Cadicasiis ilaahey kheyr badan ha ku siiyo. Walaasheen ilaahey garab ga u noqdo waalidkeedna ilaahey ha u sahlo. Abaayo ha ooyin soomaali oo dhan baa waalid iyo walaal kuu eh. Insha alaah waad helidoontaa familkaada.❤❤❤❤❤❤
ALLAHA KARIIM ILLAAHAY WAXKU CULUS MAJIRAAN ALA HAKUU SAHLO
@IbaadoHussein
7 ай бұрын
Illhey ha u sahalo
@ZubeyrMohamad
7 ай бұрын
Ilaahey hakuusoo sahlo reerkaada abayo mcn😢
@hibaqahmed4405
7 ай бұрын
Abaayo ilaahay hakaa farxiyo ilaahay hakuu soo sahlo ehelkaaga
@aminasuleman9446
7 ай бұрын
Illaahay ha kuu soo fududeeyo aabaha iyo hooyadaa amiiin amiiin yaarabi
@AliMohamed-m7f
7 ай бұрын
Wcs walaal rabi ha ku sahlo ehelkaaga waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid mar kale halkan eebe idinkiis wll ❤❤❤
@MaxamuudXuseen-l3x
7 ай бұрын
😊
@sowdoxassan1859
7 ай бұрын
Abaayo kurbadaada Allah faydo si dag daga in shaa alaah
@Xalimo421
7 ай бұрын
Aloow u sahal dadkeeda😢Walaahi dad la aan ma fiicno.Midaan ka yaabay wa Kuwa caaynayo qof dhiban cidlooneyso Subxanalaah damiir iyo Iimaan ba male uf sheydaaman yaahuu qof ooyeysa dhibayaan yur dheh.
@RaxmoCali-ve7mq
7 ай бұрын
Ilaahey ha u sahlo walashey way xanuun badan tahay
@maslah345
7 ай бұрын
AMIN YAA RABI
@bintikoofuur1058
7 ай бұрын
Allah ha ku sahlo waliidkaga Aamiin
@fartunnur2656
7 ай бұрын
Illahoow wakubaryaa rabiyoow gacmahaan kuu hoorsanaa rainbow gabadhaas walaasheen ah usoo sahal ehelkeedii ya Allah bishaan barakeysan dhexdeeda kasoo farxi illahoow ay la ciido ehelkeeda rabiyoow
@HindaNuur-b8m
7 ай бұрын
Amin Amin aammiin yaa rabil caalamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@ikranmohed9937
7 ай бұрын
Aamiin aamiin yarabi adigane aadba u mahadsantihiin walaal
@katuunomar2814
7 ай бұрын
Alle hkuu sahlo reerkaada
@maslah345
7 ай бұрын
ALLAHA USAHLO WAALIDKEED OO NABAD QABAAN
@fadumoabdalle3994
7 ай бұрын
Allow u sahal wa bil Ramadan ❤
@fatumadagane4464
7 ай бұрын
Ilaaheeyoow usoo sahal eheljeeda.
@kafiyomuhumed1753
7 ай бұрын
Ilaahow u soo sahal gabadha kana farxi
@mohamadjamaboodle-qu1cn
7 ай бұрын
ALLE FAMILY KAAGII INAAD HESHO AMEEN YAH RABBI ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@husseinmahad5576
6 ай бұрын
Good
@ashawooo
7 ай бұрын
ha oyen Abaayo illahaya ha ku sahalo labda walida rabi ha ku soo fudeya inshallaha illahaya inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha ku siya
@rodasaedesse8446
7 ай бұрын
Walal ilaahay ha kuu fududeeyo ejelkaaga ilaahayna qalbiga ha kuu adkeeyo
@hawobashir838
7 ай бұрын
Abayo alle ha kuu fududeyo hamigaga Allaah baa kuu joga wad qayrin cabdasiis qayrbadan inshallah
@fatimaniifay4533
7 ай бұрын
Insha allah waxan alle kaga barya ilmadan in farxad kag danbeyso abyo
@nadiifosahal7561
7 ай бұрын
Maamo allaha kuu sahlo
@mahammedsiad5563
7 ай бұрын
Illaahoow usoo sahal baadidaas Aamiin
@cabdulkhaaliqbashiir7989
7 ай бұрын
ALLAHA kuu Sahlo abbaayo.
@Sma-h6i
7 ай бұрын
Ehelkaaga iyo aqribkaaga ALLAHA KUUSAHLO
@foozia426
7 ай бұрын
Ax ilahay hakuu soo fududeeyo ehelkaaga insha allaah ❤
@giniKhaliif
7 ай бұрын
Allaha kuu sahlo walaasheey Insha.Allah
@fadumoxasan5995
7 ай бұрын
Allaaha haku so sahlo ehelkada aduunyo macno maleh
Dagaalkan may joojiyan caruurtan wada oynayso allaha ku sahlo abaayo
@ladanizhabdinasir2132
7 ай бұрын
Alaahow usahal 😢
@IfrahJama-d4n
7 ай бұрын
Wllo qofku marku 5 years yahay wax u xasuusta magaca walaalaha abaha jarkiisa iy wada ciyaaran
@maryanalifandhe8423
7 ай бұрын
Rabbi hausoo dhaweeyo ehelkeeda.
@RuqiyoDaahir-b3u
7 ай бұрын
Allah ku sahlo abyo
@degan4
7 ай бұрын
D.n.a ga la yiraahdo 23 and me iska qaad waxay kuugu xirayaan reerkii ku dhalay dhanka hooyo iyo Abbe😢😢😢😢
@SafiyosheekhCabdi-iz5lm
7 ай бұрын
Alh igaranaa ahaa 😢😢😢 alhoow usagal
@hanefa283
7 ай бұрын
Ha is calool xumeynin dadkii kusoo koriyey qaabo ka dhigo
@H-mz4zn
7 ай бұрын
Asc allaha usahlo ehelkeeda
@messil8080
7 ай бұрын
illaahay hasoo dhoweyo walidked
@umumeysara223
7 ай бұрын
Ilahay ha usahlo
@hawohosh9198
7 ай бұрын
Waxaa jiro dad dagaalladii faamilkoda ku baaba.en
@sahraali6994
7 ай бұрын
Ax sorry abayoo
@farhiamahamad8938
7 ай бұрын
Ax Allaah kurbada hakaqado
@MunaAli-f3p
7 ай бұрын
Sorry habibti
@NasraEsa
7 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢 ax axbax
@afrahhussein3136
7 ай бұрын
Ialahy walidked ha ufudadiyo DNA Laga qaday haduu reerka noqonwayeey waa inuu DNA sheegaa gabiilka am jifida uu sheegaya maxa kaqaldan Qabaalka soomali midkasta labrkisa sheegaya waa inuu DNA sheega jifida
@anisaqueen7496
7 ай бұрын
Allow usahl family mamadan
@mrazizi583
7 ай бұрын
GABDHOW CANDHADINA ILAASHADA HDI KLE CARUR TA U NIN QOQAN KA DHALO KANA DHUUNTO SAAS BA U DANBEYN CARURTA, ASAGA WAA SHARIIF ADUUNKA CEEB MA QABANEYSO AAKHIRO WA HALKED BALSE WA HOYO WAXA DHIBAN SO 5MINT HAKU DILIN QOF MASKINA 50 SANO
@xamdibashiir9999
7 ай бұрын
Idman sos ayey ku kortay
@Iidle02
7 ай бұрын
Waar hortan sos tan miyaanay dadka loo keeno information saxa kareebin cida wax keenaysaa
@warsamemohammed9422
7 ай бұрын
Dna mararbey been shegtaa.
@BARNAAMIJKAWACYI
7 ай бұрын
Suuku nogday
@hassansaid5472
7 ай бұрын
See camal hoyaded miya abahed qayantay. mxy tahy dna aya is noqon wayday. ar somalida hadi dna laka qado qar badana reerokale noqnaya.
@umumascuud3307
7 ай бұрын
Alle ka cabso o si fcn u dhageyso hoyoded iyo aabahed hdii aan la aqoon mxy so saartaa DNA
@hassansaid5472
7 ай бұрын
@@umumascuud3307 qof hoyadi an la aqon abihina la aqon dna laka qadato mxy tahy. Hoyo miya dna u bahan. dna abaha. Aya laku ogoda.
@umumascuud3307
7 ай бұрын
@@hassansaid5472 war vidoga dhameso gabdha ayadoo kuleej joogtee is aragtay cid keentay na ma taaqaan ayadoo weyn baa rer saleban ah dhehn anaga ku dhalnay waxa ay baartay na wa reerkaas ee dhan ay ka jiraan familygeda ma taaqan raabi ha u sahlo
Пікірлер: 75