qof aad kala tagten inad ciyar ka dhigato waa qalad laga yaba in aysan qalbiga kasarin marba hadayna run ka ahayn in ad kulabato maxad qalbiga ugaga ciyaro waxan wax fcb maha😢
@aminomaxamed5943
Жыл бұрын
Xqq wye wlhi
@nucmaanofficial484
Жыл бұрын
Aankuwada salino xabiibkena subanaa Muhammed sallahu calayhi wasalam 🥰🥰🥰🥰😘😘🎉
ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI
@cawosaleebn1175
Жыл бұрын
Aamiin
@abdirahmanuled9680
Жыл бұрын
@@cawosaleebn1175😢
@LIVERPOOL.FUN.19
Жыл бұрын
Aqas war waxan fashil cadiya 2023 waali basocoto hebel uf ama wow ex wac gabdhahan mid dooro afxumada ilmihii barteen ee emotional damage waa la ba ay laga dar Walee hooy joojiya waxan hadawanina uf uf uf uf uf uf uf uf uf
@sahraibrahim702
Жыл бұрын
Naag nool Ayaa heshey Gabadh iyo Badh👌
@allowikaalmeyofficialchane4488
Жыл бұрын
Asc. Eko bedel qeyr qabo. Naftaada jeclow nin yar baa tahay horey u soco magaalada dhan waa dumar. Eko labo rakaco tuko Illaah ku shugri in ay shar kuu tahay ayaa laga yaabaa ALLAAHU ACLAM. Aj saan wax ka bedel we love 💕.
@fadma8449
Жыл бұрын
Fiiri waxan aad ciyarta ka dhiganeysaan maahan ciyaar ee qof qalbigiisa ayaad ku ciyaareysaan sidaas nh waa qalad teeda kale waxa waa gabar haku ciyaarina hana ku kafmatina gabdhaha qalbigooda .
@fartunmohamed7616
Жыл бұрын
Mohan gabadhu wacay waa caqliley wey fahantayba
@sacdiyamaxamed7571
Жыл бұрын
Nio barnaamij jooji cause qofki la dhaho waa kusoo labanaa oo farxo hadhow maxaa loogu soo jwbaa dadka qabligoida laha ilaaliyo😔🥲
@K_arbash
Жыл бұрын
Challenge inaad sameneyso waan ogahay maxay ku dhahen dheh aan ogade marka she's İntelligent that girl🎉😮
@SabrinNur-jg2ic
Жыл бұрын
Yep she’s so clever 😮
@SabrinNur-jg2ic
Жыл бұрын
Gabadha uu mohan wacay wa legend family gisa xita way waydisay wana caqlilay oo way fahantay inu challenge sameynayo sorry Moha hade tan ku dhafty 😂😂
@ahmeddaahir5773
Жыл бұрын
Walis ogyahy qof aa Kaladag ten Se cod keda seal media losodhiga ayado fasax lakahesan
@SabrinNur-jg2ic
Жыл бұрын
@@ahmeddaahir5773 cod lee waye bro magac iyo video mesha mala kenin 😂
@FadumoMohamed-vk7dt
Жыл бұрын
Kan cadka dhaadhaan waaye nin qurxan oo hdl yaqaan waanba wayy jah
@naimamohamed644
Жыл бұрын
walee gabar caqli badan baa hashay 😅
@safiyosafiyo1117
Жыл бұрын
@@FadumoMohamed-vk7dt waa runtac
@faisamusse8522
Жыл бұрын
Baby don't cry life move on 💋 her lost your handsome young man inshallah u find better lady who put u first no matter what
kan ugu horeeyo wa reer badiye cadiya caaq ku dhele maxa dhaha
@mubaarakcabdirashiid3038
Жыл бұрын
Ma arkoosa😂😂😂
@dhoolmohamed8178
Жыл бұрын
Nin kas madow doqonimada intu ka keenay nin madaw doqon muu ahayne😢kuye layskuma soo labanyo nacas bilaa axsaas bilaa sharaf shit luqa waxd rabto wad oga oran karta lkn banan cadaa
@omarcabdiwali9154
Жыл бұрын
Wlhi nin qurxoon shukansi mayaqaano gabdha ka maqli jiray ileen been mhn😂😂😂😂😂 Ani foolxumo kaliya ahay lkn afka ka falanhy😂😂😂
Imka waxani run miya iledihin wax ka jiro maleh😂😂😏
@basragoodir8978
Жыл бұрын
Nin qurx badan markii lagu leyahy hadal ma yaqaaan beena modeysen hada kan ay mohaan dhahan day weliba wa disresbect 😂
@fardosofilsan6402
Жыл бұрын
Aniga nin ijecel 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 alx 😊❤❤❤❤❤❤ allow idaa nolosheyda ❤❤🥰❤
@salmamaxamuud5113
Жыл бұрын
Mohaan waa Xarabo Wlhi😂😂😂
@luuleycadey7788
Жыл бұрын
part2 soo samey Aj😂😂
@basrinaaden-rf5bg
Жыл бұрын
Aj style keep going mi poyz❤❤❤
@azmaamaxamuud2299
Жыл бұрын
Wiilka oyay baa ka naxay😢
@mohamudabdi1051
Жыл бұрын
Kan cad doqon waye muxu gabadha ugu ciyarayaa
@wllsancho9993
Жыл бұрын
Nio waa uu udhashaa mooday doqonimada
@CaashoKiin-tl3qj
Жыл бұрын
Nocilka 😏ugu horeyay callka waa bilaa aqlaaq😏
@bilanbella2519
Жыл бұрын
😂😂 Dameka ugu folxuun ugu kibir badan
@khadraqaaliqaaliof3685
Жыл бұрын
Mohan sorry wllo 😢
@nimcozagal7230
Жыл бұрын
Kan ugu horeeya waa doqon wallaHi ilahayow NiN yar hano jebin qofka biniaadamka ah laguma jeesjeeso gabdhuhu maxay Nocaan o kalle fursad u siiyan🤮🤮
@abdirahimkusow1208
Жыл бұрын
Will kan sxb sawir Allah kaasiyo sxb lkn waxan kushegayaa gawar hauooynin sxb ok
@dalkaab1436
Жыл бұрын
Hadii second kas inta uu call ka 📲🤳🤙 uu socdo Lacag La'igu siinayo hataa walahi inan waceynin Ext!
@Riyaanjibriilahmad
Жыл бұрын
War adinku reer badinimo dabnidiinaa hadii Nila dhaho ex waca maiska weceysin kagasidarane niyadaa kadilesin war jos lahaada eedadka hakudhedhelina dad wenaa ilahey idinka dhigee 😡
@fardowsaabdala4677
Жыл бұрын
waxaa damiir malahan uf ooy hadaa rabtit ee ku yeh uf wilka qalbikiisa ilaali uf Aj balaayo Af ween sorry abwe Akow😢😢😢
@hanaddhaqanr3374
Жыл бұрын
Caraf - uf
@cadeyyussuf8530
Жыл бұрын
Wilkan uhorowa maskini❤️🥰🥰🥰😂😂😂
@cadeyyussuf8530
Жыл бұрын
Nagtan furfurbadana gawadhan♥️♥️👍
@ahmedhussienabdillahi7341
Жыл бұрын
😢WAR WUXUU COD XUMAA😅MIDKA REER XMR KA AH EE CAD EE DHACDA KU JIRO 😅
@ZabiirinCabdijimcaale
Жыл бұрын
Nin qurxon oo cod Mac ma aragty wligaa 😂😂😂
@ahmedhussienabdillahi7341
Жыл бұрын
@@ZabiirinCabdijimcaale maya nin qurxoon meel buu la yahay io meelo bdn
Пікірлер: 216