Xa xa xa Allaah ha ka qabto galada bidni lillaah ❤❤❤
@user-vr5uo7ku9o
16 күн бұрын
Abayo qalbiga allah ku qaboojiyo insha allah wiilkeena gacanta cadowga Alle wuu nooga soo saarey aaa insha allah hawalwalin ale ayaa idiin la jiree abayo mcnto allah u gurmado wiilkeena salmaan insha allah
@AminaadenYusuf
16 күн бұрын
Yaarabi ugargar Fadumo iyo hoyooyinka la midka ah yarabi murugada farxad ugu badal yaa allah
@habibaabdullahi1791
11 күн бұрын
ALLE WEYNE ARINTIINA HAFUDUDEEYO ALLAAHUMMA AAMIIN
@zeinabhassan4104
16 күн бұрын
Allaaha awooda badani ha ku soonabad celiyo wll iyagoo dhanwalba ka nabad qaba amiin intaas baan ku awoodaa❤❤❤❤❤ haquusan Allaah xakiima ku maqlaya❤
@loveilwaad4441
15 күн бұрын
Asc abyo alle caruurat hakusoceliyo iyago caafimad qabo
Walaal ilaahay ha idin caawiyo ilaahay ha hadin gargaaro
@faadumoali117
16 күн бұрын
Allaha ku so celiyo ciyaalkaga ayagoo nabad qaba
@koranabdimohamed7902
17 күн бұрын
Ilaahay ha ku caawiyo
@hawakiin6929
17 күн бұрын
Allah subxana watacaalaa ha ku cawiyo abaayo ❤❤❤❤
@zeinabhassan3351
16 күн бұрын
Inshaa alaah walaal marka dhibku udaranyahay you ferejku yimaadaa far as ilaahay hakuu dambaysiiyo
@habibajamac9941
17 күн бұрын
Maashalah tabaarkalaah
@cayuuniali7127
16 күн бұрын
Abaayo gabadhada weyn marka hore haku soguurto maadama ay ayada qaan gaartey markaas maquul in wiilkada lagu ogolaado aya dhici karta abaayo. ogolado.❤
Allaah ha ku caawiyo wallo mcn waa kula dareemaa Allaah ha ku caawiyo please magaciisa oo sax ah noo soo dir waa u saareynaa waa waajib salmaan yare allaah ha kuu xifdiyo iyo kuwa kalaba abaayo mcn sabir waa imtixaan Allaah hakuu fududeeyo abaayo mcn xanuunka waa kula kheybsanay sharaf
@jannagele6549
16 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤awooda ilaahay hakuu ciidamiso
@user-bb5bo1fm3f
16 күн бұрын
Wabasha macan ilaahay ha idin cawiyo
@hawaissea3404
16 күн бұрын
Allaah ku caafiyo aamiin
@Shin-wu4mi
15 күн бұрын
Allow ku caswi yaraball caallamiin Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 😭😭😭 inshallahu khayr baa kuu dambeeya 🤲 Ameen Allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 😭😭
illahey hakuu cawiyo abayo you will win inshalah illay ayaad hayaataa hawalwalin macanto
@raahaosmaan9890
16 күн бұрын
Ilhaaeey haa ku caawiiyo abayo macan
@maryanahmed3233
16 күн бұрын
asc abaayo ha ooyin insha allaah anagaa ku caawinen allaha ku caawiyo amin amin👐👐
@lailakulane9169
15 күн бұрын
Faduma Masha allows
@mariaali7281
16 күн бұрын
Allah hakaa farxiyo Culeykhakaa farxiyo
@FardowsaJanaay-yb4pu
16 күн бұрын
Subxaana Allaah, Wallaaleheen, dhibka Allaah Swt, Haydinka Qaado, Ilmahaagana Si Deg Deg ah, ha kuugu Soo Celiyo, Farxadiinana. Haydiin soo Celiyo, idinka iyo Caruurtiina, Cadowgana Haydinka qabto, Amiin Amiin,
@ShushNaruti-he7ql
17 күн бұрын
Allaha idin caawiyo
@user-oh7tk4zf8t
16 күн бұрын
Xbbti rabbi Dib hakuu tuso ilmaahaagii oo nabad garabkaaga Allah galo
@zahrasharif3995
16 күн бұрын
Allah ha ku so dhawoyo
@hodanjaamac4092
16 күн бұрын
Asc xakee.kahelnaa
@user-lt4zh9dx1l
16 күн бұрын
Asc abayo liiban fiduna wal aaqir Alaah hakusiiyo
@nuuracismaan8416
16 күн бұрын
😂 wlo walahi wax kale kuma awodo e wlo durante ku awoda wlo allha hakafarxiyo waxn ahay hoyo wanan ludaremi kar wilkaga kaliya mahe ubadkaga o dhan wais helesan wlo waxad tahay hoyo adagio masha allha wlo guleso❤❤❤❤
@nuuracismaan8416
16 күн бұрын
durante ku awoda qoralka iga khalkhaldamay
@Rahma-pu3of
16 күн бұрын
Allow uguurmow ohoyo iyo hilmaha muruukasayn
@leylocisman10cisman9
4 сағат бұрын
Yaa rabi gargaarkaga ufiidi 🤲🤲🤲🤲🤲
@user-vf6lw2bl3o
16 күн бұрын
Xasbunalah wanicmal wakiil
@abdita9626
16 күн бұрын
Walalo ale ha ku cawilyo
@azizaa.9016
17 күн бұрын
Rabiyo cawen salman iyo walalahis
@nimasahal8599
16 күн бұрын
Waa samaynayna inshallaa
@Shams-yb2ui
17 күн бұрын
Fadumo macaanto cinwaanka soo qor
@user-wo5sr3wz1k
17 күн бұрын
😢😢😢ilahoow kuxafid ❤❤❤❤❤❤
@kadraabdi8027
16 күн бұрын
Asc xabibti anakaa swedan joogna maxaan ku caawinaa
@ashoibrahim5826
14 күн бұрын
Asc wallo fadumo Allaha yaabar caay
@saharamohamed7908
16 күн бұрын
Faadumo anoo shaqo ka soo baxay ayaan ku daawaday waan ooyey Illaahay waxaan kaaga baryey inaanu Cadawga kuu jebin
@sacdadaahir5126
17 күн бұрын
Walaal soo qor ciwaanka
@KaltunMahamed-lb3fq
16 күн бұрын
Wllo fadumoy sooyr wll wanujecelahay wan kuducana markasta
@caynidhalad9300
17 күн бұрын
Walal soo qor ciwaankiisa
@saharamohamed7908
16 күн бұрын
Waan dareemayaa Eedo inta ku neceb inta ku jecel ayaa kabadan Cadawgaaga hawjabin oo Illaahay kuuma jebiyo
@saidaahmedkhalaf4547
16 күн бұрын
Asc abaayo mcn allaha kuu qasbo gaal iyo Muslim ba allahana idinka farxiyo adiga iyo ilmahaaga soo qor cinwaanka KZitem kiisa aniga iyo inta xaafada ila joogta waan usaarey naa
@maqsudisse1946
15 күн бұрын
Magaciis walaal KZitem kiisa??
@amunahmed1253
17 күн бұрын
Abayo soo qor ciwaankiisa
@samirafarah8085
9 күн бұрын
Ilahay ha dulqado dhibatada
@user-qk7yj5zm2e
16 күн бұрын
KZitem kiisa maxaa ku qoran abaayo ilaaheey hakuu badbaadiyo
@fardosaabduljabar2025
16 күн бұрын
Inshallah xabibti 😭😭
@user-ue7mz3yr1j
16 күн бұрын
Illhy ha ku sahlo. Illhy faraj khayr qaba ha ku furo adiga iyo ciyaalkagaba
@joeyyousuf3206
16 күн бұрын
War soomaalay sey wallahiyey idin mee salmaan yutube kiisa taga sheerk iyo kiketa ku booba
Пікірлер: 264