Alle kuma cafiyo ninkaa qaa inka ah bilaa naxariista ah xasbiyallah wanicmal wakiil qalbi dhagax sanaa uf
@fadumoabdullahi8514
Жыл бұрын
Ilahey naxriis jano hasiiyo madeey waa dad aad unaxariis badan subhanalaah gabadhan Masajidka uuka duceeysto
@kiinhaji9102
Жыл бұрын
Mahad sanid farxiyo wasugi wasnaaa
@user-tk6up4hr5s
Жыл бұрын
Mash allh allh kuxafido❤❤❤❤
@BisharoCabdi-fi8sc
Жыл бұрын
Nin aa gift ahaan noo qaday aa murugtii dhan waa ilownay halmar qosal jabsanay ani iyo walashey😂❤❤
@iqramohamed8022
Жыл бұрын
Bishaarooy ani adaaba kugu qoslay
@sweetamla2058
Жыл бұрын
Lift ekawadaa😂
@Maria-wb7lj
Жыл бұрын
Hhhhh
@umuabdalla5441
Жыл бұрын
😂😂😂
@Sacdiyomaxamedjimcaale
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@umuamiira6098
Жыл бұрын
Waxaaa layaaaba hoyoyinka qaar oo ilmhuuda ka naxeen gbdha intaa mareeso xitaa hade ogadyga kabaqeeso si hoose may gabadha ula xariiiirto tnkle aabahana masuuliyad ayaa saaran aaqiro waa Lago waydiin intaa sharaf iyo dad warkuda laga baqaaayo ilmha dhibkuda malafiirinyo... Qlad waa dhicikraa ilmha lkn sikle uciqaab 😢 gbdha badn oo xladan maray ama hada maraayo ayaaa jiro alllw umuuraha usahal😢
@maryamamohamed6104
Жыл бұрын
Anu wlhi hada hoyda ahan laha kama yelen baq baqdas ninka aabo isku shega ah xata waxe awode ine dhahdo gabdhe inte igu dhale marke dhashana ee gabdhed dirato mal io hanti wexe hesa faraqa iga shubti ilmhana dhahdo hoyo ana ku hayaye orod so shaqeso
@Nasro283
Жыл бұрын
Wcs adiga mudan farxiyo caday allah ha ku xafido❤❤❤❤❤❤
@xaawahasan-bf4br
Жыл бұрын
Mashallah farxiyo ❤wodka iyo carabka allaha kuu caafiyo
@asiilmahir6072
Жыл бұрын
CW.dhamaan.aduunkan.waxwalba.wala.arkaa❤❤❤🎉🎉🎉
@halimaahmed6710
Жыл бұрын
Alla xanun bdn adunkan ilmaha igu inkiray oo illhay swt ku itsaqay labo wiil Alx 😢😢 sorry walahi illhay ha u naxaristo faley odegeda
ilahow iku arsaq owlad bari ah insha aallh waqti dhawo yarbi 😭 😢 😭🤲
@msssuurobadan1548
Жыл бұрын
Alla qaracan weyna walhi saan u oyney waaa fuurey ….😭😭 hadda maskintaaa maxaa cuqubo laga galay oo ay galabsatey
@HindaAbdulle-fl2jj
Жыл бұрын
Hooyo aad u calool Adak bas dhashay meel bay ukiraysan lahayd inanteeda cidna umay sheekteen haduu aabihii afka kor utasgay masmadii dagaal bilodd siday nass jaqsiisay ayaa booskeedii ka dhiktay Boos laga dhintay hada ebysn maxay inan rajo ah dhaanta waxba runtii
@maryamamohamed6104
Жыл бұрын
@salmaabdirisaq9067ma aragten horta abayaylow qli kartiya lisku dhafay I llahow yaan berkeyga bananka iska geyn ilmo wecel lulaha war I llahow met kurjad wecel wadato ana ku rabo maxa wlhi waku hanti beli laha
@user-zk7nu6li4j
Жыл бұрын
Hooyada Yan danbiga la sarin waayo qofkasta wuxu galo isaga laga Jara hooyadu ma waxey ku tidhi nin qudbo sireyso mida kale qudbo siro waa xaran imisa jeer Aya le sheegey
@user-zk7nu6li4j
Жыл бұрын
Hooyada Yan danbiga la sarin waayo qofkasta wuxu galo isaga laga Jara hooyadu ma waxey ku tidhi nin qudbo sireyso mida kale qudbo siro waa xaran imisa jeer Aya le sheegey
@xakiimamahamud6350
8 ай бұрын
@@user-zk7nu6li4j hadey wacal xitaa sido naxariis bey mudneed hooyo nimada lugu shegayo waa naxarista ey abayasha dheer yihiin maqan habarta qalbi adakaa
@xafsoahmed9
Жыл бұрын
Allaah unaxariisto😭
@isramaxamed4963
Жыл бұрын
habeenwanagsan.teamka.qurux.badan❤❤❤❤🎉🎉🎉
@Fsabiriinaahmed-be5xi
Жыл бұрын
Wwww aan ku hoore caawo😂😂
@hodanc6255
Жыл бұрын
Badana ilmaha la inkiro way u ekadan abaha Allah ba kashifay lakin kutubka maxa logu dharin wayay ama DNA loga qadi wayay
@user-os4ur8ls4h
Жыл бұрын
DNA Somali may yaqanayn haday bartayn marhoray ila tahay qisada hada xita DNA Kenya ogu dhow
@hodanc6255
Жыл бұрын
@@user-os4ur8ls4h qisa mardhow bay ila egtahay 2da rer o isxabadeyen iyo bushashka rerkeduna way ladnayen waxana maqlay inay DNA DNA xamer ka jirto
@user-os4ur8ls4h
Жыл бұрын
@@hodanc6255 qisada hada labarayay DNA waxay dhahaysay waxa ugu dhaw Kenya mida kale DNA ga maba aqaan qisoyinka ay kubartayn dadkan
@user-os4ur8ls4h
Жыл бұрын
@@hodanc6255 kolay Allah ha ugargaaro hada gabar naqanay saan ku dhacday madhalin wali waa lagu inkaray lkn iyada maskaxda yara si tahay
Farxiyo mel macan ku goysay iska so fasax qeebta 3 aad
@sacdiyaomar4726
Жыл бұрын
Abaayo macan farxiya iyo dhaaman asaxbta kale shekadan gabdhaha yar yar haloo daro video gaan waa uu muhiim inkasto qadartu qoran tehe xabibati Alaha noo astuuro caruurta raga ushega gabdhaha ha xumeynina dheeh please udara tusiya
@user-jz7lf3ql5b
Жыл бұрын
M.a
@RamlaUpdydiirie-xp2uh
Жыл бұрын
Wll maday Alaha uraxmado
@FatimaAli-cu7yd
Жыл бұрын
Fatima
@user-zk7mi2gl5y
Жыл бұрын
Noo dhamestir abaayo
@zamzamcumar2177
Жыл бұрын
Fiiley abayo gabar wngsanaa tahy wlhi illahow gabdhaha no dhoor anigaba gabdhaha ka mid aheee ciil qisadan ilinta xita ma ceshan karo alla nimanka eysanaa inkar allaha idinku rido
@Nintendo_mushroom
Жыл бұрын
Nimanka waxaba ka daran naagaha mida ayada dhashay iyo mida sodohada u ah subhanallah
@zamzamcumar2177
Жыл бұрын
@@Nintendo_mushroom ayaga wxba magaranayaan wll lkn ninka gabdha maskinta jacel ku aburay hadane inkiray wana baastar qashinka horta runta haliisku shego wxan waa la arki jiray dad badana wa arkay lkn qofaa jeceshy wxwalibo waka yeleee ayadana waa gabar yar aqligeda kala ma celiyo somlidana sharaf balayaa yagu saliday qofkas cml illah baa kamagan galnay
Yaaqe youtube ka cod in lo sameeyo ficnan lahed comment ga wax ma qori kre
@user-zk7nu6li4j
Жыл бұрын
Horta habluhu markey xumadan maxey ugu cabtan in la deyriyey sow boqolal sheeko mey maqal sow waxanu in xaran yahay ma oga sow in anu qudbo siro jirin oo xaran yahay ma oga hablo nin ku dhahay abaha kama doonayo ka carar ama hadhow dheh waa ley deyriyey yaa garac korsan Kara
@HindaAbdulle-fl2jj
Жыл бұрын
alaah fiilay ninkeedaa dhintay ha igu odhan
@maryanmohammed9927
Жыл бұрын
Abayo mataqaane
@HindaAbdulle-fl2jj
Жыл бұрын
@@maryanmohammed9927 Maya walalo sheegadanas sida fsleebada dhiigayga u rascday oo waaxan sugukariwaayay intay sheekadaa dhamaynaysay fiilay ninkeedii xabadbaa madaxa kaga dhacday markay tidhi waan naxay siduu u caswinjiray ebyan iyo siday fiilay ninkeeda ukalsoonayd ee waliba reerkeedii udayriyeen isaga dartii muhiib buu u ahaa reerkiisa iyo miskiinta ebyan ee uu maraqa kul lasoo gaadhijiray ilaahay janno haku siiyo wanaagii kaslmayntii
Пікірлер: 134