Masha Allah culimada ehlu sunnaha ah wan uhambalyenayana Uu sheeekhu ugu horeeyo Sh cabdicasis iyo culimada kale la fadhida Wahabiyaduna laf cad bay toobnin ku hayaan
@user-my7yy8ct7v
5 жыл бұрын
سبحان الله هذا جهل عظيم
@Darajo200
4 күн бұрын
Shiikh Umal CaalimKa Qarnigaan 21aad
@user-tf9qc1sc1j
Ай бұрын
Masha alaa shiikh saalax
@mohadaud2887
4 жыл бұрын
Wahabiyada haday keenan hal shiekh ah oo culumudha salafka kamid ah oo tawasulka iyo istiqaadho diidhay lacag baan ugudaraaya...warkaan waxaa keenay ibn taymiya iyo ibn abdulwahaab aa kaqaati....waxaan haaya salafka oo tawasulka iyo istiqaadha sameyn xayan wameytan....waan ognahy ibn taymiya aa yiri حي حاضرmarka salafka aa loobahaanyahy ibn taymiya maaha waa qarnigi 8dhaad..rasulka iyo owliyada iyo shuhadadha madintaan shiekh Osman towxiidka aan kuu saxaa...rasulka wuu noolyahy wuuna kumaqlayaa asaga yiri الانبياء احياءفي قبورهم يصلون Marka hada....tawasulka iyo istiqaadhadha waan bannayihin Marka shardiga waxaa wayo ruuxa sameynaya waa in uu rajeeyna in nabiga iyo owliyada aay alle ubaryi karaan..lakin haduu rumeyo in aay awood allah kamaran lehyihiin taas waa shirki...lakin hadii kale waanbanaantahy....fahmaka toosan waakaa...haaaliisfahmo
@@maxamadsaciid5961 maxa ku caysay sheikha ? Wahaabiyo ma waxa utaqaan dadka aan qabuuraha ku dawaafin allaahna aan shariik yeelin 🤔🤔🤔 Naftaada utur o ka hor nimanka alle qeyrkii barya😰😰
@jaamackaasimkaasim7696
4 жыл бұрын
Mayaa saas ma aha ee wahaabiya waxaa weeye qofki nabigu inoo sheegay ee dadka muslimiinta gaalaysiiyan 2 diinta aad jecel salaad badan cibaado badan sunada sunada ku haayo hadana si qalada ufahmay 3 halooshooda wayn gerkooda wayn 4 magacyada waa bedeshaan mana jeclo in loogu yeera magacooda 5 waa firqo oo ijmaaca culimada ayay diidaan gooni ayay u baxaan 6 aadab iyo aqlaaq maleh oo waa dad qaabdaran 7 culimada islaamka ma jeclo kooxdooda uun mooye ibnu taymiya aw kuhaaya maantoo dhan 8 dad dood badan aftahan ah lakin aan diin aqoon xaga fahanka 9 waa dad hadii muslimka hala colaadiyo layraa orod iyo qarax diyaar la ah hadii layraa gaal halala dagaalo waa sii jeesaa oo waa guuraa
@jaamackaasimkaasim7696
4 жыл бұрын
Isku soo doob 10 wahaabiya waxaa weeye ragii kasoo baxay najdi sida nabigu inoo sheegay marka iska fiiri calaamadahaas dacawada wahaabiya maka muuqataa mase kama muuqato???!!! Dadka ayaa ka jaawbi doona oo dhihi doonan alla ileh ee waa waxaan waa sax
@abdurizakmunye3181
4 жыл бұрын
Masha Allah ahlusuna xaqa ayaad u cadey seen kuwaa masaakiinta we jahliga dilowdey. We mujissimada ah diinta ku baadiyeestey
@sahalhussein9503
2 жыл бұрын
Wahaabiya nacallaa dheshy been badanaa nabi aadam muxuu nabi aadam ugu tawasuley
@mohacadeofficial5032
3 ай бұрын
😅😅 mxaa sheeegte
@Habkaal2024
Ай бұрын
Maashaa allaah shiikh saalax siwanaagsan oo qalbi ah ayuu ugu sharxay ee wahaabiyo xaqa qaata laga makaro
@mohamedrabiic9055
7 жыл бұрын
culimada Ehlusunna dhamaantiin Jazzaka-Allah xaqa aad markasta tustaan ummadda soomaaliyeed. burburka somalida dhaqan ahaan iyo diin ahaan wahaabiyo loogama Horreyn iyagana allah baa la xisaabtami doona insha allah
@ibraahimaxmed7331
8 жыл бұрын
mansha alah sufi waa culumada waligayn naqaanay ee dhabta ah bidco waa kuwa hada araga xun ka muuqdo ilaahay hanaga qabto
@AbdullahXayow-ly2bb
7 ай бұрын
Sheeq saalax allah ku xafida masha allah
@xasanmoalin5302
6 жыл бұрын
ayaan masha'alah ilaahey ha ino xifdiyo culimada (sh:umal.sh mohamed cisman iyo sh xasaan iyo culimda kale ee ku dhinac ah.)
ilahayow waxan ku waydiisanayaa ani iyo sheekh maxed cabdi umal janada nagu kulmi yaa rabi ilahay dartii ayaan u jeclahay ani iyo muslimiinta kalaba aaaaamiiin
@nuurcabdullahinuur3668
7 жыл бұрын
Najiib Xasan kkkkkk jane beel gaal miyaa jano gala
Allaha idin barakeeyo sheikh saalax mucallim cabdullaahi iyo asxaabtada suufida ah Allaha idin barakeeyo Runta u sheegten Kuwa madaxa adag ee umul allaha umada ka qabto amiin
@@AJuuni-zh7ks jahanamo maa adigaa galinaayo Alle ayaa gacantiisa kujirto naar iyo jano sheikh umal xaqa wuu niicadeeye iyo culumada lasocotaba marka Alle xaqa haniituso
sheikh saalah macalin waa sheikhena wahaabiyana Runta isheeqey, xaqiiqada marka laga hadlo mesha waba kuma haayaan
@feisalabdi2024
Жыл бұрын
Sh. Umal raga meel saaray mashaAllah
@khaalidcumar739
Жыл бұрын
Waxaa.dhagaystay 17/11/2022
@eeneyarlathy714
5 жыл бұрын
Alahu aķbar ilaheyow shesh salcimrigis nodherey
@caawiyesadaamsharifahlubayt
8 жыл бұрын
ILAAHOW idin soo hanuuni
@ismailmohamed9626
4 жыл бұрын
Masha Allah Culumada Salafka Alleh Ha Xifdiyo Alleh Uun Baa La Baryaa ogaaada Qofkale Maya Alxamdulilahi ya All ah Aqisnii Dhariiqul xaq Allahuma Ameen
@adenmohamed7826
5 жыл бұрын
Suufiyey waqtigii dadka qaldeeseen way dhamaatay,Allah ha, idiin soo hanuuniyo
@abdirashidahmedali6421
6 жыл бұрын
Bidco Waxa ah nin Ka diinta wax in wax lagu daro Suno u Arko
@yahyejama5900
8 жыл бұрын
Shekh maxamed Sh cismaan iyo sh maxamed abdi umal alle darti baan idiin jeclahay
Masha Allah sheikh umal iyo culimada lajogto ilaheyba xaqa tusiyay
@mohadaud2887
4 жыл бұрын
Midakle magacyadhaan waay qaldanyihiin.........tan waxaa kuudami leheyed........ashcariya vs mujassima ama ahlusuna vs wahaabiyo.... Haaisceebeyn dadka cilmiga leh aan kulayaabin
@user-db9gq2zz1t
3 жыл бұрын
Wll gabayga saaran inte ka heli kara addigo raali ah shukran
@khayriyamahamud563
2 жыл бұрын
Allaha barakeeyo sheekh Umal iyo culimada la socota, Suufiyadana waxn leenahay Ilaahay Utoobad keena wado kle iniima banaanee
@mohamedhassenyusuf275
4 жыл бұрын
Shirki waxa ku jira qofkii qaba in qof nool iyo kan dhintay uu kan nool wax ku tari karo kan dhintayna waxba ahyn. Ehlu sunana waxay qabaan ilaah sokadiis wax waxtara malahan cidii alle kuu galiyo nacfi iyo dhib baa wax ku soo garsin kara
@ahmedduale7495
5 жыл бұрын
Suufiyadu waa shactiro miiran 😀😀😀😀
@sadishladan4558
8 жыл бұрын
ilahey haka qabto dadkan sufiyada o shirkiga wato bismilahi
Пікірлер: 213