ASC walaal I am very interested this property could you please give me more information.
@mrknowlege5582
2 жыл бұрын
@@Akvlogs_2023 I m interested please help
@DARMAAN1
2 жыл бұрын
Xagee kala xidhiidha?
@nooraliade8996
2 жыл бұрын
Wllo waa 320$ bishii
@asmaosman2254
2 жыл бұрын
Xaafada waan ka helnay,laakiin service nam tusin school, playground, Masjid,madaras quraan iyo Suuq. 100 Guri oo aan lahayn Police Station iyo Dakhtar . Socon meysee Marka Hore inta aydan Bilaabin wajiga labaad kuwan u dhameystira Baahida degaanka.
@juweeria5912
2 жыл бұрын
Waa loo gu taala jiraa in taaba in loo dhamaystiro
@naimajama5303
Жыл бұрын
NAACNAC MEESHU MAA EUROPA😂😂😂
@asmasalah8198
2 жыл бұрын
Burco bila waxay kamid noqon doonta xafadaha ugu qurxoon magalada burco mansha allah
@alburcaawi2803
2 жыл бұрын
Maasha Allaah waa Burco Bila, waa xaafad meel wanaagsan Ku yaala oo jawi macaan, waxay la deris tahay Barkulan hotel and restaurant and supermarket oo ah interchange hub of all the buses coming from all the way from Bosaso to Borama, waana halka iminka Burco ugu shidan uguna jaban, cid kasta oo fursad u helayso haka faaidaysato waxa laga yaabaa sanad ama Laba Sano Ka dib in waxba kaga Hari waayo oo ay aad u qaaliyowdo. Thanks AK VLOGS walaalyaal.
@nimohussein7123
2 жыл бұрын
Waryaaaa burco wa magaaalo jabane ha nala soo gelina qaaaligii hargeys
@umalkhymohamed7492
2 жыл бұрын
Mansha allah reer burco kuu yaaca intaad hargeisa kuuso yaacaysan 🤣🤣🤣
@AliAli-jy7kb
2 жыл бұрын
Umada.muslimka soomaliyed waxa.wareeriyay.dhiig miiritoyin.rabto.iney.dhulkoda.ka gadaan.subxanalahi.allahow imanka no sug.anaga iyo inta muslim ah amiiin
@Adam-rg2gt
2 жыл бұрын
Maashaa Allaah. Wadankii waa dhismayaa. Shacabkii waa dadaalayaan. Dawladdu laami ha u samayso.
@Manka2123
2 жыл бұрын
Waa walaahi waa raqiis hadaan ahaan lahaa reer burco waan gadan lahaa Maa shaa Allah
@alihaybe1201
2 жыл бұрын
Ado aan reer burco ahayn baad iibsan karta oo waliba lagu ilaaliniya burco somali maxamed qabiilka uu doono ha noqdo way ku noolyihin
@democracy480
2 жыл бұрын
Masha allah ,anigoo kasoo jeeda Puntland Somalia ,waan jeclaan lahaa inaan Guri 4 Qol ah ka gato.
@lidsalax5624
2 жыл бұрын
Sharciga Somalilander soo qaado hadii kale bye
@dayax1411
2 жыл бұрын
@@lidsalax5624 waar hallo noocaga nama matashid qof kasta waan ogolnahy inuu soo Dago somaliland
@musemuse1507
2 жыл бұрын
Adiga waaba lagu xiraya hadaad imaatid Burca
@abdifatahabdulqadir2559
6 ай бұрын
Sual walalaha burco iyo guud ahaan reer Somaliland Suaashas oo ah gof aan Somalilander aheyn tusaale kasoo jeeda Mogadishu ama meela kale dastuurka Somaliland ma ogolaanayaa in uu guri ka iibsado fadlan waxaabn rajeynayaa si xishmad leh oo walaltinimo leh inaad iiga jawaabtan suaasheydan waad mahadsantihiin
@Shaahid
5 ай бұрын
Subhaan Allaah, walalo ma qof Soomaali ah ayaa cidi u diidaysaa guri iyo hanti inuu ku yeesho Somaliland, Qabiil kasta oo Soomaaliyeed waa degan yihiin Burco iyo Hargeisa guryo iyo ganacsi na waa ku leeyihiin. Soo dhawoow walaal, ha is qariibin.
@youseftxx
2 жыл бұрын
أستمر أخوي أنت مبدع 🖤
@kawsarxuseen2442
2 жыл бұрын
Wa guryo quruxbadan on caadi ahayn Masha Allaah reer burco kafa idaysta
@hisjama9312
2 жыл бұрын
Masha allaha keep going well done noolow somalilander dhabah
@shamsaweheliye6317
2 жыл бұрын
Maashaa Allaah aad ayaan ug ubogay waa kaxumahay deegaan kaa naagi laakiin asaxaabtay oo dhan ayaan u diray Illaahay hawbarakeeyo
@goldensilver210
2 жыл бұрын
Masha Allah. Intaan arkayey wax ka dhismo fiican ma arag.
@aymanyasin5128
2 жыл бұрын
manshAllah ilaahay ha noo barakeeyo
@roodaismail7
2 жыл бұрын
Maashallaah Hambalyo Burco waa magaaladaydii❤❤❤
@aminaali6892
2 жыл бұрын
Masha allaah tabarakallaah
@queenaraweelo5915
2 жыл бұрын
Maansha allah waa haanus fiican iyo guryo qurxoon. Reer burco hadaan ahaan lahaa waa iibsanlahaa
@xaawaxassan9593
2 жыл бұрын
Masha allaah
@AhmedOsman-xk1gj
Жыл бұрын
Maansha alla waa Guryo aad Aurux badan waanu ka helay waxayna ku taalaa meel quata ama waa village Degan oo ku Qurux badan familyadda reeraha xaasaska iyo iyo Dadka qurbajooga ah waxan Deganahay Dalka ingiriiska waxaan Doonayaa inaan laba guri ka iibsado xaafadan ama Shirkadda Burco Billa fallen waxaan idinka Doonayaa inaad ii Soo Qortaan telefoonada laga helaayo Maamulka Shirkada Burco Billa
@ahmedhassan-hc9rl
2 жыл бұрын
Maasha allah video qurux badan
@asmaabdoulwahab1325
2 жыл бұрын
Burco bila so beautiful ❤️ masha allah
@umucabdalereehabarwaa3673
2 жыл бұрын
Asc maaashaa allaah wll
@zarahmohammed573
2 жыл бұрын
Maasha Allaah Alow barakey
@aziamohamuud9283
2 жыл бұрын
Woow Burco bilaa masha allah 🙏
@fardowsa6949
2 жыл бұрын
Wow masha Allah
@aadangaydh1954
2 жыл бұрын
Mash alaah
@MrBOSSMAN2342
2 жыл бұрын
Great video sxb, Kuwi Hore ayaan Ka Hadhay Kuwa Dambe insha allah Thanks sxb
@ahmedhussein97
2 жыл бұрын
Mansha Allah soo beautiful
@imanhassan6488
2 жыл бұрын
Masha Allah waa mashruuc wacan oo laga faidaysan karo
Mid haduu dab qabsado kuli waa shuf maxaa la isugu dhejiyey
@farduusmohmud975
2 жыл бұрын
Imisa sanaa lacagta la bixinayaa
@king_suleiman
2 жыл бұрын
Asc. Waa imisa cabbirka gurigu kufadhiyo. Ka shanta qol ah iyo ka afarta qol ah?. Thanks
@Akvlogs_2023
2 жыл бұрын
What's appearing igala so hadal comments usareeya
@adanabsiye2957
2 жыл бұрын
Asc walaal shirkadaasi ma dhistaa fooqaq ama dabaqyo hadii ay dhisto guryihii hore intay dumiso ayaan doonayaa inaan hutel u bedelo oo sidaa harumarin bixiyo inta soo hadhana aan si si yar u bixiyo Iyo meel aan kala soo xidhiidho
@ahmedismail48
2 жыл бұрын
Halkaaan kala xidhiidha Shirkada nin rer burco ah ayaan ahy aaan guri ka iibsade
@rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
2 жыл бұрын
Lamaber koda soo qor
@ifrahibrahim74
2 жыл бұрын
Asc qololka maxaa madoobeyay
@anisahersi8392
2 жыл бұрын
Asc walal bal 4 qolka ila ogow had alle yerahdo
@mohamedsaid9001
9 ай бұрын
Waa imisa gurigu
@abdiladifabdulle6796
2 жыл бұрын
Wadada laami saaraa soo uqurux banaanto meeesha
@goddanegarmaqaate6687
2 жыл бұрын
Mr axmed
@abdiomar9042
2 жыл бұрын
Waa qurux badan tahay mashruca hala badiyo 5000 Jun oo guri halaga dhigo waan ka helay lamiyada halo dhiso
@Cabdiqaninuur4980
2 жыл бұрын
garanay
@jamalskp7280
2 жыл бұрын
Imisaa la siinayaa?
@ramlaaden8002
2 жыл бұрын
Guryaha wa oky lkn jikada waciriiri insha allh guri ban qadanaya
@crunchyrager6264
2 жыл бұрын
Asalaamu caleykum walaal inteen kala ciriiraan hadii aan rabo 5ta qol
@aamohamed5102
2 жыл бұрын
$ 300 Dollar goormay dhamaanayaan? Guriga lacagta guud ee layga rabaa waa imisa?
@duufaanahmed5893
Жыл бұрын
BEEN WALLHI WAXAN ANNAGA TAGNEY WA MEEL BILA MALCAMAD AH BILA SCHOOL, BILA MASJID ,🚀🚀🚀🚀🚀🚀 DIGNIIN WXA JOGA O KALE 🚀🚀🚀🚀WARABE DADKA CUNA
@Nabadoon1000
2 жыл бұрын
Waan jeclaa inaan maruun arkoo meel kaa baxsaan magaladaa I go for lakiin qimahaa soo shekaa I don’t think $3000 lakiin full price please I’m ready
@Akvlogs_2023
2 жыл бұрын
Muqaalka wada dawo waniga kusheegay
@munamaxmed4773
2 жыл бұрын
Xagee lagal xidhidhayaa tolow
@LastMomentMan
2 жыл бұрын
Can you tell us the location as GPS ?.
@alburcaawi2803
2 жыл бұрын
Bro check Barkulan hotel Burco it's right behind the hotel about 700m back.
@abdihakiimmaxamedchannel8455
2 жыл бұрын
Reer hargaysa wanu leenahay hanu soo guuri hadii aad illahay taqaan waxaanu burco ku haysana qiime jaban
@kalilrage8873
2 жыл бұрын
Haddan ka fekeraya wallahi
@Akvlogs_2023
2 жыл бұрын
Hargeisa jamgareysen rer burco laydinka yeeli mayo waxa😅
@khadarqorane1725
2 жыл бұрын
@@Akvlogs_2023 Asc Pro maka heli kara company sidan oo kale guryaha u bixiya hargeysa, hadi an heli karo pleas maila wadagi karta Contract number oo kala xiriro, many thanka
@nagaadjama3312
2 жыл бұрын
Waban ka hinaasay kkkkkk maasha Allah Hargeysa lama goyn karo wa so expensive Guryahan oo kale wana meel fican oo hawo ah
@ifrahyassin7617
Жыл бұрын
How much cash price
@yaasiinhassan2127
2 жыл бұрын
Xagee kala xidhiidhaa shirkada waan ka qayb gelayaa mai
@Tayasiir
2 жыл бұрын
Mashallah beautiful daanta galbeedna ka sameeya si magaaladu u fido
@@munamohamed6709 kkkkkkkkkk markaa Waddani hasoo saaraan oo ha shaqaystaan miyaa halkan way soo gaadhi doonaane miyaa ujeedadu inbti? Hhhhhhhhhhhhh
@munamohamed6709
2 жыл бұрын
@@Tayasiir kkkkkkkk marunta ayaad Ku qososhaykkkkkk
@munamohamed6709
2 жыл бұрын
@@Tayasiir Maya ee awalba wa haysanay Mal aduun ee xolo aan kulmiye ka tacabnay wax Kuma an dhisaye ee wadani ayaa mooday in mesha xoolo Laga tabco anaguna waxan islenahay hadan nahay rerka kulmiye maruun yaad ku warejisan aad iska nasatane
Пікірлер: 252