Fartuun Bal Balaarka waa caaqad waxaan ku balaney in ay aniga I doorato hadhoowna aan lacagta kala goosano Ciise Xabiibi oo aad moodid qof isbitaal qof ku booqanaya oo funaanad Ciir ah qaba ayey isku kala bixisay kkkkk Cadnaanow aniga Xaniiyahayga ayaan fuuley WIXIINU WAA WAJI GARASHO EE ISKA KEY DOORO 😅 ayadiina horey ayey iga daftay kkkkk Rahma Hassan wn ku wataa mida kale qofka xunkaayoo aad moodid JAWAAN SOOFE LA GALIYEY anigaa la qaatey in aad I iimaansatid😅 one love My team
Пікірлер: 82