Masiibo halkii faarax ee wanaagsanaa qumayo ayaa ugaleysa qoorta Alla yaa isiiya ninkaas ookale 😢
@qasidaadam5199
10 ай бұрын
Dumarka qar dad u nool weeyan
@sacdiyaandulahi1801
9 ай бұрын
0:28
@rodaabdi
10 ай бұрын
Wah Wah Royal waba fanaan cata😂😂😂😂😂
@najahomar2597
10 ай бұрын
Si fiican ayuu sameeyay hooyo ❤ waa qaali cid loo dhigo ma jirto
@ramlanaasir1246
10 ай бұрын
Maansha allah codbaa kugu dhacey cabdiqaadir 🎺🎺🎺🎻🎻🎻🥁🎷
@khadarhassan882
10 ай бұрын
Waaba xoolo. Wlhi gabadh aan qabo iska daayoo ilmaha aan dhalay ayaanan ka yeeleen in uu hooyadey hadal qaldan yidhaa.
@AHMED_MUNAZER
10 ай бұрын
Wall fadumo nin ku dulqaad badna
@AbdirahmanElmi-vu2nw
10 ай бұрын
Asc Abdiqadir Royal iyo faadimo Waad ku mahadasan tihiin sheekoyinka quruxda badan Waa sheeko wax ku qadasho leh oo ka turjumeyso hadii aad nabsi hasho in aad maalin ad mudeysan doonto maali aya ahaatadbo aduunka waa meerto Waxaan ka qadanay waayo ark tinimo iyo qibro dheraad ah Thanks my brother and sister ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HodonCawil-eu3ct
10 ай бұрын
Subxaana alllah walhi waxaan nahay umad yaab leh nimankan mid midka nin rageedka ah qumanyaa hesha oonolosha ku dhibta dumarka inta wanaagsana ee masaakiinta ahna dulaystaa ku beegma oo nolosha ku dhiba Labada qof ee is jecelna ee is wata umada xasad kunoqda oo kala dhantaala ilaaahay xaqa hayna tuso Inankaasi qof aad uwanaagsan buu ahaa oo nin rageeda lkn musiibaa heshay lkn waa ilaahay mahdiiis hadaad is bedashay oo wanaag qaadatay wada jira oo wada noolaada waayo badan
@sacdiyaandulahi1801
4 ай бұрын
❤❤❤❤🎉
@dhoolhaaji2534
10 ай бұрын
Nin adag oo dulqaad badan oo nin rageeduu ahaa lama helaaan weeye wiilkas allaha noo badiyo asagoo kale
Horta wallah Waligey cidi imadilin mana yeelayo kow tanlabaad raga soomalida taas midhan ayaa ku fican waayo adoo dacada ayuu mid kale racayaa raga intoda badan waa dameer dhan racday Mar alaha idin xafido koley farax wax cajabiyay maarag
@khadarhassan882
10 ай бұрын
Ma ninkan wanaagiisii odhan tusey ayaa qofkan xanuunsanaysa uga danaaninaysaa. Ileen dumarku caqli malaha hahah
@tressahassan8947
10 ай бұрын
Adaakamid ah dumarka hadii aad Aqli leedahay
@Zusan15
10 ай бұрын
Dumarka nocasa raag tumay raban walhi niin wangsan hadu ilhay kusiiyo nimcdaa ma arkan niin ficnbay heshay lakkin wilkaas naag ma heelin maskiin 😏
@user-mq6tk2kx6t
3 ай бұрын
Waa doqontii o qof aha tan
@craxmandonka
10 ай бұрын
Hi
@SoftDreamanddeepsleeping
9 ай бұрын
😢❤manshallah nin wanaagsan oo Qaali ah buu Alleh hadyad kaaga dhigey iyo waliba family vcn
@munaibrahim1448
9 ай бұрын
WUUUU WALA❌❌❌📍📍📍
@Furnfuture_yt
10 ай бұрын
Dumarka. Team ruufiyan weel xuun u dambeysa ilaahay kamagan geelnay
@Furnfuture_yt
10 ай бұрын
Aniiga waaligay haal mar xaalfad taagay music ayan ku soo xaanuun saaday mar daambe oogaan ayan ka gaaray inaan Aroos iyo xaalfad taago music waan ku jiirada
@ruqiyoshariif2619
10 ай бұрын
Faadumo dhibadan diyaard maa noqotey waxaan uhayaan udhigaa ku lahaaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@@xamdiali2409 farax hooyadiba diirsan maad diirsan karta qurxey waa qudhece farax no romantik ilamo sida lo dhalo bees bay yaqnine 😂
@rahmahussein934
10 ай бұрын
4:28 ❤❤❤❤❤
@halimaahmed6710
10 ай бұрын
Nagtan waba nag qer masul ah ilhay hadu ku sahlay nin wanagsan walahi dunida tan waba bil cakis weeye meeshay dhihi leyd Alx yaa wa cajiib way kugu macday hay ina guri mugdi fadhido adey ku tala! Ninka kirika ka badiyey 😂😂😂😂 mac sonkor 😅 “what goes around comes around”
@Zusan15
10 ай бұрын
Anigu walhi qurban ku gursaday ku ilmo dhalay hada 10 sano ayan joga qurbaha waligay aros ma tagiin kaan ii jogana waligi koob shaha ima kariin hadana waan iska qanacsanahay ka warama 😂😂😂 doqonimo miya tolow 🙄
@deqosalah10
10 ай бұрын
May wll doqnomia ma aha Maam wangsan baa tahay❤
@shukrihashi3676
9 ай бұрын
Masha allah gaari dumar❤
@CaashaMahmed-dp2bx
10 ай бұрын
😢😢😢😢
@user-tm4km3ed7j
9 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@sacdiyaandulahi1801
4 ай бұрын
❤❤❤🎉🎉
@tash7356
10 ай бұрын
Gabdaha nairobi fadexoyinka iyo fisqiga culima iyo caamaba ey kaso sheegan ama laga shego ileeney raga aya ka dambeya waliba raga qurba joogta ah intey qof dumar ah o aana ilma xita dalin guri iyo lacag isugu daraan katagaan mexey ka sugayan
@fatimaastan7821
10 ай бұрын
Istaqfuralah
@user-tm4km3ed7j
9 ай бұрын
amiin
@habondubed8998
8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
10 ай бұрын
Masha allah ninka wa xalufisay
@nimcoabdullahi9597
10 ай бұрын
Naagaha qaar uf
@user-tm4km3ed7j
9 ай бұрын
❤❤❤
@fatimaastan7821
10 ай бұрын
Naag walan bay ahayd
@nimcoabdullahi9597
10 ай бұрын
Sax waa wiil baari ah
@sucadbileahmed8004
10 ай бұрын
Tamaadho waa xaraabo
@yakubrabeh3259
10 ай бұрын
Naa naagahan doqmaha ah naa marka laydin keeno qurbo luuqada barta sharqiyadina ku dadaala license qaata gaadhidha barta nin uun ha suginee iyo jeebkiise
@NacimoBashiir0
10 ай бұрын
ala naagtu indho adakaa anuu maba kenen sidaa u shekee inta waxaa fasho😂😂
@HamdaFahiye
4 ай бұрын
Qoofku waa iannau xadkiisa kusodhafin
@user-ne2oq4mv7i
10 ай бұрын
hurdo la aan lagugu rid oomaad lashaqaysatid
@Nashaad452
5 ай бұрын
Exkygi ba hanad la odhan jirey😂lkn mu wanagsaynen😂
@CabdiMaxamed-kz3qo
Ай бұрын
ilkacas
@user-ne2oq4mv7i
10 ай бұрын
tani waa reera dumiya dhiigaa igu kacay miskiinka ayey dhibaysaa lagu dhib
@ganggang1316
10 ай бұрын
Naag sheydamadey aheyd
@AminaSalah-tx3iz
10 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
@JdndHdjdjsn
7 ай бұрын
👆🇸🇴🤝🤯
@user-qd8ix1ms7o
10 ай бұрын
Kkkkk
@kennedidmario7798
10 ай бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@khadrajama3192
10 ай бұрын
Doqani calaf maleh waa run reerka wanagsan naag xun ayuu Rabi ku beega
@nimcoabdullahi9597
10 ай бұрын
Timiri jabtay
@al-ad-aniya4048
10 ай бұрын
Maad shaqaysatid ah? Kan wax rimiyey ee soo taagan ee wax loo dhalayaa muxuu qabanayaa hadaba? Laakin axmaq nimada sidaasa iyo ka badbdiaku Sax maaha
@gjjshsjshbsnsbbbnvbhgvbnh8449
10 ай бұрын
😂😂❤😂
@nimcoabdullahi9597
10 ай бұрын
Nimanka fiican mid xun buuhelaa
@xanaanabdifatah3774
10 ай бұрын
😂😂😂😂
@sacdiyaandulahi1801
9 ай бұрын
🎉
@sacdiyaandulahi1801
9 ай бұрын
❤
@fatimaibrahimfatimaibrahim3214
10 ай бұрын
2sano shegaysa ye dadka 4sano aya laga maqan yahay
@tash7356
10 ай бұрын
Sida ey faarax ugaleyso wanku qancay runti waayo faaraxyada kuwa daacad iyo naxaris aad ula daqanto asxaan maleh wale aragnay kuwa kaa daremo wanaag ma fiicna
Пікірлер: 79