2008 alla wakhtigaas wacnaayaa oo noloshu daganaydaa marwalba wakhtigii hore ayaa wacnaa, Ilahay Cimrigga Hanoo Barakeeyo.
@mohamedzanaawi210
Жыл бұрын
Haah xQq
@user-xd7bl8sv8l
6 ай бұрын
Haa wlhi noloshi adunka wakhtigii caruurnimo
@alcadaalaabdirizak1048
2 ай бұрын
Waqti aan soo laaban doonin noloshi carurnimada macaan badneedaa
@mohamudabdirisak1474
4 жыл бұрын
reer qardhood weeye khasan reer qoryacad , wlhy waa xilli xasus mudan 10 years back inan cawa dhegeysanayo , alle wuu so hanuniyey baan maqlay, alle haw siyadiyo
@apdullahicarab2461
3 жыл бұрын
Qardho waa magaalo aan jeclahay beri baan tegey anoo sport ah runtii si wanaagsan bay noo soo dhaweeyeen. Waanba u xiisay runtii♥️ Insha Allah waa halkaan is leeyahay aad ku noolaatid Mustaqbalka. From Laascaanood dhalintaanu iska baranay Qardho waxay ahaayeen kuwo qalbi wanaagsan ♥️
@user-do3lg3zy8b
22 күн бұрын
@@apdullahicarab2461 after two year ban arky smskgamarkle welcome bro ❤
@moha.abdi1
2 жыл бұрын
Aduunyo barbara sanata inta xasuusatay love saar❤
@halhaystv
5 жыл бұрын
Misaslkii berbera ayay heestan kusoo caan baxaday 2008 ayaan ceergabo ku dawan jiray ilaa hadana jakarta indonesia ayaan ku degaysanaa 2019 kawrn Waa 11 sano
@saynabanwar4170
5 жыл бұрын
Wll wn ku haaa
@saynabanwar4170
5 жыл бұрын
Wll wllhi adigan ku haya goorahan wxn raadinayay qof soo hadal qaada
@qacqacosman5716
5 жыл бұрын
Zhp anigo yar Ayan filimkii berbera ku dawan jiray burco Heestan markan dhagaysto waxan xusuusta asxabtaydii ila dawan jiray filimka oo qaar ay burco ku sugan yihiin From Stratford newham London UK
@AK_boy-
5 жыл бұрын
musalsalkaas caadi ma eheyn muqdishaa kudaawanjiry
2010..Kajiado kenya..habeenkasta 8pm Hadana Las Canood❤❤❤ Waaayo waaayo
@hodanibrahin1569
Күн бұрын
Yaa daawanaaya 2024 😂😂😂😂
@thesmartboychannel6700
29 күн бұрын
Ex Alfanaan axmed Biif imikase waa shiikh masha Allah.
@kivanctatlitug951
2 жыл бұрын
Old is gold 💔😭😭
@abdrhmnm
2 жыл бұрын
Are you Somali
@waynakaa2156
3 жыл бұрын
Waxa iqabata oohin markan arko heesiihi hore😭😭😭😭😭😭😭
@mohamedsiyad2701
3 жыл бұрын
💗❤❤❤❤❤
@amirabukar2913
Ай бұрын
Sido kale runtii waa xasuus iyo waayihi wacnaa
@mohamedosman68
3 жыл бұрын
Absolutely waqtigu mxu cararaya shalaY uun bay ahaY 2008 markii musalsalkii barbara kusoo gali jiray heesta wana halkay kuso shac baxday heestu mantana 2021 August 10. 4:44pm malin salasa ah ayamuhu macana xasuusuhuna qadhaadha ...💔😪
@ELMANSSON
3 жыл бұрын
12 August 2021 7:30 subaxnimo baan kaaga dambeeyaa anna dhegaysigeeda.
@maanifiso2419
2 жыл бұрын
9 August 2022 ayan dhageysanayaa xasuus runti old is gold🥰
@adanmohamed1392
Жыл бұрын
8/1/2023 4:22 galabnimo😢
@mohamedosman68
Жыл бұрын
@@adanmohamed1392 ada ixasuusiyayba indhawayd wan ilabaybee💔
@mohamedjamaabdullahi8984
2 жыл бұрын
Xasuusey maxad maalim mugdi ah iyo maalin iftiimaysa lahayd 2009 ban Galdogob ku dhagaysanayay maanta oo 2021 la joogana Muqdisho😭😭😭😭
@AbdiasisFahad
11 ай бұрын
Aduunyo❤
@dr_abdala8041
10 ай бұрын
Wakhtigay aduunyadu wacnayd 2010❤
@muhanadabdikarim8796
4 жыл бұрын
Filimki xubul saxara barbara andress kusoo xasuustay
@qacqacosman5716
5 жыл бұрын
Ilove this song Ahmed biif Waxan xusuusta anigo yar waxan daawan jiray filimkii Barbara ee ka Soo gali jiray HCTV oo heestan ku Soo gali jiray Burco my city Allow igu nabad celi
@mohamedshakaal1545
4 жыл бұрын
Kkkkk ileen reer Barbara santaana ayaad ahayd walashi waxay ka mid ahayd meelahaan kasoo jamhadeeyay yaraantii habeen walba maqaaxi noo dhow baan kasoo daawan jiray😂😂 heestu magicii Caasimadayday wadataa QARDHO👈✌
@qacqacosman5716
4 жыл бұрын
@@mohamedshakaal1545 Hhhhh waxan Soo xusuustay midyar oo Bosaso laga keenay berigaa filimku socday oo anu isku malcaamad ahayn ayaa markaanu qaadno heesta filimka wuxuu odhan jiray heesta anagaa leh oo Ahmed biif waxbaanu isku nahay run ah anaguna waxanu modi jirnay runtii waxanu ku odhanjirnay Ahmed xilimuu kuu imanayaa ciyaalnimo waa qosol miidhan Adna ma hadaad tidhi magaaladaydii ayey magaceeda sidataa 😂😂😂
@mohamedshakaal1545
4 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 Ahaaa... War niyow Xilli Qurux badan Bay ahayd Iga wallee
@qacqacosman5716
4 жыл бұрын
@@mohamedshakaal1545 Haa wllhi xili aad u qruxbadan ayey ahayd
@mohamedshakaal1545
4 жыл бұрын
@@qacqacosman5716 Aad iyo aad sxb
@serahmed5346
3 жыл бұрын
Heestan laxankeedu waa mullaxankii waynaa Axmed Nuur Jaango.
@Sadsaciid
Ай бұрын
❤❤❤ axsan hees qaraw gad i gili siyo qalbigad ko qoran tahay
@ahlaamhassan2663
2 жыл бұрын
Wakhti qurux badan bey ahayd markii musasalka Barbara santana kusoo gali jirtay heestan🥺🥺❤❤❤
@imjihaan4990
2 жыл бұрын
Aad iyo aad wlhi waqtiyadas aad bey u qurux badnayen
@abdirahmansaeddhuux_yare1186
5 жыл бұрын
Axmed biif Alle ayaa xaqa waafajiyey wuuna iskaga baxay fanka heesihiisana inaan ilawno oo aanan dib u dhegaysan ayaan isku deyaynaa Idam Alle
@Click-here2024
4 жыл бұрын
Yaa daawan jiray marka filmka nuuro iyo caasi lasooro horn cable TV 2008 xasuus Garboharey gedo Somalia
@mohamedmohamed-vv6ds
4 жыл бұрын
Lkin heestan berbara baa kuso gali jirtay 2008
@sacadmoussa4
3 жыл бұрын
@@mohamedmohamed-vv6ds beenta maha wlhi ana xausuta
@fadumo.bilaney1
3 жыл бұрын
sax anigana bar bara ayaa ku fiirsan jiray
@mohaabdigeelle9034
Жыл бұрын
Alaha xasuus bn galay musalsalkjj barbara waayo waayo
@yahyemoussa4964
3 жыл бұрын
27/ 02/ 2021 aan dhagaysanayaa heestan aad ayan uu jeeclahay
@xasan5853
Жыл бұрын
Still 2023 sunshine 🌞 🎵 😊
@ifoozasalad2454
3 жыл бұрын
2021 hadaad fiirsneso like🤣
@sakariyeboss4594
9 ай бұрын
2024
@faizarashid8202
3 жыл бұрын
who is here 2020 September Ahmed Biif I love all his songs
@ogaalsame770
3 жыл бұрын
February 2021 10 keedkii xasuus yaraantii ah ban caawa galay
Ahmed biif heesihiisa xasuuso ayay I geliyaan waayo markii aan kujiray 16 ilaa 20 ayan dhegaysan jiray Nairobi kenya mantana anoo Canada jooga oo shaqo kujira aan iska geystay bal si aan xasuuso hore u xasuusto somaalaay waan idin salaamay ILAAHAY QULUUBTEENA ha walaaleeyo 2021-21-05 127st 153ave
@adjfjf6553
4 жыл бұрын
U duceeya reer qardho walaalayaal
@abdulrizakraabi6956
5 жыл бұрын
Ahmed biif fanaan qarni 😍😍😍😇
@KamalElmi
5 ай бұрын
Heestan maxay xasuus iileedahy 2012 musalsal ku daawan jiray ber bera waqti tagay salaama ❤
@rowdahassan9455
3 жыл бұрын
Who's watching 2021
@zamiirdaacad...3474
3 жыл бұрын
2021....
@xidigsportschannel816
4 жыл бұрын
2020 yadageysanayoo heestan
@fahdious
5 жыл бұрын
Wllyal fanaankan wuu ka toobad keenay fanka heesihiisana wuxuu codsaday in youtube ka laga saaro fadlan kasaara
@caynabyarre9800
3 жыл бұрын
wll kuwo nga hoseyan dhagysana. ilahy h dambi dha😭😭😭😭
@mohabd680
5 жыл бұрын
2019 yaa heetan dhageysanooyo?
@michaelbeckett8196
3 жыл бұрын
pro tip : you can watch movies at flixzone. I've been using it for watching all kinds of movies recently.
@carterizaiah1341
3 жыл бұрын
@Michael Beckett definitely, have been using flixzone for months myself :D
@ahmadkasen9515
3 жыл бұрын
@Michael Beckett yup, I've been using flixzone for years myself =)
@bennettdarius3161
3 жыл бұрын
@Michael Beckett yea, have been watching on flixzone for since november myself :)
@caaqilka3712
2 жыл бұрын
Qardho Love it
@maymunadaimond9906
6 жыл бұрын
Ahmed biif fanka wuu isaga baxay heesahayga KZitemka halaga saaru dhahay plz codsigiisa u fuliya
@dullahiayoub2432
5 жыл бұрын
Anaga miyaa ka soo galinay heesa KZitem ha u sheeego kuwa Passwort heeesta eee Dalett dhihi karo
@abdihafiiid...............2008
2 жыл бұрын
Axmed biif heestan show u Dubai noogu qabtay ban ku xasusta 2009 hadana wadaad wayn ayu noqday mnsha alh🙄
Markii iiguu horeysay een heestan dhagaysto waxay ahyd 2008 welipa filim ayaa ku soo gali jirey imikana waa isniin 6/13/2022 wakhti tagayow salama🙄
@abdimajiddeq3213
2 жыл бұрын
Gabadhyahay qudhaadaan Qarnigan calmadayee Gabadhyahay qudhaadaan Qarnigan calmadayee Qadarinaa kalgacalkiyo Qiimahaan kuu qaboo Qadarinaa kalgacalkiyo Qiimahaan kuu qaboo Quruxdaadu gacalooy gacalooy Wey ii qiiro galisayee Quruxdaadu gacalooy gacalooy Wey ii qiiro galisayee Qeyrkaana kuu qiree Inaad qiimo Dheer tahay Inaad qiimo Dheer tahay Qeyrkaana kuu qiree Inaad qiimo Dheer tahay Inaad qiimo Dheer tahay Qadawgii nugaaliyo Ubaxii qarqoodey Naftuu kuu qushuucdayee Ila qeybso caashaqa Ila qeybso caashaqa Ila qeybso caashaqa Ila qeybso caashaqa Qalanjadii hablaha iyo Qorax soo baxdaa tahay Qalanjadii hablaha iyo Qorax soo baxdaa tahay Dumar qiimaheediyo Qurayshtoodi baad tahay Dumar qiimaheediyo Qurayshtoodi baad tahay Qaalidii haweekaay haweenkaay Dareenkaygii qaadayeee Qaalidii haweekaay haweenkaay Dareenkaygii qaadayeee Qaraabaad I galisayee Qalbigaad ku qoran tahay Qalbigaad ku qoran tahay Qaraabaad I galisayee Qalbigaad ku qoran tahay Qalbigaad ku qoran tahay Qadawgii nugaaliyo Ubaxii qarqoodey Naftuu kuu qushuucdayee Ila qeybso caashaqa Ila qeybso caashaqa Ila qeybso caashaqa Ila qeybso caashaqa
@hellohi5109
3 жыл бұрын
23/12/2020 waxaan uqoray commentigan siaan uxasuusto mar uun dhraarahan.
@mohodinPliano
22 күн бұрын
Dad badan meshan waxa kentay,xasus🥹
@zaynumahamed6161
3 жыл бұрын
Gabarta heesta kula jirta cidii garanaysa plss hala iishego an iska barane😍😍
@wondroussoul5414
Жыл бұрын
Axmed Biif what a legend nin fanku uu tabay
@user-kl9gr2ur9t
Жыл бұрын
Ax yaa qaraaami😊
@ayanahmed5330
2 жыл бұрын
Asc waxan jooga garowe Maalmo xsuus leh sanado kdib talow xgee jooga see weeye xalkayguna insha allh nolol quruxbdn ba ilahy karajeyn 14/7/2022 Habeenimo waiting for my husband's call ☎️
@espiggpe5975
2 жыл бұрын
Insha allh
@sharmaarke-Nabane
2 жыл бұрын
Waxan Xasuusta Anigo Yar o Daawan jiray musalsalkii Barbara santana Ee ka so gali jiray HCTV🥺🖤
@Maxamed84
7 ай бұрын
Hesstan waxan dawanaya 12/12/2023 waa maalin talaado ah sacaduna tahay 16:38 PM ama galabnimo i.a sanadka dambe waqtigan OO kale haduu Alle igarsiiyo waxan jeclahay in aan Dib Ugu so noqdo anigoo guulo badan soo xaqiijiyay i.a WLL iisoo duceey riyoyin bdn ayan leyahay in uu Alle igu garab galo zido kle Adigana riyadada allaha kurumeyo Dhamaan riyadena allaha noorumeyo aamin aamin ❤❤
@najiibxasan8438
10 ай бұрын
Old is gold wlhy mxn wakhti qurux badan kuso qadanay heestan iyo caruurnimo xusuusuhu xanuun badana oo qadhaadha 20/9/2023 8:14 habeenimo❤😢
@suleekhabaashe1245
2 жыл бұрын
Walahi Heestan Waxaan soo Raadiyay Habeen Khamiis So Galayso Oo Saacadu Ay Tahay 9 :27 Daqiiqo Bishii 12 Ee Sannad Ka waliba 15 December/2021
@ManzooAhmed
Жыл бұрын
❤❤hesaha hore micno bay leyihiin. Kuwa hada la iska heeso micno la'aan la is ka so sameeyaa
@wehelashaq3368
3 жыл бұрын
ninkan heesihiisa oo dhan Top bay ahaayeen film maanta ayaa kusoo wada gali jiray heestan berbera xusuus xabada uusoo watayna caadi maaha
@zamiirdaacad...3474
3 жыл бұрын
😂😂😅😅 ciyaalkii horaad tahay 2021
@zaynumahamed6161
3 жыл бұрын
Xabadan uso watay ee xiliga heesta laqaday sidan ulabisnayd wlhi waxkle ayy ahyd
@zaynumahamed6161
3 жыл бұрын
@@zamiirdaacad...3474 qoftan meel kusheeg bro an iska barane😂
@zamiirdaacad...3474
3 жыл бұрын
@@zaynumahamed6161 😂wlahi qoftani waa qoom inaga horeeyey bay ahayd malaha...😅😅😅
ciyaal musasal meeye barbara kudawan jiray heestaan xasuus
@farixaabdi2142
3 жыл бұрын
2021 aso fanka kabaxy allow naga cafi 🥰🥰
@zamiirdaacad...3474
3 жыл бұрын
Aamiin wllo qli❤😢
@cabdiqaadir6459
3 жыл бұрын
2021 love isaar
@Gaabo661
28 күн бұрын
2024❤😂
@mahdiya9
2 ай бұрын
2024 king cayda heestan ku bartay 😂😂😂😂
@abdirahmanaliahmed1692
Ай бұрын
Wali waad yar tahay hadad cayda ku baratay 😅
@S.I.R.D.I.C.K
3 жыл бұрын
Musalsalki barbara intii dariska kaso daawan jirtay baan ka mid ahaa waayo telefishin maanan heesan xasuuus
@fiqiofficial1602
2 жыл бұрын
😭😭😓😢 wllhi waagaas markaan soo xasuusto waan qiiroodaa 🥲😪
@alaskabk2920
2 жыл бұрын
Ciyaal dugsi ban aha markan hees habaryar hooyo dhgeysan jirtay ana wan iska Jeclahay markasan la dhgeysan jiray cawa ana mudo ka dib heestan si kadis ah ka helay KZitem. Exam akhris ban ku daalay jawi dagasho ban ku helay 🥺 isoo duceeya waa final semester exam jaamcada ah
@mohamedhussein9287
3 ай бұрын
Heestan xusuus bay I galisay 2009 ban aad u dhagaysan jiray anigo jooga Boorama hadana 2024 Islamabad ban ku dawanaya xuuusus ban galay
@alonso1081
3 жыл бұрын
2020 yaa dhageesanyo heestan
@ApdalaOzil-qt8fu
10 ай бұрын
waxay iso xasuu sisay wakhti aad igu qali ahaaa waxan ku xasuustaa musal salkii musasa lada maria kilara intii guriga dariska kadawan jirtay👍🤔🫡
@shuaybsalah5183
4 жыл бұрын
2020 anyone?
@queeenqueen4843
3 жыл бұрын
2020 Yaa dhageysanooyo
@user-js4ey5sx7c
9 ай бұрын
Inta 2023 daawanayso ❤
@xiirmuse1401
3 жыл бұрын
4/2/2021 cajiib mant axmd biif wuxu noqdy axmed khyr ana hestiisii ban dhgysn
Пікірлер: 221