asc abayo farxiyo xyti ilahey ha ku xefdiyo adiga iyo carurtada abayo aniga talo ayan rawa wayo waxn guursaday nin sidax cunug dhalay wona shaqeya hanti said ah ma lahan lakin wa nin isku filan ilmahane hooyadis ay korsatay anigane gawar ayan hasta halsano jir ah leygu dayacay wlhi abayo farxiya iyo asxbteda ninkas meher okaliya aya igu dhacay aroos ayan ka sugoya hader bisha markey dhamato isha alah abayo ma iska day aniga hader hader ayan buuq somaray wlhi mana rawo in an markale an jawo gawadheyda anigo uur 5 bilod ah ayan ku bartay hadne wa hal sano jiir abayo farxiyo . Wana ku tager🥺🥺🥺🥺🥺🥺
@nagadsaleban
Жыл бұрын
Wll ninka hada adigo guuri u tegini ku dhibay faaiido haka sugini labo ragco tuko alle talo saro
@nastexaaabukar5652
Жыл бұрын
Sxby shib Ilah ku sahlo lkn aniga xita midas i hesato ilmo ayo hesta lkn isma guursan wan fikra mar walba aniga guur maso marin waxan is dhahaha maxa kala kulmi donta 😩
@nagadsaleban
Жыл бұрын
@@nastexaaabukar5652 isma guursan ilmo waa dhalay maxaa ka wada
Runtii Sheekada meel fiican ayaan ku dhamaty✅💯❤❤❤👏👏👏😯
@XaawoCabdimaxamuud-b2t
Ай бұрын
Mashaa allaah tabaarakalaah
@umunabeele1062
Жыл бұрын
Reeer Galmudug is not easy 😂😂😂
@XayaatMaxamed-x2m
11 ай бұрын
ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭 😭😰🤲
@yasminmohamed9019
Жыл бұрын
MashAllah Farxiya❤
@zoyaquruux1466
Жыл бұрын
Mansha alalh ruqoyo wan ka xumahay waxa kugu dhacay almxdullah hada ka so ka satay farxiyo abaayo qadka muslimka ka ah oi illahay jecelyahay waa la imtaxan sidokle qof ka wsngsan aduun kaa kuma sii waro sida sodahoyada ruqoy kali inta xuun naah gadal ka fahman xumado marka dhib taa lugu ma waro dhaxal naa loma yesho aa mar uba laga dhamatay keep going sister ❤
@MushtaqMohamet
Жыл бұрын
Msha allaah ruqiyo karbidan illahay adi io familygaga ha idinxafido❤
@ZuhayraAhmed
9 ай бұрын
Asc xabiibti maasha alaah tabaarka alaha alaha ha nu barakeyo
@shamsanoorsabe-lu6lu
Жыл бұрын
Wcs Abaayo Masha Allaah ❤❤
@maryanmuktar7272
Жыл бұрын
Ruqliyo maasha allaalh qofka waa siduu iskadhigo
@xanancali7920
Жыл бұрын
Wcs wrx wbr hbo qaali horta waxaad gursaneysid w calaf lkn ani ahan ma jecli nin reer leh inaan guursado. Aabo ayan malindhaweed wydiyay ku dhahay abo yaa ficn in lagursado nin reer leh iyo mid aan laheen. Mrka nin aan rer laheen gurso oo I yiri o waqti isla qadataan kan kle mashquulkiisa badan iyo howlahiisa. Adna wd ku mahad santahy taladaada❤
@Xamdiaadan-uy6vy
Жыл бұрын
Alla jecliyaa sheekooyinka minweynta iyo minyara
@sabrinbeauty9058
Жыл бұрын
Mashallah cawo dadka aadka u sugay qeybta
@filsanaadan2761
Жыл бұрын
Waan gursadaye Ale ha ibarakeyo
@FardusMaxamed
Жыл бұрын
Ala hakuu baraheyo baayo aamin❤
@sadiamustaf157
Жыл бұрын
Dhiri gelin ayay no tahay ruqiyo caday wad mahadsantahey 🎉🎉🎉❤😊
@MunaAbdinour-ed8up
Жыл бұрын
Ruqiyo fariid daacad ah daacadina ma hungowdo ❤❤
@ayanmahadjama6242
Жыл бұрын
Ruqiyo karti m.a adn markaga nogasosheke hoykasi bad xoga nogasoturte💖😍
@sodan806
Жыл бұрын
Ala saujclahay kuwa dhiga leh 😅❤❤
@eymanabdiweli
Жыл бұрын
Masha Allah❤❤❤❤❤ Jazakallah qeer💯💯
@marymoabdulkadir6804
Жыл бұрын
thnks farxiyay cawda shekadan xisa goniye i lhyd 😅
@simanhirey3244
Жыл бұрын
Mash Allah ruqiyo iyo family geedi waa idin salamayna rabi ha inaga haayo sharta iyo dhibaatooyinka aduunka guushadina wan ku faraxsanahay❤️👏 thanks farxiyaay 💯
@princesssdoishpeuty4387
Жыл бұрын
Wwwwwww cwa anaa uhoreya
@hibojama9367
Жыл бұрын
Waa sx waa islaanti
@truemuslimah5135
Жыл бұрын
Thank you habo 🥰🥰 HOWSHA AYAN KU QABTA QISOYINKADA 🥰🥰Waad mahadsantahy habo macaan
@munoaden9125
Жыл бұрын
Hhh quruxey ano kale tahay
@maryamamohammed5048
Жыл бұрын
إنا لله و انا اليه راجعون
@doolcaadey5723
Жыл бұрын
Masha Allah ruqeeyo waye guuleysta👍👍❤️
@umuAbdalla-tp3uu
Жыл бұрын
Wcs farxiya xbbti Allah haku xafido qali macato keep going culeyska Allah ha ka dulqado wixii dhib ah na Allah gees ha idiinka mariyo caafimaad dhuuxagala Allah ha iidiin siiyo dhaman tiin xbbti shaqo adag baa Noo haysaa Allah haku fududeeyo in Sha Allah qali macato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋🌹👸
Manshllh wllhi gawadhas dulqad ledahy ani malinkan maqalo nag uqab igu danbeysa
@ApdullahiHussein-i2j
Жыл бұрын
Mash alla ah
@nadifoadawe6517
Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰👍👍
@FathimaFathima-ly4cf
Жыл бұрын
wcs xabibati waan ku salamay
@Zamirah_34
Жыл бұрын
Reer mudug isn't easy 😂
@faizaahmed9386
Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@zulekhahussein4919
Жыл бұрын
Wsc
@saciidocabdimaxamed2230
Жыл бұрын
M.a ruqiyo waa gabar kudayasho mudan m.a
@shaxmedshxassan1618
Жыл бұрын
Farxiyoy farxadeydiyey Adaan fiidwalbawa video kaa fishaa Fariid waxaa faceed karoon kalsooni badaney waxaan rabi kaga baryay Kifaax iyo nolol farxad leh my neme is halim ❤❤❤
@حليمةمحمود-ث3ن
Жыл бұрын
Masha allah
@habibohussein2019
Жыл бұрын
Farxiyo abshaxan waa maxaay
@naemaahamedj8579
Жыл бұрын
Asc😍😍😍😍
@DARWIISHAD
Жыл бұрын
Alxamdullilah labada lahjadba waa fahmaa waayo xamarbaa ku dhashay kuna koray laakiin hooyaday from lascanod aabahay from buuhoodle marka korka nalooga imaan jiray labada dhinacba reer abti iyo reer adeeryaal
@hodanc6255
Жыл бұрын
Lascanod iyo buhodle isku midki le maho aniga abahay wuxu ka yimid qabdidahare waxan ku dhashay mudug waxan ku koray xamer iyo afgoye wa somali o dhan
@DARWIISHAD
Жыл бұрын
@Hodan c hhhhhhhhh lascanod iyo buuhoodle isku mid maahan buuhoodle waa hawd ciiduna waa ciid cas waa sidaan ku maqlay, lascanod waa ciid cad anoo yar la iiwadi jiray iskoolka marka naloo xiro
@hodanc6255
Жыл бұрын
@@DARWIISHAD wa dhul darawish banka wada nabadgalyo ban u rajayn insha Allah
@hindamohamed6395
Жыл бұрын
Wcs wll farxiyo tawakal alleh ha xafido inshallh ❤❤❤❤
Пікірлер: 147