@@ahmedcabdirisaaq2402 Maxamed Cali Kaariye Shankaroon Axmed Sagal Faynuus Sheikh Dahir Iyo qaar kale waxay ahayeen SHIKHAAL Cabdulqadir Xirsi Yamyam Fadumo Cali Nakruuma Khadija Cabdillahi Dallays Iyo Gruub kale wa Marreexaan
@ahmedcabdirisaaq2402
Жыл бұрын
@@francoiskayad878 dalays raxanwayn baan u haystay afmaygay ku heesi jirtaye
@francoiskayad878
Жыл бұрын
@@ahmedcabdirisaaq2402 Afka Maay-ga way ku heesta, waana fanaanadi ugu horaysay ee Maay-ga Idaacada Radio Muqdisho ka qaaday aya lagu tilmaama. Maay-ga iyo maxad tiri labadaba way ku heesi jirtay iyo waliba heesaha Saarka ah iyada iyo Carays Ciise Kaarshe oo labaduba Mareexaan ahayaayen AUN labadaba. Samatar ba u ku heesa Maay-ga waana Habar Gidir. "Hasanoow Eedan" aya loogu yeedhi jiray Goboladaas. Thanks,
Пікірлер: 18