Fanaan Abdrashiid Daacad ayaa xaday heesta Jaceyl i daa ee Fanaanka Cabdi Casiis Xabad qaado.
Heestaan waxaa sameeyay Dahir Alasow sanadkii 1997-dii ,waxaana laxanka saaray Cabdi Casiis Xabad,Xasan Great iyo Jiim Sheekh Muumin.
Muusikada waxaa tumay hobolada Waaberi ,sida Mohamed Saciid Bakaari,Dahir Abdulle Muuse,Hassan Great,Jiim Sheekh Muumin,iyo Haashim
Негізгі бет Fadeexad Abdirashiid Daacad oo xaday heesta Jaceylyahoow i daa
Пікірлер: 2