Bro Shine minay Mxa u baqesa in ad shegto mesha ad ka imaty si wcn ugu run shegto Kakuma in ad waqtiga badn ku so qaty marka dha heso Nairobi ban anigo yar la ii kanay wn wx bara shadeda ku qaty ma kakuma ad ka fanesa
Addunku wawada may🤣🤣🤣🤣she is crazy. Maxaa kamacnaa ddee hadduu kuheeso afsomaliguba waa may iyo mayee
@ibrahimcomentandlike2658
5 жыл бұрын
May iyo maye mahe may iyo maxatiri waye
@kowsarkowsar7238
5 жыл бұрын
heesaha mayga ha leynoo soo badiyo iyo banaadir iga hore u socda
@ahmedyasin4758
5 жыл бұрын
Eglan Iidle la aantiis barnaamijka ma qabanaayaan kardid Waa is turjumaa Ku the intaas iidle in iska fiiir fiirsato lee rabtaa Kajal And Sherukh Khan🔥🔥🔥
@nimcofarax5131
5 жыл бұрын
Waxii odhan baad fahmaysaa kkk
@hadiahadia6521
5 жыл бұрын
Masha Allah idle iyo lafta gare 👍👌✋👏👈❤❤❤❤
@rahiimabdicasiisosman7279
5 жыл бұрын
Waa 3luuqad ku hadlaan 😂😂 Reer waqooyi iyo reer xamar iyo reer baydhabo 😂😂😂😂😂
@sagalosman1083
5 жыл бұрын
Lkn walaaley wiilka caadi aaba loo fahmaaa hadalkiis ee maxaa laguugu turjumaa
@bishaaromaxmed7238
5 жыл бұрын
Ana USO horeyo idle Yare waku aminsnhy❤❤😘😘😘
@bishaaromaxmed7238
5 жыл бұрын
Ok
@abwaanjeexmaroodiinternati7459
5 жыл бұрын
Iglan iyo iidle waan idin sallaamay
@nehaabdi3005
5 жыл бұрын
Asc dhmaan sigara iidle tagera u ahy wllhi
@nasiibcali1586
5 жыл бұрын
Iidlow brother mayga ayaa mcn ku thy maad qaadid brother
Eglan aad ayan uquruxbadantahay allh ku xafido iidle sxb ii noolow inta nolol jirto sxb
@axmedadan5213
5 жыл бұрын
Oky maa eglanbaa wll
@mohamudaadam4310
5 жыл бұрын
Eglan Af somalI waa fahme ma aHaa Kulaha Ninka af kalE muu ku hadlOyaa😂😂
@cabdshakuucadow7323
5 жыл бұрын
Masha alaha k GS waantaageera
@huthabeauty5365
5 жыл бұрын
Fanaan cadaan ku lahaa naa beenta iska daayo waa fanaan somaaliyaye isku xishood from burco
@lmo6374
5 жыл бұрын
Aniga baa fahmaya af may oo Europa ku kornay sheeko is yelyeel iga dheh af may waa soomaali may iyo maxaa la dhaha caadi iska dhiiga.ani xata waxaan la yaba dadka hadda qurbaha soogalay af kooda ka faano.viva may accent 🤩👍
@axmedadan5213
5 жыл бұрын
Aad ayan utageraa msh allh
@zahraweyseysane3952
5 жыл бұрын
Iglaneey waxaad tahay weriye waa in aad isku daydaa in aad fahanto waayo hada wiilkan waa la fahmayaa hadana waxaan ka imi wagooyiga weliba sool iyo sanaag
@DARMAAN1
5 жыл бұрын
Eggland waan ku salaamay
@DARMAAN1
5 жыл бұрын
haye wllo @Shemuna Beauty
@hodansiciid4347
5 жыл бұрын
Waa lafahma kibr baa hay nagta
@aidenbk1757
5 жыл бұрын
Wow love it 👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
@mohamedkhadar9830
5 жыл бұрын
Arlaa quustay Source of Egland show
@rahmaruxi1433
5 жыл бұрын
Iglan show wan ku salamay huuno
@hamdaaliahmed5235
5 жыл бұрын
Hhh mayee u turjun afkisa qaniga kukuyay la jogta markasay is mod moday ilahow ya wasirka warfafinta ayamo idhiba maxan TV iyo wariyayal XABSIGA dhaqan celiska ka buxin laha🙏🙏
@hamdaaliahmed5235
5 жыл бұрын
@Shemuna Beauty xbb wn ku saray
@faysalcali8635
5 жыл бұрын
Wlllhi idle funyy waaye 🤣🤣🤣
@muuseyuusuf5177
5 жыл бұрын
isastur walaashey qali iglan saalax
@daacadimahungowdo903
5 жыл бұрын
Iidle waaa fariid farxaan qalbi fcn
@superbaariloveaction5619
5 жыл бұрын
Fiiri iglan show mid maku weydiiyaa iidle adi maa jecel mise adaa ku jecel waa keeni waayey ii sheeg
@ar0w025
5 жыл бұрын
Kkkk
@minaabdullahi7991
5 жыл бұрын
😊maay maxatiri
@ar0w025
5 жыл бұрын
Kkķkkkkkk aar iidla
@kowsarkowsar7238
5 жыл бұрын
walahi shumaali 2 waaye wooow
@rashkalovechannel7210
5 жыл бұрын
Eglaney waa wuu qaldanyhy qofkan maaygiisa ku dhex intee ka imaadey dhex
@Shemuna Beauty sido kle wll igu qali ah🙏gmailka igala so hadal
@mohafarah5693
5 жыл бұрын
@Shemuna Beauty hhh dhib malahan whtsapka igala so hadal +905523741084
@SoccersmileTV
5 жыл бұрын
Iidlow xooga isyare adkeee heersaraadgaariyee
@nasiibcali1586
5 жыл бұрын
Kuma arko quruxey
@minaabdullahi7991
5 жыл бұрын
Eglan maxay qosol isku celisay Hhh
@xalimosacdiyonuurxasan607
5 жыл бұрын
Wlh waa idinku heeysta iidle iyo eglan
@dheemanibrahim1121
5 жыл бұрын
Dhamaatin waniso dhawahenaa cml
@hannadyarre614
5 жыл бұрын
markaa cadaan dhaheyso micnaha af mayga Maa yasee whli eglaney ruux Kaa maangaabsan WAli ma arkin wxn ku dhihi lahaa qof la taliyaa sameeso naag bulshada MNta la jaanqaadi krta ma tihid Waa is qasbee LKN eedo tuulo oo biyo Aan ismarinaa thy
@nasteexocali6436
5 жыл бұрын
Waaaa runtaan Af May turjumad Uma baahana
@asiamusa689
5 жыл бұрын
Tan England na waraysi xumida aya lagu cadabayaa naa go back journalisms school kii suuxe
@bibinuur6707
5 жыл бұрын
Shiine wanku salamay
@abdiwahabhassan7992
5 жыл бұрын
Koo ila dhel dhuboy 😂😂😂warya may cadi ma ahan wan yar fahmaya
@abdullahkidogo2824
5 жыл бұрын
Wana tagara ninkan
@ilyasdagan6780
5 жыл бұрын
Idle eelaay miyaa
@hassoofficial7539
5 жыл бұрын
Waraa ShiiNe kakuma is kaga laaaBo😁😆😆😂
@daddywagwan9190
5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 banoontadi iska cayrso dheh
@sheikhjeesto887
5 жыл бұрын
Igaln show suaaal hore ma daahirbaa ku baqaba mise iidle
@hibaqabdimashaallaah4076
5 жыл бұрын
cidna ma qabto dadka wey is fahmeen wll
@yousofothman638
5 жыл бұрын
hhhh Eglaney iidle qaab been ah uturjumay wa beentiis
Eglaney Qofka iska hor kicin Dadka noocan ah ba donaya inay somali kula shegtaan😃😃
@nawaalali7748
5 жыл бұрын
Sxb ninkas ma Rushba adiga turjuman raadsaday
@runsheeg1971
5 жыл бұрын
Naagta iglan ah doqon sanaaa
@muwaarakgroup655
5 жыл бұрын
Luuqadan maay ma ahan luuqada jareerta waaye
@huudafarah8275
5 жыл бұрын
Hhhhh maxu dhahay
@ar0w025
5 жыл бұрын
Lkn ninkan rer dhobey weeye raxanweyn toos ah maaha
@alcasaa22channel19
5 жыл бұрын
23:47 yaa ila arka igland ciilka aduunka ihaaya gayga kulahaa MAAY KKK
@haydar378
5 жыл бұрын
Iidle translator
@abdirahmanmohamed4136
5 жыл бұрын
Eglan show wlly waxaan ku oranayaa dhaxag meel dhaw ayuu ku dhacaa dhawaaqna meel dheer ayuu ku dhacaa iska fiiri waxa intaadan falin luuqadeena afka somaliga ah meelna ha uga dhicin maayga waa lahjed ee ma ahan luuqad sidaa darteed adigana ha is karaama dilin oo qofan luuqadiisa aanba wada garaneen ama dhan kamida ka fanaya umada ha hor keenin
@Qalbiholcay692
5 жыл бұрын
Eglan inkaara qabta, umad maxa kawaashey
@zamraqueen9741
5 жыл бұрын
ara niku muxu ku hesay wlhi waa IGA yabiya kulah jecel waxab kama tagin 👈
Masha Allah Sxbkey iidle iyo dumaashidey eglan salax Big respect
@iskaxaaji7476
5 жыл бұрын
#X maxad kafaa'ide hadan Ku sheego reer kaan ka'ahay bro
@iskaxaaji7476
5 жыл бұрын
T dots Darta qabiil ugu gafi maaye laandheer nimada adi iska qaado
@kalthunahmed9355
5 жыл бұрын
Asc iidle miyuu is cadeeyey mise sidan ayuu u cadaa ii jawaaba beryo dhawaydna dawooyinka la isku cadeeyo ayuu ka hadlayeye
@baadigoobmedia6422
5 жыл бұрын
Now bow War reer xamarka ayan la yabanaye kuwana somali ma yihin wllhi tawxiidka ayun baa naga dhaxeya
@ahmedcumar4827
5 жыл бұрын
baadi goob Media reer xamar mahan ee waa reer beydhabo ee wadanka kala baro yaa marqanlaan
@Abdikadir1
5 жыл бұрын
Marqaan land😂😂
@baadigoobmedia6422
5 жыл бұрын
Ahmed cumar yaa ku idhi waa reer xamar msg si fican u akhriso cambuladi iyo qaadki usgaga aha aya wax ku dhime kuwana af ay leyihin ku hadlaye reer xamarku maxay ku hadlan waa la garan layahay
@muuseyuusuf5177
5 жыл бұрын
war idinkuna afsoonali ku heesaha nacalaa idinku yaalee
@adoontiallequruxdumarwadin6232
5 жыл бұрын
Uf Idile af uur yurub kuwaashaa bal iswedan miyaa mal Laku faano ahaa af urr hortaa ninkan afkaa mu iskaa cadaayo. Aqas
@mohamedhassan-yc2cw
5 жыл бұрын
Iidle afkiisa wa carfaa lkn adigaa af ur ah ee sakiin laq
@keeyfo
5 жыл бұрын
Wow idale cawa ayuu English sax ku hadlay eglan waxan kuleyahy kabaro macalinkaga si ay unaqato saxafi dhamestiran
Пікірлер: 133