Yaasiin Maxamuud Cibaar, oo ah Maamulaha Ururka Bangiyada Soomaaliyeed ayaa ka sheekaynaya caqabadaha ay ardada waxbarashada dibadda u aada, ay kala kulmaan dalalka ay tageen. Sidoo kale wuxuu sharxayaa Doorka Professional Certificates ka ay ku leeyihiin suuqa shaqada.
Yaasiin Maxamuud Cibaar wuxuu ka mid yahay haldoorka ardaydii ka aflaxay Jaamacadda Muqdishu 2007dii.
Негізгі бет Doorka Professional Certificates ka ay ku leeyihiin suuqa shaqada Yaasiin Cibaar
Пікірлер