Walal xaruntaada waa xagee? Aniga walalkeey aya iga maqan ayan raba ina badiyo, telefonkaga waan ka so dalay
@EleyehIssa-d7z
15 күн бұрын
You are gentleman and I like you 😊 I love you from djibouti
@manaomar212
8 ай бұрын
Illahay ha caafiyo caruurteediina allah u soo dhaweyo koleyba reerburo wey isgaranayanee hooyada kiisaa u galey oo caruurtedina ka qaatay maalin uun wuu shalayi adun iyo aaqirab
@fartunmohamed-ee9pk
8 ай бұрын
Masha alah
@4waabDhoowooy
8 ай бұрын
Ina adeer. Abdi. Aziis. Ha. Loo. Raadiyo. Aruurteeda. Aniga. Mar kastaba. Barnaamijkaada. Waa. La. Socdaa. Mashaa alaah. Anigoo ah. Korneel Hussein Afgooye. Joogo. Canada 🇨🇦
@Victory20246
8 ай бұрын
Alhamdulilaah reer abti wanaagsan baa soo korsoday saa aa laga yaabaa inay uga dhagtay
@fardowsaabdi334
7 ай бұрын
Ax ax ax ilaahay baan u baryee ninkii ama cidii kufsan jirtey masuubo degdega allah ku rido
@aminasuleman9446
8 ай бұрын
ماشاء الله ماشاء الله جزاكم الله خير الجزاء الله يحفظك يا عبد العزيز ربي يسعدك
Shareecada been haka sheegin dhaqan soomaliga waaye waxa siiyay ee diinta baro
@ijabomohamud6266
8 ай бұрын
Cabdicasiis alle ha kaa rarxiyo wax badan baad ummad ka farcisaye wax kasta aad jeceshahay oo jannadu u horayso alle ha ku siiyo
@khadarmuhamedchannel
8 ай бұрын
Maansha allah guul weeye wallakay ilaahay khayr hakusiiyo ❤
@Black_wolf159
8 ай бұрын
Subxanallah 😢dadki dhibateyay ilaahay idinma naxariisto (qoraalka ina mesha ku so qorto mahayn ilmaheda aa arka.. waana dhaawaca🥹hooyada a mudo la kufsanayay marka aragto wa qaracme..
@ayanbadan8856
8 ай бұрын
Ilmaheeda ma yagaba garanayo ficnaan layhadaa haday garanayaan ayago yar yara laga reebtay inta la dilay waliba
@axmediimaan9722
7 ай бұрын
Alle caafimaad taam ah ha siiyo maamada, ilaahow ubadkeediina u soo dhawee
@halimafarah9820
8 ай бұрын
ManshaAllah TabarakaAllah
@dahabomohamed6718
8 ай бұрын
Allah ha ku barkeeyo c/caziizi
@feysalmuhumed1392
8 ай бұрын
Sacdiyo Allaha Barakeeyo Aakhiro iyo Aduunba Allaha gargaaro waana ilaahay mahadii hadii Ay mar heshay ehelkeeda maamadana Allaha caafiyo Abdiaziiz really Adiga iyo team kaagana Allaha idin barakeeyo Dhamaantiinba
@Rahmah-Mercy
8 ай бұрын
Sacdiya abaayo quruxeey Illahay ajir iyo xasanaad hakaa siiyo .team ilintir idinkane sidoo kale.reerkaane Illaahay ha u saqiro oo abaayo Illaahay ha caafiyo.
@anwarfowziismaciil1040
8 ай бұрын
Masha alleh ❤❤❤
@Raho339
8 ай бұрын
Rabiyoow Maskaxdeeda Usooceli Maamadan Ax😭
@leyloabdulle308
8 ай бұрын
Asc maasha Allah ilaahey ayaa mahad leh gabdho la dhasheen haddey u yimideen alxamdulillaah. Mammada ilaahey ha caafiyo ilaahey waxaan ka baryayaa in awlaadeda ay soo raadiyaan. Gabadha haysay muddada badan ilaahey ha ka ajar siiyo. Barnaamijkaga waan ku tixannahay aad iyo aad ayaan u dhageystaa, maalintii aad baafinneysay waxaa ka soo wareegtey 9 maalmood ilaahey ayaa mahad leh Cabdicasiis cadowka ilaahey ha ka qabto ajar iyo xassanad ilaahey ha ku siiyo. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaallah waa muuqaal farxadleh maamada allaha caafiyo caruurteedana allaha usahlo gabadhii haysay kheer allaha siiyo dhib aduun iyo mid aakhiraba allaha kabadbaadiyo Cabdicaziiz adigana kheer badan allaha kusiiyo
@mulaaxocaqli554
8 ай бұрын
Maashaa allh maama fariida weeye alha caafiyo
@asdfghjkl1381
8 ай бұрын
Ilmeheeda hasoradiyan hadey noolyihiin hooyadood dad yaqaanay hadey jiraan ilmaha yaqaana haku soxiririyaan wey u baahan tahay
Alxmdllah mashllah ilahey ha kaa ajarsiiyo Aamiin ❤
@MaxamuudMahdi-x5m
8 ай бұрын
Masha.allah
@Fvhffhjifjkztkzmg
8 ай бұрын
Masha alaah
@sareedo8184
8 ай бұрын
Walaal Abdiasiis talfankaga side u heli karaa gabadhan xanusan ayan rabay dhaqtarka ka qaybqato Dr xabeeb
@MunaAli-f3p
8 ай бұрын
Masha Allah Abdulaziiz lheer badan Allah ku siiyo
@mohamedabdullahi3859
8 ай бұрын
Caawinad uweydi umada somaliyed qayr allahakasiyo
@AbdilahiYare
8 ай бұрын
Ilahy khyr ha idin siiyo
@XalwesteSanka
7 ай бұрын
Hooyoo marke dhah day calosha uhurtay wlhi😢 allow ubad keda usahal😢
@safiyasaalax1844
8 ай бұрын
Miskiin Allah ha Xifdiyo oo caafimaad siiyo.
@xafsoabdullahi1727
8 ай бұрын
Mansha allaah hanbalyo hanbalyo illaahay ilmeheedana ka u keeno
@fatumaawil6609
8 ай бұрын
Quyamaha alaah hakaa farxiyo ducaysane ilin tir hooska ale hadhso
@ayankhalif4504
8 ай бұрын
Mashaa Allah
@leyloqaali5671
8 ай бұрын
Meeshaan qaraab ayaa laga helaa ayadun qaraab ayey rabaa
@aminaabshir1495
8 ай бұрын
Barakumu Allah jamiican
@sahroali1967
8 ай бұрын
Masha allah faraxadaha alla hano badiyo mamadana alla ha caafiyo masakadeda alla swt hau so celiyo yaa rabi gabadhan walashena ah ee intasa heyseyna ajar alla haka siyo
@MohamedAli-xw1gh
8 ай бұрын
Masha Allah wll shugran
@mohamadjamaboodle-qu1cn
8 ай бұрын
M.A.AAD IYO AAD BAYNU UGU FARAX SAN NAHAY IN MOMDII DADKII AY HESHAY ALLE BAY MAHADI U SUGNNAATEY THEN SACDIYO IYO GEESI ABDIAZIIS ABDILAAHI REALLY M.TABARKALAAH
@xawoluulcabdi6498
8 ай бұрын
Masha alah ilahey ajir badan ha kasiyo wll qali amiin ya rabi
@somalihanolato741
8 ай бұрын
Allaha caafiyo Allaha u fududeeyo cusleeka gabadhi waxay tiri dad sidaa wax u haysto ma nihin wax badan oo aad ku dawaysan Allaha idinsiiyo
C/casiis adeer macaan qeyr qaba hooyada xanuunsan ninkii qabi jiray ee caruurta ka qaatay maanta waa aduun berina waa aaqiro caruurteeda soo bar si ay ugu filnaadaan ku baafi
@xaawocabdulle2442
8 ай бұрын
Allow caafimaad sii rabbiyow
@klbkhiķkkkokkkklll
8 ай бұрын
masha allha kheer allha ku siiyo ayadan allha caafiyo jbadkadin allha u sahlo
@mariahussein2328
8 ай бұрын
Mansha allah gabdhase ajar alle haka siyo
@najaanmedia
8 ай бұрын
Kheyr Allah abdiaziz...ninkan bulshada somaliyeed hawl aad u wayn ayuu u hayaa walahi. Aduunyo iyo Aqaro Allah kugu guleeyo
Пікірлер: 347