Alla walaashu xaasidsanaa oo aabeheed maa lacagta isaga dirto ayadoon xooga walaasheed ku bedelan bisinka. Walaasheed ka yar oo rajo iyo agoon ah meeshii la rabay inay dhexda u xirato hadana saasbaa laakiin canab baaba fariid ah Masha allaah
@amiirocaliwarsame4411
8 күн бұрын
walal abo dhalay walal maha😢
@fs292
8 күн бұрын
Oday qoqay uun baa meelahaa wax ku dhal dhalaya, oo la Lee yahay walalihiin idin la dhashay. Waa ubad wax naxariis la dhaho aan isu hayn ba.
@hibaqahmed4405
7 күн бұрын
@@amiirocaliwarsame4411 abaayo isku mid maaha dadba waa si anagu afar bahood baan nahay dadku markay na dhahaan bahdee tahay waan ka xanaaqi jirnay sababtoo ah bah bah naba aanu aqoon aad baan usu jeclayn ilaa hada dad waaweyn baan wada bahay qofka uugu yar 17 jiro sidii baan usku jecelnahay waxaan umalayn aabaha baa sabab u ah anaga aabe wanaagiisa aanan qoraal ku koobi karin bad na dhalay ilaahay ha u naxariisto
@Xamdimaxamad-bh1qm
7 күн бұрын
@@fs292 abyo wlh wa sidow ale uku naxaristo mcney ani walalahey wan jeclahy ayakana sido kale hal gabar isku abo iyo isku hoyo nhy 2 wilna abhey I dhalay msha alh sidan usku jeclanhy marka sas walal walba alh ka dhigo😢😢ax lakun taas walal ma ahen sorry canab
@UmuUpthirahmaan
Күн бұрын
@@Xamdimaxamad-bh1qminamada iyo hblihu isku mid maaha naaga xinka iyo xaasidnimada uunbay ka shaqeeyaan inamada aad kala aabaha tihiinbaa wanaagsan
@istahil.roble7788
8 күн бұрын
Alx walaalkey aabehey mcn ii dhalay ayaa faceey i dhaafshay waa qofka kaliya ee wax walboo dhaca dhabarkiisa ii dhigta noloshiisa aan cid kale aaminin xitaaa allaha ii kaa dhaafo wll mcn ❤❤❤
@AzmaCabdi-qi8ku
8 күн бұрын
Masha allh alhe kama qaado wllo
@sacdiyomursal156
8 күн бұрын
Masha Allah sister farxiyo ❤❤
@abdirahmansalan1583
8 күн бұрын
Wlhi anigabo walaashay igaa weyn ee isku hooyo iyo isku abe anigoo faraxsan maba arki karto kawaran bismillahi😢😢😢😢
@najmaaxmed2736
8 күн бұрын
Bisinka
@hanihanka9528
8 күн бұрын
Bisinka miyad la noshahay wll 😮
@abdirahmansalan1583
8 күн бұрын
@@hanihanka9528 maya abaayo aniga kaligay ayaa nolol hada alhamdulilah wana iska shaqeystaa lkn wlhi dadka ka xun ma laha
Asc abaayayaalow setihiin horta wxaaa idin ka codsanaa qof uun sida saxda eh ee huruudaas loo kariyo maa ii soo qori karaaa aa idin duceeyee habo farxiyo waa ku salaame adine allaha ku xafido 💗 shukran😘💋💞
@sacdiyaomar4726
7 күн бұрын
Abaayo aniga salid iyi timir iyi cusub ka iyo wax yaro qasila ayaa ku karsada qurux noqe lkin dadku isku miid ma ahan
Naagaha qaar markey shaqaala ujoogdo ayaa la iska dhiga qof nadaafad bdn lkn shaqaala hadeysan ujoogin tuunjigoda iyo welkooda is ag yaalan
@UmuUpthirahmaan
Күн бұрын
Taasaan been ahayn😂😂😂😂
@ZacdiyaZiman-hw4zc
8 күн бұрын
Nagtas gabadha yar sas u gashay wa masinbo ilmahaga wax haka dhefin
@MunaAbdi-v1y
7 күн бұрын
Canab laan dheere bay ahyd danteeedah by taqaanay in tay gajo u dili lahayd 😅
@raxmaxaashi6986
8 күн бұрын
Nimco life Wan buuqdy mntan dawanayy
@BurhaanCismaan-s7r
9 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤Qaali.dumar
@sahromohamed9198
6 күн бұрын
Wllyayaal ii soo duceeya ilaahey dartii
@sumayaaxmed6445
8 күн бұрын
Dadkan xasidinta xage ku nolyahin kalorin alab lagu dhaqay mx wye Subxnlh 😳
@hodanc6255
8 күн бұрын
Xasid wax ka fog mahan wa wa ehelka saxibada Dariska
@anabali1098
5 күн бұрын
Waaba sun subxaanallah
@ashar1053
9 күн бұрын
Wa kaa qadnay farxiya quruxey
@SaidoHassan-y1m
8 күн бұрын
Wcs abaayo 😢😢😢😢
@zulekhahussein4919
8 күн бұрын
Wsc
@FadumamohamedFaduma-ir8tb
6 күн бұрын
M.a wlash mcn llah ku barkeyo
@sahranuur1432
7 күн бұрын
Wcs abaayo lkn somali waxeytiri tagoog aabe waatub lagu kulmo kuwa rabi ukaalmeeyo maahee
@sacdiyaomar4726
8 күн бұрын
Wcs gull inn ay kuu dhamato Ayan rijeyna shedada canabey
@HiboJamac-h3w
8 күн бұрын
😂😂😂walahi wan qosly caanab wa faarid horta naga laaqabo maxa gaajada ka dhigay o carura laa joga gaajada ugu diilan
@Beerlula_adam
8 күн бұрын
Abayo Dadka isku mid mahin walalahi ani 2 cunug dumashiyalkey ila jogo saan u jeclahy San uga fikiro nafteyda xitaa uguma cuntada family fhan cunan waxey dalbadan le kariya Dadka isku mid mahin ani waa somaray dhib iyo reer la la jogo rafadkey ledahy
Пікірлер: 104