Guul xildhibaan mahadsanid .dhibtooyinka xamarka taagan wax ka qabta
@fartuunsharif2443
2 ай бұрын
Xidig vive
@saynebboersma6635
2 ай бұрын
they both put the point in the table.
@SuadMohammad-e2u
2 ай бұрын
Masha'ALlah xildh Aqaro ayaa xususisey mahadsanid
@saynebboersma6635
2 ай бұрын
Allaha naga qabto tugada xasan gurgurte iyo Hamsa marxuum corruption government they wanted the tribe to be fight again 1991 lagu noqdo Allaha kuxafido Somaliya insha Allah I support them they have to defend them home VIVA Mareexan Walalahay Curadka Darood keep going GUUL iyo gobanimo Insha Allah walalo khaliin kaga xaqa ku sheeg keep going.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ahmedabdi8094
2 ай бұрын
Hubkaasi ama guddi usaara ama hausarinina warkiisu sidaas ayuu ku dhamaaday xildhibaan xidig ayaan ku raacsanahay ciddi wax kale maaganna iyada ayaa iskeeni doonta
Aamina yaa qaba ma naagaha xasanbaa waa caytamaysaaye
@abdialifarah4173
2 ай бұрын
xildhibaanada may waydiiyaan guriga ay ku sheeganayso islaanta waayeesha ah
@Xalane-i7w
2 ай бұрын
Jubalaan ciidankeeda waad u mahad celiseen maxaad sidaas oo kale ugu mahad celin waydeen SSC KHAATUMO markii ay goosatada soomaaliland ku xasuuqeen GOOJACADE?
@farxiyaali9899
2 ай бұрын
Waa nin daacad ah
@bashirmohamed9942
2 ай бұрын
Xidig. Saas waye
@farxiyaali9899
2 ай бұрын
Magaaladan sharaf rey lahayd
@bashirmohamed9942
2 ай бұрын
👍
@abdifatahbirik7263
2 ай бұрын
Iam really sorry. member of parliament talking like that.
@SacdiyoJaamac-mj4yh
2 ай бұрын
Baarlamaanoow wax,mahaysaan ee.iska joogga reer qabiiloow allaa Odin og
@elburadde5092
2 ай бұрын
Xildh .Xiddig mas,uulu qalma inuu Golaha Shacabka ka mid noqdo ma ahan waa Cancer dadka dhiigooda ku jira
@cabditaqal8597
2 ай бұрын
kuwani xidhibaano xorah ma ahaan waa lahaystayaal
@sagalabdi2332
2 ай бұрын
Naa naga fariso dowladanah mataqanid
@BareeAhmed-i3y
2 ай бұрын
Mw xasan sh wuxuu leeyahay dhaliil umbaan maqlaa wax qabadkeyga lama sheego shariifka waa runtiis weligaa xasanoo u tacsiyeynayo ciidanka ma maqashay wa xaqiir
@cabdulahiciiro
2 ай бұрын
Baarlamanka muqdisho jawab Iyo jawab celin Hdiba aysan jirin hal ajande ama hal sheeg oo ay isku raacsanen siidee Doodu wax tar ama miro dhal u noqoneysa
@CabduqadirMohamed-t7f
2 ай бұрын
Waa yaab
@realityreality8301
2 ай бұрын
Ninka mar walba taleefanka ku hadla miyaanuu qof ka sareeya oo wax u sheega uusan jirin!
Aadan madoobe totali mooshinka keena xassanne mooshinkakeenna dowlada ha is casisho meeshaan cukunkama jira xillibaanoow aawey ciidankii xassan waa in ciidankii wiilashii ummada soomaaliyeed ee waddanka difaacayey shirqoollaa lagu dhameeyey waa inlaga hadllaa
@oyayeogaye2758
2 ай бұрын
Waxaas wax lagu mashquulay, arinkaan wasiir aa loo diray jawaab ta uu ka keenay uu baarlamasnka keenaa, maalmahaan bilaa micnaha lagu dhuminaayo maa umada loogu shaqeeyo, meeqaa hoowlo aa qabyo eh.
@zeinabsaidsalah2678
2 ай бұрын
Dowlada lama dagaalanto argagixiso dolada waxa aay dhameysaa saraakiishii as kartii weyleysaay
@fartuunsharif2443
2 ай бұрын
Gudoomiuow xaal qaado madaxweynaha hadii la soo qaado muxuu u xanaaqayaa
Gudoomiye hadalka wax walba baa looga hadlayaa ee adiga waxaaz ka shaqeysaa burburinta dalka ee waa inaad iska deysaa difaaca mdx xasan sheeq. Waa in adiga oo gudoomiye ah lagu Camilla.
@somomoussaainan8449
2 ай бұрын
Xabxa wadkadheregtay dhigashacab wa dhilo dhigacabta dhilo dhiga shacabka cabta
@ashire563
2 ай бұрын
1.Hubkan yaa lahaa.? 2. Ma sharci buu ahaa, mise sharci daro.? Arinkaas waxaan qabaa in Dowlado shisheeye.!!! Waxaan mandheerta ah ee Xassan sheekh iyo badowgaan aadan Madoibe waxaan Ku shaqaysanaya kuwa fadhiya Xalane ee dalkeena du miyey...shacabkana waa la ISKU diray, waa la qaybiyay layiskana horkeenay.
@aaminasahra1875
2 ай бұрын
Wax yiri ma leh farmaajo iyo xasanba xalane ha la firaaqeeyo marka waa shaqaale ajnabi weliba tuuga ah ee ninba ninkiisa ha xirto .
Sadrasirad faqash ayad ku walatey lakin adiga maxad heysataa xildhibaan ka hadla paralamanka somalaland walaga saraa halakan sida qof walba nafsaayo lakin idinla arag waxa heyesta mohamed abib markas ayad wax ka shegeysaa dad freedom of speech sameynaya xishoodo idinka maba hadli kartaan
@sidrasirad9475
2 ай бұрын
faqsh walahay fadare cadiya tihin ma hub sharcid daro oo aanay iyagu lacag kala bixin baa u daynaysan yaaab marka maxa idin dana dadka odhan inaad hubka ka gurtan dowlada ku wareejisan bay ahayd ma hadaba tidhahden hub ha la siiyo walee bila brain baad tihin subaaan allah waayahe sii sii wa waxad ka heshan arag xumayde
Пікірлер: 99