Naga qar ilmaha ey dhalin sixun ula dhaqman ilmamod in sas la yelo marawan rabi ka baqa ilmaha amanada idunku ah rabi ugu baqa
@shukrisharaf1358
Жыл бұрын
Alxa xasit sana bisinka
@nimcoabdullahi9597
Жыл бұрын
Garbasaarta qurux badanaa saarihii hindida ayay u egtahay
@naimanayrus2200
Жыл бұрын
Mashallah
@hibaqahmed4405
Жыл бұрын
Eedo ama aayo aabe qabo waa isku mid inta badan laakiin Ruqiyo waa fariid. Ilaahay baan ka baryaa inuusan ilmahayga rajo ka dhigin intii rajo ahna ilaahow u gargaar waa calool xumo Walaahay aniga ilmo ila dhashay baa rajo ahaa walaahay say usoo rafaadeen ilaa hada anoo qof wayn ah baan la ooyaa inkastoo dad waaweyn ay yihiin hada alxamdulilaah
@zamzamibraahim3727
Жыл бұрын
Ala caawa waa qoslay Dirac weyn aaligi dhaxridaa😂😂😂😂
@eymanabdiweli
Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@fadumoabdirahman849
Жыл бұрын
Eedo ma aha waa xaasid
@salaadoabdullahi7642
Жыл бұрын
masha allh xbbti
@sacdiyaomar4726
8 ай бұрын
Kkkkkkkkkkkk ala dhiibley waa rukia aduun wakasa wasoo moday wixi dhiib aha wasoo moday alxamdulilaah
@laylomaxamed1279
Жыл бұрын
Ree mudug islanahay ❤❤
@MunaAbdinour-ed8up
Жыл бұрын
Xasbuna allah waa edo noceeya aniga ciyal waawayn oo kuwayga kawayn baan haystaa waxaan ilmahayga siyaan siya iyagana muhimada siya maadama ay ka waynyihin oo wax fahmayn kuwa yaryar 😢😢
@calicade2256
10 ай бұрын
Subxaan allah
@nafisahaji8501
Жыл бұрын
Farxiya Maashaa alaah sheekoyinkaga waan ka helaa guul ayaan kuu rajaynayaa
@doolcaadey5723
Жыл бұрын
Masha Allah shukran 👍❤️💕
@mulkihassan3361
Жыл бұрын
Kab dher iyo kab gabn jah walaga baxa 😢
@Umumaahir-j2h
Жыл бұрын
Masha allah
@sacdiyomursal156
Жыл бұрын
Subxaanalah 😭😭💔
@hodanc6255
Жыл бұрын
Islantan maxay cuqubo galabsatay acudubilahi mina shaydani
Пікірлер: 90