Ramadan Kariim Dhman Dad weynaha Kuxiran Page kan iyo Islaamka Oo dhan❤🎉
@firdowsakariye1654
Жыл бұрын
Maasha allaha inantan quruxdeeda waa mid cajiib ah afkeeda ma moodid in cunto lagu cuno ma moodid indhaheeda waa cadiin dhexdeed waa taako dhereka jidha dabeecadayba iyo daganaan bay ku darsatay ❤❤❤
@qalanjonaima8252
Жыл бұрын
Say ma sha Allah
@aktarsharmaarkeofficial3837
Жыл бұрын
Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰 ♥
@ahmedjeylanibinkoo6394
Жыл бұрын
Ramadhan Mubarak asxpey 👍🇸🇴🇸🇴
@cqaniasad3838
Жыл бұрын
Safar iyo video ga waxa sii qurxiyay Somali queen iqra❤🎉
@mohamedcabdillaahi7496
Жыл бұрын
Obsolete
@mahamuudmuse8675
Ай бұрын
4:56
@chef_ali_dh8744
Жыл бұрын
Never dissapointed with your vlogs. Thanks bro.. gabadhana comentatorka sameysay she is funny good job👏👏👏👏👏
@zeidmohafagende4003
Жыл бұрын
Mzha allh Kenya beautiful country 🇰🇪
@hachizalmaan4738
Жыл бұрын
Wllky qays sidaas ayan kugula dalxiisa anigo qolkyga jooga keep going ma big brother❤🙏
@Sacadofficial1
Жыл бұрын
Legend 💯 waad ka haysaa ha sidaayn iqra 🎉
@zeynuuahmed4368
Жыл бұрын
Vlog wuu dhafay kan ❤️✊️🥰 maa sha allh
@khalidlatif.
Жыл бұрын
Boqorow soo dhawoow sxp kenya meel xoriyaf taalo waaye ku kifaax bro masha allah inana caadi mahan muqalka waan la cajabey❤❤❤❤
@mm.joseph4351
Жыл бұрын
Maasha Allaah Sodaasaa loo ilaashada DEEGANKA Iyo DUURJOOGTA Soomaaliyay
@fadmaahmed2315
Жыл бұрын
Ma sha Allah . So beautiful zoo. Guys be careful. It’s smart lion . Keep going brother Qays ☪️☪️☪️☪️👍👍👍👍Ramadan Mubarak 🇺🇸
@rahmarose8287
Жыл бұрын
Masha allah qays gacanta Allah ku barakeyo Masha allah kal iyo lab ban ula dhacey ❤😊
@RTDTELEDJIBOUTI
Жыл бұрын
Mashallah Nice adventure! you make great videos keep it up 👍👍
@modkazar1369
Жыл бұрын
Run miya RTD 😂😂qaranka Comment bixinaysa 😊 .
@olkatech27
Жыл бұрын
@@modkazar1369 why not
@ramadanosaman5322
Жыл бұрын
Ceebtii aduunkaa😂
@cawilfaanto8994
Жыл бұрын
MA TV DALKA JABUTI BAA GMAIL ISKA LEH ?
@thestrawguy1022
Жыл бұрын
@@cawilfaanto8994 maya wala saran karan RTD lakin maahs
@taaxoaxmed6262
Жыл бұрын
Ramadan cafimaad alle haynagu gaadhsiyo love isaar ❤
Well done qays iyo qaysar hore u soco keep going brother
@Naphisaaaaxx
Жыл бұрын
Nasiib ayuu leeyahay waa inan dabeecad fiican qurux badan oo xishood badan waligay ma arkin iyadoo nin wadata waa markii iigu horeesay iyadoo nin la socota
@khaalidibrahim1939
Жыл бұрын
Qays qaysar legend wayn keep going pro
@princess9205
Жыл бұрын
Hey Am First Qeys Iyo Iqra Waa isku soo baxaysaan maasha allaah.😍
@MD-ke8ny
Жыл бұрын
Gabadha gadaal fadhida quruxleeey waaye masha allah
@salaxmoussa7669
Жыл бұрын
Masha allah beautiful Kenya takale u firso siday UGA dhex iftimaya hableehenu hablaha qomiyaadaha kale wa sababa ugu bixiyay luulka africa
@beertanolosha8727
Жыл бұрын
Muuqalkan waxan daawanayaa iyadoo ramadaan soogalayso alle khyrkeeda hayna siiyo qaysqaysar my role model
@janaatmoha7506
Жыл бұрын
Mansha Allah good job guys ❤😊
@zafaquen8976
Жыл бұрын
Masha alaah waa jeclahay dadka sida dabiiciga wax udubo bilaa filtar ❤ Masha alaah wuxuu na ku dubaya telkiisa ❤
@safiyoyomukhtarofficial7625
Жыл бұрын
Qaysow gabdha no ilaili wa bila abo bila hoyo welcome family ♥️ ❤🎉😢🇬🇲👸🤴
@nimcodagan586
Жыл бұрын
Asc waaw Nairobi video qurux badan walahi qaysow saabadi adigoo mahasanid asaxaabta waa idin salaamay 😂❤
Mashallaah Juno , I like your content always showing different perspectives of how people live and places to visit, If you can put subtitles in your videos to also benefit with people who doesn’t understand our language it would have been great ❤ my brother Mashallaah ope you see my message and think about it because you deserve to get the recognition good luck keep doing you❤❤❤ huno
@craxmanmc1711
Жыл бұрын
٤٣
@hibohassan8939
Жыл бұрын
Mashallah mashallah wiilkeenii iyo xaaskiisii
@khadarxaashi9222
Жыл бұрын
Macha allah zxp Qays Qeyser aad ayaan kuu taageeraa barnaamijyada fcn ayaad soo dhigtaa intay dadka qaar qabiil iyo faaxisho xun ay wadaan
@zaalah___garaadkah..620
Жыл бұрын
InTa iLa TaaGerTa Qeyz Qeyzar ❤🤗
@tocakitty1726
Жыл бұрын
Mansh allh waad isku nuureysaan ❤
@sumayasaeed9090
Жыл бұрын
Mansha Allah guul hore u soc
@missxarago
Жыл бұрын
Jah manta dhanbaa laha qeyes muxu kunacay KZitem ka welcome back abwe ❤❤
@salmaqurux6580
Жыл бұрын
Love this vlog Masha Allah
@barwaaqokayse9924
Жыл бұрын
This vlog is so nice ❤🥰
@halimasaadia008
Жыл бұрын
Wooow brother welcome......Kenya kusodawow
@Naphisaaaaxx
Жыл бұрын
Iqra indho jacayl oo cad bay haystaa ilahay qurux wuu u dhameeyay
@kaysarmuxumed1040
Жыл бұрын
Qeysow inaderr xumida Maad vedio ga Noo Badisid 20 minutes iyo wax Nocas ah Ka Dhig❤
@updywaduud
Жыл бұрын
Manta qof kale aya inagu cusub wa dumashiden mss somali so dhowow❤❤
@zaamusalat9456
Жыл бұрын
Maiska kaftanbaa mise waa run horta 😂
@updywaduud
Жыл бұрын
@@zaamusalat9456 hada odyga wka lilaahi wxbu radinyo iqro ku dul dhacy😂
@sucaadshugri7856
Жыл бұрын
Mnsha allah adalxiis aad iyo aad.uqurxoon❤❤❤
@nimcomaxamed6548
Жыл бұрын
Mn sha allah in badan banku sugaynay wllo Qays qaysar
@fihiimamukhtaar9681
Жыл бұрын
What a beautiful vlog!!!! 🙏
@saedabdi2336
Жыл бұрын
Ramadan Mubarak zxp qays
@abuakhlaaqahmed5939
Жыл бұрын
Video amazing wllhi. Iqra. Waa fantastic. Qaysow inoo soo kacee inanta. 😊
Пікірлер: 1,3 М.