Waaa lacag u talay SSC tuugsi majirto sidiii 11 million somaliland lasiyay masakiin baad tihiin been baad ku noshihiin
@tusmoaadil1825
3 ай бұрын
ilkaha ku daxalaystay soo dhaqo intaadan dhulbahante ku dhex lumin kalab sitaa cashar
@ayaanibrahim8735
3 ай бұрын
KKK HADHA RUN BU SHAGA YAA 😂😂😂😂😂😂😂WAX BA IS LAMA HAYSA
@husseinosman1871
3 ай бұрын
Adeer qof dhereksan baad u egtehee , masaakiinta arbushka ka daa. Wixii qaldan wadahadal ayaa lagu dhamaynayaa.wixii lagu siiyayana qarso. Horgal intii hore ayaa nagu filan. Qofna ma qalde ma karaysid. Umada waxbay fahamtay Alla ka baq.
@tusmoaadil1825
3 ай бұрын
@@husseinosman1871 kani ilkaha daxalaystay buu dhaqan lahaa haduu faaiido leeyahay... waa miskiin diifi ka muuqato oo xoogaa $$$ loo soo tuuray... indho adkaantaa iiga daran mar dhoof waaxid
@cabdirisaaqdillaal2490
3 ай бұрын
waa nabadahala xoojiyo oo dawlada halaga daayo ka garab istaadhkan horeba maxaad uga hadli waydeen ma hadaad xiniyo soo tumateen sidaasi maaha beero doon iyo dhul doon maaha waanu fahansanahay calankan somaliland ilaahay ayaa ilaashanaya dawladina ma ilaalinayso ee haku naar galina
@dhashisheekhisaxaq9514
3 ай бұрын
dhulmahnte wa lagu shaqaystay uune inay meel gaadheyn wa lo wada jeeda wayo mamul ma noqon karan meeshay dagan nacfi ma laha oo mamul ahan isma bixin karan dadna hal malyun ma gaadhan dhulna laba tulo oo boodh weeyn moye wax kale ma laha
Пікірлер: 32