Masha Allah abayo Awladada Oo dhan Allaha gacanta ku so geliyo Amiin wa rabadanka fadligesa
@lavieestbelle-neutre3431
2 жыл бұрын
farxada Allaha kuu zaa"idiyo 💛💛💛💛🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@ahmedfa7637
2 жыл бұрын
Alahu akbar waan ooyay walaahi ilahay ha kuu soo ururiyo caruurtaada wllo intay kaa maqan yihina ilahay ha xafido say u qurux badan tahay ee ay u waynatay u labisan tahay illahay ajar ha ka siiyo gabadha haysa
Maashaa Allah Illaahay subxaana watacaalaa Ha Isku Keen barakeeyo Oo ha isku kiin soo Aruuriyo inshaa Allah
@warisroobo1759
2 жыл бұрын
Mashaa Allah, what a beautiful excitement and joyful moment,I am so happy to see Salmaan first time meeting with your little sister, May Allah Swt bless you for many years, stay together with rest of the family bi'idnillaah.
@siradm
2 жыл бұрын
Insha Allah yaa Rabbi🤲🤲🤲😭😭
@umimohamed2323
2 жыл бұрын
Amiin
@umusalmaan2575
2 жыл бұрын
Alahuma aamiin insha Allah waa isku imaanayaan iyaga oo faraxsan yaa Rabiii na tus iyagoo farxadooda u soo noqotey isla ceyshaayo🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️
@hamdiibrahim9794
2 жыл бұрын
Faadumoy salatulayl baan utaaganahe ducada aan illahy kugubaryo inaad ilmahaga midodaan allaha iga aqbalo aamiin yaarabi
@ruqiyoese9522
2 жыл бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa ubadka ha kuu xifdiyo aamiin yaa rabi
@koosqaali9931
2 жыл бұрын
Masha allah ilmahoo dhan ilaahay hasoo wada arooriyo naba gurigooda nabad allaha ku soo cesho
@habibaabdirahman3885
2 жыл бұрын
Maansha alaah waan ku farxasanahay iimaan oo maanta lajoogta walalkeed iyo her mamo ilahay kuwa kalana hasoo badbadiyo insha alaah aamiin aamiin ya alaah
@zeinabyonis2458
2 жыл бұрын
MashAllah MashAllah farxada Allah hadin Taam yeelo
@duniyaali9821
2 жыл бұрын
Masha allaah illaah ha ku xifdiyo aad ayaana ugu farxey ilmahaada oo dhana illaah ha ku u kaso inaad dhamaantood aad heshida illaah ayaa awooda iska leh
@fatumabarre1610
2 жыл бұрын
Asc, qaaliyee, maasha’alaah,maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah meesha kala joogtanba reerka oo dhan alle ha isu kiin keeno. Aamin yaa rabi, waa maalin qurux badan 💗💞💜💖💓💕
@maryamisse6494
2 жыл бұрын
Maasha Allaah tabaaraka Raxmaan
@sofiamohamed6146
2 жыл бұрын
Masha allah inna adertey saxaafiyad baa tahay wasarada dhaqanka iyo hidaha inad ka shaqeysid bey noqoneysaa waad noo xayesiineysaa shul naareedkan
@sofiaomar3202
2 жыл бұрын
masha Allah waan jidhidhicooday farxad awgeed Allah swt ha iskukiin keeno dhamaantiin faadumo filked ka ❤️❤️❤️❤️❤️
@roobiyorays8398
2 жыл бұрын
Alaahu akbar, inta idiin dhimana ha idiin dhamaystiro
@safiaroble6703
2 жыл бұрын
Masha Allah wlhi aad u farxay ilaahay ha idiin soo celiyo dhamaan caruurta iyagoo nabad qaba .
Mashaalah alaha zalman iyo imaan Allah'a nii xafito habo 🥰❤️ macan ku wa kale alaha keno dhaman
@zamzamcabdiraxman5351
2 жыл бұрын
Mashaa Allah TabarakAllah Kulan sharfan salman iyo walashiis qaali Imaan, ilaahay ha isu kiin daayo in badan Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️🌹
@zahraibrahim8637
2 жыл бұрын
Maansha Allah ilaahay baa mahadaa is ka leh inta dhimana ilaahay ha dhamaystiro
@sumayoaxmed3331
2 жыл бұрын
Masha alah. Ilahayow. Idin Siyad I farxada adi iyo caruurtada oo dhan
@amalaskar2264
2 жыл бұрын
Ilahyi Haku siiyo celiyo Caruurta yaa rabi 🤲 🤲 🤲
@zeinabh3509
2 жыл бұрын
MaashAllah Tabarakallah
@Hamdi-Xarago
2 жыл бұрын
Manshallaha what a surprise allaha ka abaal mariyo adiga inaad heysato wax nogama duwan mar Hadey gabar Somali noo heyso…… waxad ku dhahdaa umadadi oo dhan ayaa ku soo duceyneysa!!!! Idinka oo reer buuxa ah na dhaman caruur tii ood dhana waan sugeynaa inshallah rajada rabi lagama qusto rabi na ha noo xifdiyo diin tana ha nogu sugo amiin🤲♥️💕💕❤️👏👌👌 Ciid Mubarak
@mohamedabbulle916
2 жыл бұрын
Mashaa allah ilaahayow gurigedii kusoceli aaamiiin yaa allah
@sucaadakaahin5368
2 жыл бұрын
Maanshaall Maanshaall Maanshaall illahay haa ku xiftiyo Abaayo
@anisohirsi2702
2 жыл бұрын
Shukr, ya Rabbi! Shukr, ya Rabbi! Shukr, Alhamdulillah!
maa shaa allaah ilaahay ha kuu soo celiyo ilmahaaga oo dhan iyagoo caafimaad qabaan aamiin yaa rabi
@ummosaara580
2 жыл бұрын
Maasha allah tabarakallah ilahay haydin xafido dhamantiinba ilahay wxn ka baryayaa inta ku hadhayna alle hakaaga so qaaado wll inta kula Joggtana alle haku xafido
@wanaagbadan4837
2 жыл бұрын
Masha Allah,Allah awlaada nabad haku soo celiyo idinka Allah waalid qurux badan iyo ubad qurux badan🤍🤍🤍🤍🥰🥰🥰🥰🥰
@fardusaali6618
2 жыл бұрын
Maashaa Allah kuli illahay hakuu soo wada aruuriyo abaay musiga udanbeeyay kadhaaf kiliibyada
Masha Allh ❤️ markaan sawirka arkay waxan ufarxay sidii in aniga eey iga maqnaayeen oo kale wllhi dareenka waan kula wadaagaa faadumo samiyeen anigoo aan kuaqoonin😥 Kulligood nabad Allha kuugusoo wada celiyo waa jimcihii ramadan ugu dambeeyay aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼👏❤️
@ahmedhirsi3695
2 жыл бұрын
Ilaahoow isku keen familkaan aamiin
@umemadchannel1428
2 жыл бұрын
Masha Allah 🤲🤲🤲
@zeinabahmed8959
2 жыл бұрын
Masha Allah
@cashofarah8885
2 жыл бұрын
Maansha allah hoyo macan alle ha idin xifdiyo waa nimco alle inta dhiman alle hadhamaystiro ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
@abiibohassan8893
2 жыл бұрын
Man sha alah ala ha xafido dhamaantor hooyo seynab na mahadsanid abaayo ala ha kula garab galo masuliyada adqaday
@rukiyamohammed2025
2 жыл бұрын
Ilahey ha kuxafido inshallah imaan
@farhiyoali7571
2 жыл бұрын
Masha ALLAAH tabarakalaah
@farhia2984
2 жыл бұрын
Kkkkkkk sadaam waa cararey Ilaahey ha isu kiin keeno dhamaantiin udinkoo ka xoroobey dadkaan idin kala fogeeyoo waqtiga idiin xisaabaayo aamiin yaa rabi
@ayaandhooreshuuriye5396
2 жыл бұрын
Mashaa Allaah tabaraka Allaah
@5-starsnews
2 жыл бұрын
"Haddii aad shalay haysatay qof kula wadaaga farxadiisa Maantana aad noqotay qof kaliya ha Murugoon khaladka aad gashay ayaa ah in aad farxadaada ku xirtay noole dhiman kara ama kaa tagi kara isbar in aadan qofna noloshaada ku xirin".
@fartunahmed1387
2 жыл бұрын
Masha Allah tabaraka Allah
@nimonimco3063
2 жыл бұрын
Masha Allah. Farxadan sugaynay Saatir ayaa saaka nagu simay Alxamdulilah inta kalana Allah ha ino dhameeyo.
@duniyodhiblawe6503
2 жыл бұрын
Allaha ku xafido dhamantood hana kuu soo celiyo eEid Mubarak
@zeinabomer6531
2 жыл бұрын
Wllo ilahay ha kaa farxiyo samirkaga haku qadin mashallah tabarak
@hasnoomar9499
2 жыл бұрын
Maashaa allah ilaahay hakuukeeno abaayo shugri geedowna ajir iyo xasanaad allaha kasiiyo
@saadiaali2726
2 жыл бұрын
Alle ha is ku kiindhafo dhamaatiin aamiin yaa rabi, rutii aad ayaan u faxay🥰🌺🌹🌟
@fardowsa6949
2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallah ilahay ha isu kiin soo celiyo idin koo nabad ah dhamaantiin Allahuma amiin yabi.
@umumamiin5233
2 жыл бұрын
Masha alaah aloo kuu xafid dhamantda .farxad lee oo utaa wanaa masha alaah.
@umuahmed4253
2 жыл бұрын
Maasha allh tabaarakallah
@xabiibomacalinmuuse956
2 жыл бұрын
masha allah allah dib hadin wada mideyo allahana noxafido dhamantod
Пікірлер: 307