ASC ADEER MACLUMADKA KU SAAFSAN HALGANKII ( SHEIKH XASAN BARSANE ) رجمة الله عليه
@CamelBoyPro
5 ай бұрын
Wadaad xume
@Xaajimukhtar
5 ай бұрын
Ziyad bare vidi hadal luma celinkarin.
@ahmedfarah5718
5 ай бұрын
Caliyow waxaa haboon in dad dhintay oo aduunkaan laga waday xisaabtoodiina illaahay xaggiisa taal ha ku daaline, Adigu taada u meelday oo maalin walba waxa aad ku hadlayso ka fiirso.
@meyremeyre8078
5 ай бұрын
Waa dhaqanka darood diinta wee la dagalaan bal u fiirso gaal qaniis waa wada darood
@Mubaarakmuqdishaawi
5 ай бұрын
Adiga lee amaa iska hadoosaa hee
@hamdibulhan8009
5 ай бұрын
Shiiq culumaduna was qaldanaayeen dawladuna way qaldaneyd soomaaliduna sideedaba in la dagaalamo mooyaane wax kale mayaqaanaan uma maleynayaa m siyaad inuu si gooni ah diinta ula dagaalamayey diinta laakiin suufiyadii wadanka ku xooganeyd baa sabab u ahaa burburkii soomaaliyana CID walba waa ka qaybqaateen waxaan xasuusnahay qaxii anagoo yaryar wixii dhacay ey soomaalina waa tan dhaxashay waxa maanta ay ku sugantahay 😂😂😂🎉
Пікірлер: 8