Masha allah farxadada waa farxadeena gabadhan dad badan waa la ooyeen alxamdulillah maantana waa faraxsan tahay inta waalidkood ka maqan allaha u sahlo 🤲🤲🤲
@fartun9503
2 жыл бұрын
Masha Allah👍👍👍👍
@ramaazruuxi173
2 жыл бұрын
Masha allah abdiaziz wllken allah ku xavido sida qofwalba ugu farxiso allah kaga farxiyo 🙏🏻❤️🤴🏼
@saidali7233
2 жыл бұрын
Maasha allah walaashey Allah baa mahad leh hadii aad hooyo heshey
Masha Allah! AbdulAziz Ilaahay ha ku dhowro. Caafimaad, cimri dheer iyo nolol wanaagsan Illahay ha ku siiyo. Ameen. Waxaan odhan lahaa waxaad tahay’Daweeye’. Somali kor baad u qaaday. Waxaad noqotay codkii dadku aan vodka lahyn. Markaan wakhti helo waxaad tahay KZitem kaliya ee aan daawado.
@mshire3995
2 жыл бұрын
Masha Allah abdi aziz Allaha ku barakeyo aduun iyo aakhiro Allah a ku xifdiyo waxaad haysaa howl aad u qiima sareysa
@hajirdahirhussein8800
2 жыл бұрын
Abdi aziz wax qabadkiisa iyo subscribe tiisa isma loho walaalka aan u dadaalno 1milyan hala gaarsiiyo
@hajiahajiali4188
2 жыл бұрын
ماشاءالله تبارك الله
@ashawooo
2 жыл бұрын
Mashallaha waxa tahaya abaayo fiicana gula lesa abaayo Abdizaz adiga illahaya qeera ha ku siya
@feysalmuhumed1392
2 жыл бұрын
Abdiaziiz Realy wuxuu mudan yahay Bilad sharafeed in la siiyo sida wanaagsan ee uu ugu adeego walaalihiisa Soomaaliyeed Liibaan Aduun iyo Aakhiraba Allaah Hakaa Abaalmariyo Howshaa wanaagsan ee aad umada soomaaliyeed ugu Adeegayso
@sahragaalib9450
2 жыл бұрын
Maasha allaah
@roadahmed766
2 жыл бұрын
Mansha allh brother
@beydanabshir4058
2 жыл бұрын
Abdiaziiz walaal aawey 4tii farxad aad noo balan qaadey saan kuu sugaynay waan daalnay 😅🏃
@qadroaxmed2461
2 жыл бұрын
Sax waaye
@nasraartan2248
2 жыл бұрын
Manshaalaa farxada waan kula qabnaa walaashay
@hajiahajiali4188
2 жыл бұрын
الحمد الله
@yosd3899
2 жыл бұрын
Masha allha
@zamzamsfood5192
2 жыл бұрын
Mashaa Allah🥰💞🙏
@mariammohamedtarabi3650
2 жыл бұрын
Masha alaah
@fatmahassan2718
2 жыл бұрын
Alxamdu lilaah
@suadmohamed2098
2 жыл бұрын
Hibo abdi shakuur ❤️
@zamzamsfood5192
2 жыл бұрын
Asc walalahey chanelkeen Soo booqda qeer Allah Idinsiiyo Inshaa Allaah🙏🙏🙏🥰💞
@farxaanxirsi175
2 жыл бұрын
Wcs
@abdidirie9966
2 жыл бұрын
Asc, Cabdicasiis Allaha ku dhawro insha Allah Dadbadan oo Ciilanaa ayaad Ciilkii kasaartay adna Eebe Ciilkuma Bado horey u soco insha Allahu sidda umada Soomaaliyeed aad ugu shaqayso ee aadan waxdhaqaale ah ugu xidhin Eebe xagiisa ayaadka heli insha Allaah waxna waayimaysid Adeer hawl fiican ayaad dadka Soomaaliyeed u haysaa halkaa kasiiwad samafalka Caafimaad iyo Cimridheerna illaahay haku siiyo insha Allaahu.
@yaxyecaydaruus
Жыл бұрын
On
@yaxyecaydaruus
Жыл бұрын
Please
@yaxyecaydaruus
Жыл бұрын
Ppl😊 la
@yaxyecaydaruus
Жыл бұрын
loll Pl
@sahrahaaji8129
2 жыл бұрын
Maàsha allaaah
@siradm
2 жыл бұрын
Waa kuu hambalyaynayaa inta dhibanna Allaha ka dulqaado
@farhiahaji8649
2 жыл бұрын
M.allah alx cala kuli xaal inti kala maqan aalaha isu sahal
@mohsheik8903
2 жыл бұрын
Hhhhh horta Maa shaa Allah waanku faraxsanahay farxada walaasheen. walaahi weey iga qoslisiisay markeey ka xishoodsiisay cabdi caziiz. " CABDI CAZIIZ!! LAAKIIN WAA ISKA DHAAFAA WAXAAN DHIHI RABAY"
@sahracabdulle7080
2 жыл бұрын
Jiijo aa ayaaneey ilaah kabaq
@abdullahinur5327
Жыл бұрын
Abdiaziz I believe the people who copy your show would never beat you .they think like the early old days when open a tea shop, / cafeteria, and soon another cafeteria was open next door.
@guudonqali5088
2 жыл бұрын
Masha allah♥️♥️✅
@naimamohamedigale6386
2 жыл бұрын
Farxada allaha usiyadiyo inta lamidka allaha usahlo
@ismaanyuuchannel7194
2 жыл бұрын
Waxey ka xuroowdey wecel waa eray qaldan hadii aad thy qof damiir leh wax dareemaayo ereygaas waa qaldan yahay ee midkale ku badal wxd dhihi kartaa waxey ka reysaty eedii ahayd wxd thy wecel ani ahaan lkn tada ma sheegin
@sumayedagan7402
2 жыл бұрын
waa saxsantahat
@sahracabdulle7080
2 жыл бұрын
Gabadhaan Ayaan ladhahaa ee goormeey jiijo labaxday
Пікірлер: 219