Masha Allah waa isu eg yihiin reer abti wanaagsan RABBI ha idin بركلاه فيكم cabdicaziz RABBI wuxuu kugu begay barmamij qiimo badan hufan soomaali oo dhana anfacay adiga iyo ehelkagaba RABBI shar iyo shaydan ha iidiinka badbadiyo ajar iyo xasanaad RABBI ha ka siiyo fi dunyaa wal Aakhira. Aamiin yaa Rabbi. Rabbiyoow cadowga iyo munaafaqiinta shartoda soomaali kabadbadi Aamiin yaa Rabbi.
@falisa576
10 ай бұрын
Masha Allaah tabarakallaah burnamijkan ilintir iyo AbdiAziis ilaahay Baa umadan u so diray wallhi wa lagu Najaxay adeerkan maalintii u fadhiyey Studio u ooynayey wallhi wan la ooyey Maantana farxad ban la ooyey wiilkiisi Hor fadhiyo Alxamdullah Gabadhiina Allaha u so sahlo
@luqmaanyuusufxasan4060
10 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢
@shukrihagi9854
2 ай бұрын
Asaalmu alaykum maasha allaah xafidakumulaah qeer badan allaha ku siiyo waa ka farxisay allaha kaa farxiyo abaalkaaga jano aduun iyo mid aaqiro allaha ku siiyo
@aminaabdiadem9900
10 ай бұрын
Farxad oohin wa isku daray aniga cabdi caziiz ilahey haku xifdiyo maasha Allah
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
10 ай бұрын
الله اكبر الله اكبر الله اكبر Asc MAR WALBA SAAN AYAAN JECLAHAY ALLAAH AYAANA LAGA HELAA FARXAD OO DHAN MAANSHA ALLAAH❤❤❤❤❤❤❤❤😂
@dr_abdala8041
10 ай бұрын
Mashaa allah sidad uga farxisay.. ilahay hakaga farxiyo walal Abdiaziiz .❤
@aminaabshir1495
10 ай бұрын
Allahu Akbar Takbiir. Baraka Allah Tabaaraka Allah. Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdiaziz Really.
@sahroali1967
10 ай бұрын
Masha allah tabarakallah farxadaha alla hanobadiyo abdiaziiz alla haku xafido wll dadalkaada meeshasa ka si wad walaal alla haku barakeyo yaarabi
@laila7614
10 ай бұрын
Awoowahan wala oyey wlh ya rabbi.wlh ajar aan laso koobi karin allah idinka siiyo
@Deeqaibrahim62
10 ай бұрын
Masha allaha wlhy wan ilmeyy ilahay ada mahad leh c casis wll ilahay haku barakeyo abehe somaliyed oo carurtisu dhimatay 11kii oo wilku u noloa isna raadinayay wll wan sugayay isna inu helo maqan Abe yasha wan jclahay wanan laqiroda ano goyadana jecel ilahayw waalidkay unaxariso 😢
Maasha allah tabaraka rahman cabdiaziiz abdullahi (ilin tiri thanks for everything
@alesuge9918
10 ай бұрын
Mnsha Allah Ale ayaa mahad dhamaanted is kaleh mida xigta c/casiis riyali waad mahad San tahay wll Allaha kaa farxiyo sida aad dadka uga farxiso Allaha kaaga farxiyo Aduun iyo Aaqiro wll Alow waalidka noo deeyso inta dhimatana Allaha unaxariisto Aamin Aamin Aamin Aamin Aamin
masha allah waa farxad weyn alha isu soo celshy ayaga nabada alxamadulilah
@manalqalbi9745
10 ай бұрын
Mashalah wa farxad aan wada sugeynay Allahu Akbar ❤
@hanisaciid9655
10 ай бұрын
Ayyyyy farxad la odey Allxamduliah Cabdi casis rally saa Aabahaan uga farxisay Allah kaagama farxiyo
@ayanmohamud3401
10 ай бұрын
Aamiin aamiin waa farxad wiil iyo aabihii is helay❤❤❤❤
@ashawooo
10 ай бұрын
Mashallaha tabarkalaha illahaya ha idan siyadiya faraxadina hadi ada hesheya Wiilkaga iyo caruutada uu dhalaya illahaya inta kale maqana rabi ha isku kena Abdaziz adiga illahaya qeera ha ku siyo
@nasteexocabdiraxmaan3126
10 ай бұрын
Masha allah allaha iskukin barakeeyo aabo adiga io caruurtada❤❤🎉🎉
ماشاءالله تبارك الله Abdiasis Allaha kuu barakeeyo dad iyo duunyaba عن أبي هريرة رضي الله عنه، عن النبي صلى الله عليه وسلم قال قال رسول الله صلى الله عليه وسلم : مَن نفَّس عن مؤمنٍ كربةً من كُرَب الدنيا، نفَّس الله عنه كربةً من كُرَب يوم القيامة، ومن يسَّر على معسرٍ، يسَّر الله عليه في الدنيا والآخرة، ومن ستر مسلمًا ستره الله في الدنيا والآخرة، واللهُ في عون العبد ما كان العبد في عون أخيه، Waxaad tahay insaan Alle u doortay inuu wanaag ka shaqeeyo taana waa fadligii uga mahadceli wax badan Sxb Alle jalla jalaaluhu.
@fartuunabdullahi8027
10 ай бұрын
Masha Allah tabaarakallah ilahay ha iskukiin waaro wlh wan la farxay
@hassanibrahim9234
10 ай бұрын
Alaha abaal kaasiiyo abdi Aziiz really
@sowhat580
10 ай бұрын
Allah janatul firdawsa haku geeyo saad umada uga farxisana Allah hakaaga farxiyo.
@user-tn5ny2vc7h
10 ай бұрын
MANSHALLAH abducasis❤❤❤ ALLAH haku barakeyo walahi kheyr baadan iyo farxaada umaadada aad u heso libaan adun iyo akhiroba ❤❤❤
@aminaabshir1495
10 ай бұрын
Aad ayuu ugu eg yahay Aabihii.
@hamsahassan5788
10 ай бұрын
Asc Maasha'Allaah Tabaarakalaah c/Aziis illaaheey hakaa ajarsiiyo aduun iyo Aakhiraba. Wallaahi kuwo badan oo bilaa micna ah lagu taageero adaa kaga xaq badan .laakiin inta wanaaga daawataa sabankaan yaraatay.
@user-si6ii8yp6v
10 ай бұрын
ماشاء الله، ،،، عبد العزيز ،، جزاك الله خيرا وبارك الله فيك، khayr baad kashaqaynaysaa intay wiilashii soomaaliyeed dagaal iyo siyaasad waalan kuxiiqee n
@ibtisanqueen3852
10 ай бұрын
Mashaallh wiilo abahaga ogow hada ka bacdi, ilahay haku daye gabadhana u radi aba
Maasha allaah tabaarak alxamdulilaah haddii uu he lay Maasha allaah Cabdi casiis illaahay ha Ku barakeeyo aamiin aamiin yaa rabi ❤❤❤❤
@yasminali5763
10 ай бұрын
Caloosha i hurray walahi dareen aabaha 😢 thanks bro my Allah bless you
@aaminaosman3234
10 ай бұрын
Alxmdlh illaah ayey mahada usugnatey
@zammyali3047
10 ай бұрын
Mashaa allaah ragoow marka hore ilmihiina ha dayicina ilmaha ka war qaba
@jawahirsheeqabuukar1901
10 ай бұрын
Masha allah tabarakallah alle ajar iyo xasanad alle hakasiiyo cabdi casiis😢😢 aniga abtigey aya igamaqan 23cml saan kuuhelaa
@ibadoabdiwahid7734
10 ай бұрын
Masha allah hambalyo aabe mcn allah hakuu xifdiyo ilmahaa abdiaziizow adna allah haku dhowro
@bayaanjama629
10 ай бұрын
Allah wallahi wan la oyaya adeerkan siqalbiya aan ugu duceyey illaheyba mahad iskale alxamdulillah Abdicasis adigana malinta la murugsan yahay allaha kaa farxiyo sida aad umada ugu shaqaydis cadi mahan waa figrad fiican xaqiiqatun 👍🥰
@shaadiyosharaf5443
10 ай бұрын
Maasha allaaah alx
@umurufayda5234
10 ай бұрын
Maasha allh alxamdulillaahAllah akhbar allha akhbar allh akbar
@Abukhaalid1988
10 ай бұрын
Allahu akbar sidan u aqor insha allah
@Khadijo60
10 ай бұрын
maashaaalaha waan la ooyay walaalkaan maantana waan faraxsanahay
@user-os4hv8xs6c
10 ай бұрын
Masha alllh wlhy farxad way dhaaftay ilahy haku barakeeyo abdiaziz
@mulkibashiirmuuse
10 ай бұрын
Masha allah wa farxad inta klan allaha isku sahlo
@ZainabAli-td8si
10 ай бұрын
Mansha Allah jasakalah walal alaha kuxifdiyo
@sahroyusuf9130
10 ай бұрын
Mash allah ajir ilahey haka siyo sida uu dadka uga farxiyo
@umusaara6789
10 ай бұрын
Allahaku akbar walhu qalbiga ka farxay mash allh ❤❤❤😊😊
@asadabdulahi1257
10 ай бұрын
Abdul Aziz Allaha ducada kuu aqbalo. Nolosha kuu bareekeeyo. Waad anfacday dadkaaga iyo dalkaagaba. May Allah place a baraka in your life and immensely reward you for it. Ameen.
@nasralulziyat5890
10 ай бұрын
Asc
@maryamabdulkadir6277
10 ай бұрын
Cabdi casiis allha kaa farxiyo sidaa abhaas uga farxiasy❤❤❤
Пікірлер: 457