LT7FU - لتعارفو
LT7FU Page - waa kanaal toddobaadle idin kugu soo gudbinaya xogaha iyo aragtiyada dadweyne ee la xiriira hadba barashada qabiil gaar ah taariikhdiisa, degaankiisa iyo waxa uu gaarkiisa dhaqan ahaan u leeyahay. Hadafku ma ahan in lagu kala tago kala duwanaanshaha hadba heybaha aanu ku kala abtirsano, balse waa inaynu iskugu soo dhawaanno."I am Somali. Not because I am Jareerweyne, or Hawiye, or Dir or Darod or Digil and Mirifle. I am Somali. Because if I am not, who am I?!" -- Zaki Hiraale.
إِنْ أُرِيدُ إِلَّا ٱلْإِصْلَٰحَ مَا ٱسْتَطَعْتُ
Nagala soo xiriir: [email protected].
- 11:57
- 12 сағат бұрын
Muxuu MSBarre u diidanaa in la qoro taariikhda Hawiye iyo Raxanweyn?
- 13:11
- 5 ай бұрын
Soomaalida waxaa dunida looga yaqaan Bilaad wax isii ama dadka tuugsada - Richard Burton
- 6:36
- 5 ай бұрын
Yuu Maxamed Siyaad Barre kala jeeday Wadaadxume?
- 16:10
- 5 ай бұрын
Hadalkii ugu dambeeyey oo Shiikh Sandaani ka yiri Soomaalida iyo Kaalintooda Islaamka.
- 8:00
- 5 ай бұрын
Sheekh Cali Wajiis oo Shirib ka tiriyay Qabyaaladdii Siyaad Barre uu dalka ku dhaqi jiray!
- 12:52
- 5 ай бұрын
Kacaanka wuxuu halis ku ahaa dhaqanka iyo diinta Islaamka MSBarre na sumcad fiican kuma dhex lahayn
- 5:35
- 5 ай бұрын
Yurub Xadaarad kama jirin markay Soomaaliya Xadaaradda lahayd London iyo Paris way dansanaayeen...
- 9:00
- 6 ай бұрын
Qof aan Muslim ahayn Soomaali ma noqon karaa?
- 2:45
- 6 ай бұрын
Sheekha Abgaal ee Dariiqada Axmadiyada ugu weyn
- 7:00
- 6 ай бұрын
Taariikhda Sheekhii Habargidir ee Boqolsoon
- 2:38
- 6 ай бұрын
Sheekhii Surre ee Sheekh Ibraahim Suuleey
- 3:53
- 6 ай бұрын
Пікірлер