodi kaaaara waaax diiinta ku saaaabsaan tada kale tawsulka nabiga scw ayaa naaabaraay mida kale tabaaaruka rasulka scw aya saaaxbadiaa baaaaaray, xadith waaax jiro saaaxiix Ah o nabiga scw ka suuugntay, maaar waliba nabiga scw marko masjidka o si socodow waaaxo dihi jiraaay ilallahyo saaalixinta agtaaaada waaax kulaaaah ayaaaan waaax kugu waaaadistaaay marka waaaahabiyo waaaxad leewdahay Miya nabiga scw aya Ilallahy qaayaarkisa cabuuuuday Miya tada kale waaaxad kalaaaa baaartan tawsulka iyo taaacbuudk iyo taaabruuuk, Ilallahy haaaadin so hanuniyo ya muuunxarifin, waaax mafaaahmaysan ilaaan qulubtina aya Ilallahy daaawolaaay
@AbdinajibAhmed-ku8pr
2 күн бұрын
Waaaar ninkaaan waaahabiga haaaal ayaaad mise xadith mise aqwaaasha culimaaada xita maaaaso hadaaal qaaaadin waaaxan ka ahayaaan afsomaliga kaliya masha laaaso istaaagay 😂😂😂 wahaaaabi ino cilmi baaarto haaaka suuugin, waaa daaad shaaaan maaalmoood sheikh ku noqdow
Dadka inad leysiin ayad diin ka dhigateen wahaabiyo
@abdulqadirkutub8032
3 күн бұрын
ما شاء الله تبارك الرحمن
@cismaanguure927
3 күн бұрын
Suufiyada soomaaliya iyo shiicada yaa xagjirnimada ku fog suufiyada soomaaliyaa ku fog bal suufigaan sidaan quruufaadka beenta ah shacabka ka dhaadhicinaya ma caqli ahaan ma fiyowyahay mise aduunyo jaceel oo shacabka xoolahooda si dhuusomareen ugu keenaan miyay ka tahay waa yaabe,
@lazerlightgaming5334
3 күн бұрын
استغفر الله لا حول ولا قوه الا بالله
@lazerlightgaming5334
3 күн бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته Xagee jirtay shiikhow
@MuuseAhmed-il2by
3 күн бұрын
Inaalilaahi
@Yusufxasann
3 күн бұрын
SUUFIYO WAA DAD CULIMO AH WAA CULIMADA SOMAALIYEED EE WELIGOOD JIREY WEYNA JIRI DOONAAN. CULIMADA SALAFIYA LA MAGAC BAXAY HA OGAADAAN DADKA MUSHRIKIINTA AH EE NINKAAN OO KALE AH IN SUUFIYO LUGU TILMAAMO WAA QALAD. JOOJIYA DADKA QALDAN EE AAD SUUFIYO KU TILMAAMEYSAAN. ARADAYDII AAD WAX BARTEEN EE KHAWAARIJTA NOQDAY WAAD KA BERI NOQOTEEN SIDAAS OO KALE AYAA MUSHRIGA LOOGA BERI NOQDAA EE OGAADA
@qeysqeys8736
3 күн бұрын
Aniga suufida ma taageersani lkn ninkaan ayaa kasii daran hala qabto hana la xiro sababtoo ah mushrikiin ayuu ku tilmaamay dad muslimiin eh
@LiibaanLiibaan-e2z
3 күн бұрын
Subahana laah
@abdulqadirkutub8032
3 күн бұрын
SUUFIDA MEELWALBO OOEEY JOOGAAN SHARTOODA IYO KUFRIGOODA UMADAHA ISLAAMKA ALLAH HA KA QABTO
@abdulqadirkutub8032
3 күн бұрын
NINKA HADALKAAS GAALNIMADA AH KU HADLAAYO DAD FAROBADAN AYAAA HOOS FADHIYA OO DHAGEEYSANAAYO WALIBANA UU SIHIIQOODA YAHAY
Пікірлер