Mashaalh. congratulations from Seattle. Non-profit schools such as Burco Academy are important because they prioritize mission-driven education and focus on providing students with a well-rounded education. They will make education accessible to a diverse range of Somaliland students by offering financial aid and scholarships. It is great how you are engaging with local communities through outreach programs and service-learning opportunities. Your school will contribute to research and innovation, with dedicated research centers and faculty involved in cutting-edge research. Schools like this will provide long-term stability as they are not driven by profit motives, reinvesting surplus funds into improving the institution. Their accreditation ensures credibility and recognition for the degrees earned by students. Overall, non-profit schools are crucial for providing accessible, high-quality education, fostering community engagement, advancing research, and maintaining stability. Long live Somaliland.
@omardafle3614
Жыл бұрын
Long live❤❤
@liibanmumin6582
Жыл бұрын
Maasha allaha waa gabadh dadaal badan muujisay oo dalkeedii iyo dadkeedii iyo magaaladeedii waxtar wayn kula soo noqotay hambalyo gabdhaa iyo teamkeeda thanks
@advyser
Жыл бұрын
Wish someone could do something similar in healthcare ie Open up state of the art hospital with the right workers
@MubarikCadani
Жыл бұрын
We applaud Ms. Aisha Farrah, and her team for their remarkable achievement of establishing Burao Academy School, a non-profit boarding school in Somaliland that offers quality education to students from various backgrounds. We admire her dedication and influence and hope for her continued success.
@osmanahmed7832
Жыл бұрын
Dadka Reer Burco ee aqoonyahanka ah inta badan way iska bidaan deegaankooda oo waxaa ku shaqeysta deegaanno kale iyo waddamo kale, laakiin idinku waad gudateen waajibkiinii. Mahadsanidin! Mahadsanidin.
Aad bey u mahadsan yihiin dalkeenu khaasatan gobolka togdheer iyo guud ahaan gobolada bari aad bey ugu baahnayen wax barasho tayo leh 👏❤
@abdirahmanaidid1289
Жыл бұрын
Wan kugu racsanahay waliba xaga farsamada bringing hure. Guboolkan ba ku caan alaaha lakin hada goobolada barii way liitan waxanan u arka dadkoodii inay gabeen
@nimcoabokar-fe2yo
Жыл бұрын
.mansha Allah casha ahmed beladi iyo teamka lashaqeeyo ee dhalinyarada rerburco horumarka usameeyay alle haydinka abaal mariyo ❤❤
@hodangafadi5042
Жыл бұрын
Mashallah, those who creative school for the kids , they have done a huge achievements 👏 👍 well done them congratulations 🎊
@hodhare961
Жыл бұрын
Yarka yidhi Maraykan waa wadan khatar iyo fursadoba leh waa runtiisa! Guul baan idiin rajaynayaa ku soo dhawaada Maraykan ❤️
garan maayo xaqiiqatan muuqalkan mid iiga faraxd badnaan lahaa inaan daawado inuu jiro runtii Cabdisalaan hereri aadbaan kuugu mahad celinayaa inaad nooso gudbisayy qurxda tayada iyo rajada cusub ee lagu farxo ee gobolkaygii ay ka hir galiyeen mudaaniintu sidoo kale aan hanbalyo dhaho ardayda deeqaha waxbarsho ku guulaysatay 😊
@MubYus
Жыл бұрын
This is pure development.
@shakuurali7193
Жыл бұрын
Amazing work!! Masha Allah keep going.
@halabuurcabaascabdiraxmaan1678
Жыл бұрын
Mshllh waa jaanis muhiim ah oo aanan nasiib u yeelan Alle ha idin barakeeyee dedaalka halkaa ka sii wada
@yahyajama8319
Жыл бұрын
War dadkan oo kale ayan u bahney wax ku so kordhinya dalka mee reer hargeysa is muujiya oo wax keena sidan oo kale Mashallah
@universeboy6304
Жыл бұрын
The first comment . Waxaan leeyahay keep going wriye sare
@fardowsa6949
Жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah ilahay ha idin labto wax weyn baad ku soo kordhiseen dalka amaba gobolka ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉.
@saidmahamud5332
Жыл бұрын
Waan Hambalyeynayaa asaaseyaasha dugsigaa iyo cid walba oo gobolka wax ku soo kordhinaysa
@gaadhayegaadhaye777
Жыл бұрын
I am so pleased to see the making of our future generations
@abdirizakmd9711
Жыл бұрын
masha allah kheyr alle ha idin siiyo
@carafadaleeli272
Жыл бұрын
Allah haydan barakeeyo, dadkaygiiyow ❤
@Qeybdiid25
Жыл бұрын
Masha Allah Caruurtayda ayaan ku dari insha Allah. Waanan uga mahadcelinyaaa aasaasayaasha iskuulka
@mowliidabdi6030
Жыл бұрын
Maashaallh waa sifiican
@Shtjy33
Жыл бұрын
Marwadu midab qurxoona waa dadkii aan is cadeyn❤😊
@muznaahmed6968
Жыл бұрын
ماشاء الله Mashallah Allah will do for this all who build Burco Academic ❤
Waa fikir fiican good job, wadanku tayo ayuu u baahanyahay gaar ahaan in luqada English laga dhiso ardayda, arday master law sita ama international relations oo loo baahna inu doodaha caalamka ka qeyb galo ayaa loo turjumaya luqadii English
@hodhare961
Жыл бұрын
Wllo English aqoon maaha, in laguu turjumo waa ilbaxnimo maaha dibu dhac. Madaxda aduunka waa loo turjumaa 😎
@jamac7119
Жыл бұрын
Hi Allan haydinbarakeyo runahaanti waalobahana arintan oo kale sida dadka waxa fahma ogyahay dalkan majirto tacliin tayale burcona waa melaha ugudabeeya aqoonta so I can say really the best idea
@ahmednuryusuf6611
Жыл бұрын
Mashaa Allaah
@HawrarLyrics
Жыл бұрын
Aad bay ugu mahadsan yihiin
@Mayflower1122
Жыл бұрын
Masha Allah ❤
@iissa7685
Жыл бұрын
Wooow...gobolkii raga🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@user-ob6ug2sj8l
Жыл бұрын
Xgee ka yaala burco iskuulamkani❤
@nimcocabdi7516
3 ай бұрын
Wll sii bakhti korba loo dhaafaya
@fatimasuleiman6158
Жыл бұрын
Asc waxaan halkaa aad ugu faraxsanahay in uu wariye qiimo badan waa cabdi salaan hereri uu soo booqdo oo u bandhigo in ay aduunku wax ka ogaadaan Burco Academy iyo waxa ay dalka ku soo kordisay waxaan leeyahay waad mahadsan tahay (عبد السلام هرير شكرآ جزيلا
@Fransiis
Жыл бұрын
Maashalah Hambalyo
@Beldaje
Жыл бұрын
asc 1 ban ahay matay❤
@ayaanismail5516
Жыл бұрын
Maashalaah
@safiyaomar6179
Жыл бұрын
Burco hore haw socoto dagaalada iyo dibu dhacana hayska dayso
@nimcocali4005
Жыл бұрын
😊halkuu burco kagayaalaa
@user-km7hr4fy8s
Жыл бұрын
Masha Allah
@SAIDJAMA-mj1fe
Жыл бұрын
Congratulation guys,
@ayishahalsomali7539
Жыл бұрын
ما شاء الله، اللهم بارك
@sacdisharif7636
Жыл бұрын
MashaAllah ❤❤❤
@ahmedhussein1774
Жыл бұрын
Hereri💯💯💯💯💯💯💯
@x0tic.1
Жыл бұрын
Maansha Allah tabaarakalah
@safeyaomer4692
Жыл бұрын
MashAllah tabaraka Raham
@yazissa6411
Жыл бұрын
MaashaAllah
@Qalanjo.14
Жыл бұрын
Maasha Allah. Job welldone🎉, sure quality education in Somalila is zero. I hope every state would visit Somaliland diaspora schools for exchange of knowledge and ownership of their country. Thanks SL educators.
@ailover5719
Жыл бұрын
This is somaliland burco nobody care about failed state of Zoo-malia
Maasha Allahu tacaalaa Guul baan u rajaynayaa dhamaan ardaydaas Mabruuk, hambalyo and congratulations 🎉
@cabdikariimxirsi861
Жыл бұрын
Mansha allah Iskuuladda loo baahanyahay ayuu ka mid yahay, ee aanan fursad u helin.
@Siciid22
Жыл бұрын
Good ❤luck
@fatimasuleiman6158
Жыл бұрын
Asc waan hambalyaynayaa caasha iyo tiimka la sameeyeyba waxaan halkaa ka qirayaa in ay qof aad u qiimo badan tahay waxaa kale.oo add ugu boorinayaa in lagala shaqeeyo oo reer burco hala caawiyo schoolka waxaan leeyahay guulaysta bi idnillaahi
Haa sidaa yidhi? Yaa kuu diiday adigaagan inaad magaaladaada iskool, dhakhtar, ceel iwm ka dhisto? Ku farax iskuulka arday Soomaali ah wax lagu barayo meel kastoo joogo.
@fuaadmuuse3211
Жыл бұрын
Somali students need boarding schools with high quality levels, and I encourage the founders although I appreciate so much , but the problem will be the hard money that most of the students can’t afford. Please give some scholarship with poor families
@xaliimo5422
Жыл бұрын
we miss bura'o diaspora for theirs investments And education. I don't know why they hated bura'o
@ahmedyousufibrahim980
Жыл бұрын
Comment coldoon ee wax ba la galaysinayaa manta ma arkee ma qabyaladaa hh
@Ayaan-ve2ur
Жыл бұрын
Xaafadu kuyaala please igu waaciya
@elmiabdullahi1960
Жыл бұрын
Caasho Axmed Faarax iyo kuwii kale oo aasaasay Buroa Academy of Science and technology waa dad aad u qiimo badan, waa wax tussale u noqon kara Soomaali oo dhan. Waa in tacliinta tayo leh oo, dunida casriga la jaanqaada, dadka Soomaaliyeed ma haystaan wax tacliin ah oo tayo leh, waxa tacliintii noqotay jaantaa rogan, oo sababtuna tahay dagaal gii sukeeye oo dalka ka dhacay, ayaa hab NOG’s oo u badan carab ku xiran iyo kuwo ujeedo badan ah, lacag ardayda ka qaata, waxba laga baran, ee wadanka guud ahaan waa in tacliin ku sheega wax laga qabto.
@ahmedadan2745
Жыл бұрын
Mashalah somaliland guul
@axamedmaxamed3615
Жыл бұрын
Asc ad ban idiin salanaya lkn waxba kama tur jumeyso
@AliHassan-hb1bn
Жыл бұрын
Maxaa kadanbeeya sheekadan , maxaase laga dhaxlikaraa. ? No free lunch.
Kuwa kalena shurudaha Alshabab ayey ku guleysten oo wa nadtod hurayaa
@khaldirhassan4581
Жыл бұрын
Huu haada Mooye somalida meel walba ay joogaan waa isku mid
@muuseroople9747
Жыл бұрын
masha allah dad wx qabtay weeye lkn imkay dadkii coldoo oo kle aha ee horumarka wadanka kasoo hor jeeday marada ka jeexi doonan insha allah wxan rajeynaya in dad tayo leh oo wadanka wax uqabta kasoo baxaan haba yaraadane 👏❤
@BEERYAHAN
Жыл бұрын
HAWEENEYDAAN qaawan ee jirkeeda asturi la' arday nuucee ah ayay soo saaree ??
@nimcocali4005
Жыл бұрын
dulaysane adigu cawradaada saw madirtid
@BEERYAHAN
Жыл бұрын
@@nimcocali4005 INA CALIYEEY waxaa musiibo kuugu filan qof qaawan difaaciis oo aan ku ogayn inaad danbi u gashid. Maxaa shaydaanimadaas kuusoo arkay ??
@blackpink2487
Жыл бұрын
HERE KU ODHAN MAAYO JIIN BAA KULA SHAQEYE MARBA MEEL BAAD NOOGA SOO DEGEYSA AADIGU MAD MAAR NAFTADA NOGA WARANTIID
@blackpink2487
Жыл бұрын
SCW SUUBXANALLAA YAA YIDHAHAA CARUURTA HAA ISKADIIRINA MAXA WADANKODA UU DIIDEY GAALLAA FAAN GAREYNEYSA SOM GAAL MA MAQLEYN WABA DABA DHOOHLEYNAYAAN SUUBXANALLAA
@ND-ln1hi
Жыл бұрын
Caruur ma aha waa dad waaweyn, ilaahay ha xifdiyo.
@blackpink2487
Жыл бұрын
@@ND-ln1hi AAMIN INTI LADIIRAY WAX MAKASO NOQDEN INKASTO CARUUR YIHIN 15 BAAN FILI INEY YIHIN KII LADUFSAN KARO WAA LADUFSAN MA SOM BAA UDHIIGEYSA GAALO AYAA WAX UDHIIGEYSA CARUURTINA MA WAAYIN WAX DHIGASHO EE HAYSTA CARUURIHINA MAXA 8 9 10 ILA INTA UDHAXEYSA LO KAXEYA DEYSTA CARUURIHINA ILAHAY WAA IDIN SUALAYA CILMI BURCO WUU BUUX DHAFIYEY MAANSHA ALLAA
Пікірлер: 135