Subaxnallh shekadu walhi waa sheko xanuun badan ale haku cafiyo adi iyo caruurtuba wllo Horta wll qur aan isi Sara adiga iyo caruurtuba Ninkana noloshada Ka saar Hana dacwayn waxba kama FAA idaysid waayo waa caruuradan abahood Warqadna ha waydiin Hana samixin oo haso celin noloshada hore usii wado isaga iskii kuso furaya Caruurtuna hada wayku koreen walow ay xanuun la nool yihiin xanuun kana hadu isagu kugu nacay ilahay kuguma nicin Faraj khayr qabana wukuso socdaa insha Allah wllo ❤
@anabmahamed4871
8 ай бұрын
Gabareey Waan kula talinayaaye imaqal waxna ha xirinee Iridkaada xiro labadaada lugoodna isku xiro Ilaaheeyna ku daa awlaadada korso ilaaheyna Caafimaad Sareeca ha idin siiyo dhamaantiinba
@jamilamusse5616
8 ай бұрын
Walaal ha xirin Ilaaheey dartiis ilbaabka uga xiro Waxba ha xirin ❤❤❤
@a.khalif712
8 ай бұрын
Ilaahay caruurta caafimaad hakuu siiyo
@ikranhaji2241
8 ай бұрын
Wll illahay kaas nin kaaga dhigi maayo qalbigaaga ka saar badal khayr qaba Allah ha ku siiyo 😢
@fatouzahra217
8 ай бұрын
Allaha kuu caafiyo caruurta horta ,talabad hooyoda baa kafogatay weyi
@rayannuura1904
8 ай бұрын
Allaha ku caafiyo wll marka koobad marka labad talo yar baan kugu darsan horta warqada waa wax adiga kaa go’a reerkiinan kama godo isna qasab kuguma qabi karo intaa culimada ka dacwaysaa faqaad lagaaga qaadi karaa lakin aduu go’aan adag yeelo agtaadana yuu ka soo wareegin haduu kuu imaadana police ka ashkatee nabsigu ha ku dhecee uga aamus hana eryan hana dacwayan caruurtana allaha kuu caafiyo wllo
@user-py7dz5dm6u
8 ай бұрын
Wllo waxa kasta Caruurta iyo adiga cafimadkaga aya kaa mihimisan alle hadin cafiiyo amiin wllo
Ilaahay talo saaro Ninkan nololshaada ka reeb Ilahayna ha ku caafiyo caruurtas iyo adigiba😢
@user-jt8lk5sc1e
8 ай бұрын
Allah ku cafiyo Abayo 😢😢😢lakin kana. Xera
@imaandahir1780
8 ай бұрын
Abaayo allaha ku caafiyo adi iyo ilamaaha🤲 kaas nin ma ahaan waxbo ha xiriin ee adiga qalbigaaga kaasho fur kuma dhaayo waxaa tahiin reer muslim ah is qabo lakiin dhexda xiro guul insha ❤
@nimcoabdullahi9597
8 ай бұрын
Alaha idin caafiyo
@user-ho2fr4xw4i
7 ай бұрын
Alle haku cafiyo wllo adiga iyo caruurtaadaba
@nimcoabdullahi9597
8 ай бұрын
Alaha kuu caafiyo caruurta
@safaosman7480
8 ай бұрын
Ha soo celin xbbti hawshaada isugukaa toostay buu kaa duminayaaye ilaahay hakuu caafiyo caruurta iyo adigaba
Nin kas waxba ha xirin .address kaaka ha u sheegin. Ama ha ku furo ama yuusan ku furin . Ka fogow ninkaa nolosha ayuu San kaa riding. Usheeg gaalada in uu adiga iyo caruurta idin ku nacay cudurka. Walaal cagahaaga ku istaag cidna ha sugin allah mooye. Allah idin caafiyo xabibti waa I taabatay wallahi 😢😢😢😢😢❤❤❤❤
@baarcumar7101
8 ай бұрын
Wll allah hacafiyo adi iyo caruurta ninka xidh pls
Qofka sida uxun wll marnaba wanag haka sugin sodad uga dhaman lahaydba waxy rabto hakugu qadate kolley xoga bay dhibato kugu noqon lakin kadib wad karaysan intad waliga lasi Nolan lahayd ood dhibatada kolba kugu badan lahayd narka wllo dhibkastaba deep aya kadanbeyse ilahay adiga iyo carurtaba cafimad sareca haydin siyo ducadana baddi oo rabbiga sujusada kubari in ilahay adiga iyo carurtaba idin cafiyo nolol wacanna idin galiyo wana kuso ducayn wllo ninkasna hada sida yelaya kolna nolosha halasi wadin jar oo kanaso wllo ❤
@sacdiyaandulahi1801
3 ай бұрын
❤❤
@farduuzupdisalan2046
8 ай бұрын
Caruurtada io adigaba Alle ha ku caafiyo wlal😢🤲
@saidamohamed9424
8 ай бұрын
Asc alle haku caawiyo abid astaqaro ka duko alle tallada saro yuusan kugu so noqon
@ayd2835
8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@nimcoabdullahi9597
8 ай бұрын
Ilaahay dartii ku cafi ayagaaba hoostaada iman
@deeqowarsame3170
8 ай бұрын
Abaayo ilaahey dartii iskaga lakiin Hasoo ceshan
@ruqiyoshariif2619
8 ай бұрын
Abaayo alle ha kubcaafiyo adigavcaruurtada abaayo nasbi gaalin iska fur abaayo 😢😢😢😢😢 sorry wlhi alle bariga badi salda iyo ducada badi sida kheerka ku jiro alle ha ku waafajiyo😢😢😢😢😢
wllo horta ilaahay adiga iyo caruurtaada ha idin caafiyo ninkana noloshaada ka saar albaabka furahaaga ka badalo warqadna ha waydiin isagaa aakhiro lagala xisaabtamayaa
@balqeisahmeth1037
8 ай бұрын
Wllo waxan ku odhan lahaa waxba ha xidhin haba soo dhawaysan yanu kuusoo dhawaan warqada ka qaado wayo dhib mooyee faido ma laha haduu ku dayn waato xidh 😢
@asiamohamed496
8 ай бұрын
Alle ha ku cafiyo abaayo ciyalka lkn ninkas nafsiga u xanbari kana fogow
@sucadbileahmed8004
8 ай бұрын
Tamaadho nagadaa masriga soomaligi inoo Doon
@a.khalif712
8 ай бұрын
ADAA BAHAL REER MIYI AH GUURSADAY XAALADAD KUJIRTOBA MADAREEMAYO
@qasidaadam5199
8 ай бұрын
Asagaba ilahay lugta ka xiraye iskada doqon ka
@IfrahMohamud-ol9ji
8 ай бұрын
Kaas no mahan re oskaceeti
@cadar12
8 ай бұрын
Nàa xir wasaqa sharcigana kacesho kaas nin mahane
@xilwaali9953
8 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@shadowonyt669
8 ай бұрын
Hoogtay waxa uu kaajarayey 4 tii sano
@Furnfuture_yt
8 ай бұрын
Ninka caayri police 👮♀️ igu caawa hada agtada soo istaago unaa Sheeg inuu xanuunka caruurta ku naacay
@sahraciid7468
8 ай бұрын
Xidh Wlhy ninkaas wuxuu kuutarayo malle dacweee
@abshiraarshe
8 ай бұрын
Talo:- ninkaasi waa qof xun, ka fogow albaabka ka xiro carruurtada korso, hana xirine iska dhaaf.
Пікірлер: 102