Guugule medhiya waa run sheeg waxaanu sheega Warr saxa oo Raba in waxa waliba hagaagan halka ka hay aad Baan idacadaada u dhagaysta markaan arkay wararkaga xaqiiqda ah
@BulloHassan-xg4xr
3 ай бұрын
Ninka ma Fiqishini baa?
@dhashisheekhisaxaq9514
3 ай бұрын
Tuulada yari ma kaalmada somaliya iyaay ku noolan waliged
@abdiqadirnuh9912
3 ай бұрын
😂😂
@amalabdi6617
3 ай бұрын
Waa tuulo labo buurood ku dhex taala oo geed xataa ka bixin biyo qadhaadh 😂😂😂😂😂😂😂😂 Illahay ayaa na dhafiyeey alxamdulaah
@Ahmedwali-ji2sf
3 ай бұрын
Sax. no green farms, no seaports, no marine resource no minerals no international ports. Nothing
@BulloHassan-xg4xr
3 ай бұрын
Laascaanood jaamac Siyaad baale Firdhiye Ayaa ka Talin kara Laaya Garaad
@Shukri20267
3 ай бұрын
Ninkani waa laandheere Laandhere dhalay oo Jamac Siyad,kuwa donaya on ay SSC burburiyan oo ugu horeyan Isaq iyo Cadowga gudaha oo iyagana si fiican loo fahansan yahay.
@dhashisheekhisaxaq9514
3 ай бұрын
🤣🤣🤣isaq maxu burburiya ee dhisan ma tuulada yar aad isku haysatan budlan aan laraacno iyo xamar aan la raacno intan is cunin iyad isaaq korka uu saaraysan riyo iya la yidhada taas
@halimamumin3643
3 ай бұрын
Laascaanod wexey noqotey mashruuc dadka masaakiinta lagu dul taajiro.
@adeerknoor4878
3 ай бұрын
Warya cuulcuule media af biijo hooyada was maxa ka galay siya reer khaatumo
Пікірлер: 16