Cimrigaada allah dhereyo ilahey dartiis iigu soo booqo janal-keyga waxa sogudbiya sheekooyin 😢😢🥺
@MaryanMahad-ev6zu
15 күн бұрын
Aamiin ilaahy Hanoo wanaajiyo camalka😢
@zawjatulmohamed7576
15 күн бұрын
Wnku boqday
@IdilMaxmad-sp9zb
12 күн бұрын
Subscription wanku dhahay maxaa kale❤
@NasriCabdimuhumet
16 күн бұрын
Amiira cayda waqtiga soo badi ku dheh❤
@adoontiallesiman262
15 күн бұрын
Sorry Sumaya ha ooyin 😢 masha Allah maama calwiya si qurux badan bay idiin soo korisay ❤ Amiira naxariista qalbi wanaaga farxada iyo quruxda ba Alle ka sokow maama Calwiya ayaad ka keentay ❤
@user-xw8zl5ur4k
16 күн бұрын
FAMILI IS JECEL ❤MASHAL❤ ILAHY HANI XIFDIYO AMIIN AMIIN😊
@user-hn1yo9lk9r
15 күн бұрын
Wow Mashallah hooyo. Calwiyo ilahey Dartisa kujaclahay e cimriga ilahey hakudereyo hooyo mcn wan kujaclahay. Amiira adiga neh isidokale war kuligina bo wan nijeclahay Wlhi jah hooyo iyo Carurteda iskufarax San keep going ❤❤❤❤
Wa calaykum masalam hooyo macaan waan ka qadnay salaanta anaguna intaa in ka badan ayaan hawada ku soo marinaynaa hooyooyin haday jirin aduunka macne iyo macaan midba ma yesheen wax horu mar gadhana ma jireen ilahayow noo dhowr our mothers l love you all mothers who lives in this world more than everything ❤❤❤❤❤❤❤❤
@AsmaZakariye
16 күн бұрын
Ilahay nigama qaado hooyadiina mcn❤❤
@user-wd1oj2mt1b
16 күн бұрын
Amiira wllshey QaliH wan ku tagera Allhe Cimrigaga ha dheereyo adiga iyo familygaga varxad ku Nolada mcnto ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AbdilaahiBaarud
16 күн бұрын
1M adna Hampalyo walaal🎉❤
@dahaboosman1228
15 күн бұрын
Amiira qurux congratulations adna chanal million gashay adnà life soo gala dhacday Aawey 😅😂
@Xamdajk-tq5pu
15 күн бұрын
Amira adna hade xaflad dhiganeyso 1m Amira xaflada dhar quruxbadan xiro iyo makeup quruxbadan marso sumayo makeup ke marsato marso quruxwaye makeup ka sumayo iskuqurxi xaflada❤❤❤❤❤❤
@deeqocali2137
15 күн бұрын
M.a alx all ku barkey in sha Allah aniga xit waa riyadeda I.a🎉
@dalmaraadan1848
16 күн бұрын
Hooyo mcn mashallah allah family 😢😢❤
@ShugriAadan-rh3ev
16 күн бұрын
Hamplyo adna 1m ayyyy 🎉👸🏻
@YAAYAOFFICIAL
16 күн бұрын
inta saliga nabigena scw jecel one❤
@Hanaanwacan
15 күн бұрын
Maanshallah 👌💯Hooyo Mcn 👍💕waan ka qadnay allaha xifdiyo adiga iyo hooyiinkeen dhamanteen…!!!! Isha adanaha cano allaha idin ka yeel Adkaru subuxi iyo adkarta Galabatii iyo suratu Baqara Midigta ku qabsadaa allaha na idin wada xifdiyo🤲🤲 Keep going Queen sisters 💕👌💯
@zamzamcabdirisaaq3313
15 күн бұрын
Bis waaye hooyadeyy aa videogan ushere gareena😭😩😂😂
@HindaKayd-kj7wf
15 күн бұрын
Sdkle
@sumeyashariff3605
15 күн бұрын
MashaAllah❤ i’m happy for you Sumeya!🫂😘😍
@AyuubMoha-jh8nc
15 күн бұрын
Walahi wan ilmeyey hooyo mcn Alle haku naxaristo
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
15 күн бұрын
Mansha allah ilahay hooyo habarakeeyo Inta hooyoyinkood unolyihin inta kadhimatayna alle haunaxariisto aamiin❤🎉
@chouchouchoukri1211
15 күн бұрын
Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis keeps going
@maariyaAadam
15 күн бұрын
Quruxda waxey ka keen teen hooyatiina soosax miyaa amiira quruc❤
@Mm33447
15 күн бұрын
Amira abaaayo mashquul igamaahan balse hooyo gabdha yar yar inta lagu daro socod u bilaaaba jir ahaan iyo caafimaad ahan ba ,alle ha idiiin xifdiyo mama da
@yarimysahra8061
15 күн бұрын
Masha Allah tabarakallah hooyo macanto illahey ha idin barakeyo dhamantin Yaa Rabi yaa Allah illahey ha idin xafido dhamantin illahey idankiisa bari illahey hanoga dhigo ciyalkena dhamanten illahey idankiisa
@adoontiallesiman262
15 күн бұрын
Adna Amiira susu maadam ay 15 qaateen Faatmana Amee dhahdaa bas waaye ana 15 baa rabaa 😂 inkastoo fatma ay miskiin tahay waana macquul inay Telkeeda ku qanacsanaato ❤
Masha allah alle hano xfido hoyoyin keena alle hano dhooro maami ❤❤❤❤❤
@osmaanleo
15 күн бұрын
Hooyo mcn wacalaykum salaam👋
@maryanhappy5356
15 күн бұрын
Masha allah wxa rabto mrki lagu keeno mxa ka qurux bdn
@maanomohamedali6135
15 күн бұрын
Masha Allah hooyo mcn 😢❤❤❤
@Zaam-HG
15 күн бұрын
Oh hooyo mcn alle ha no xafido 😭😭😭💋 Amin blase ani wax walal ila ma dhalan kali ahy 😭😭 hoyadeyna wey dan yarty wax kasta u bahnhy alloww ii gargaar Yaa rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️😭😭🙏🏻
@-ikraam5872
15 күн бұрын
Aamiin yaarabi apyo sabar insha allah nolol qurux bdan ku rajeyna walibo dagdag 😢🤲
Пікірлер: 415