a trick : watch series on Flixzone. Been using them for watching all kinds of movies lately.
@leandrogerardo4554
3 жыл бұрын
@Abdullah Magnus definitely, have been using flixzone for months myself :D
@fatiman2077
4 жыл бұрын
Foosia iyo xasan ma kala dhacdan Axlaa sood weeye m.alaah,wx ka sii fcnaan lahayd idinko Qowlka Alaah ku Akhriya.
@yusufjama8819
5 жыл бұрын
Asc xasan nuur iyo foosiya ifka waan idin salaamayaa marka hore mar labaad nice song nice music thanks xasan iyo foosiya best Yusuf dheere uk Birmingham
@liibanroblhliibanroblehbou4575
4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto xasan nuur alaale bishan octobre ayu ku geriyoodey London illah janadi farduusa ha geeyo aamin
@aishaabdulkadirhassan2521
5 жыл бұрын
Fowsiyo ifka hore u soco fananad Qaran walle qiima badantahay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 hormar wcn
@khadromire506
4 жыл бұрын
mi3 samiday fowsiya fnaanad aan hubo hory usoco qn
@naciimoxaaji8159
Жыл бұрын
Waa xigmad wacn waayo waayo
@queenyismail5158
4 жыл бұрын
Ma ogtahay indhaha iyo urkuba darada inay ku ilmeeyan😢😢heedhe
@UkStudio
4 жыл бұрын
Sax
@craxmaanmuuse510
4 жыл бұрын
Foooosiyeey sidii jacaylka waaaawayn ee laysku taahaa hayey nabiga ilaaahay waan kaa helaaa markan ku arkana aaaad baaaan u qoslaaa.
@craxmaanmuuse510
4 жыл бұрын
Imisaaaaaan hamiyaayow aaaan habeenimo toosoo jiuiraanku i maqlaaay. Mar baynu hilaaciyo mohmadow hogol ka waynaan. Yaa waykaa waanigan imid ayuuuuuuuuutoooooo. Haduuuu wiil ehel ba waayo cadaaawana libin ka haysto hugiisa intu hilaabto hoh iyo ciiiiil shaw ma waaayo. Talaaaaaaaayeeeeeey. Waa faskayga kan baa na xasuusiyey waana run. Hadaad fahmaysaan iyo hadii kalaba.
@craxmaanmuuse510
4 жыл бұрын
Table form chair form table chair char table form iyo qasabadiii sh bashiir yaa xasuuusan. Iyo heestii uu iga dalbaday anoo todoba jir ah mohd waxba yaan madluumin oo c8dla musanaabin. Fanaaniintuna gadaal dalabkoodu ahaa sidii geed ku yaal bankii giriyaad goonidu waa mid laygu tala galay. Sure horayso iyo dambaysaba khadraaay iiiiiii hiiiii hoooo fas waan ooooyi.
@c.raxmed1433
5 жыл бұрын
khadro daahir cige iyo cumar xasan rooraaye fananiintii hore codkooda lama keenikaro sida khadra cige muuse ismaaciil qalinle samatar tubeec iyo sahro axmed magool hibo saado cali kuwaan xitaa iyagoon live u heeseynin hadal heesihii makeeni karaan
@abdirahmanmahadali7828
4 жыл бұрын
Wa hese ad uu mcn hesen noso badan fadlan sxb kalay kalay araxda igu qada wow inaba cade maa ahan
Ma ogtahay ayaamahan aniga iyo haweenkaba arxan nama dhexyaalee.
@maxamadliiban4974
5 жыл бұрын
hees qli ah weeye
@sacdiyomaxamedmaxamed3750
6 жыл бұрын
Waaaaaaaw♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@kabacade252
6 жыл бұрын
Heestii heesaha iga dheh wallee halkooday dhigeen
@samadoonsamadoon3156
5 жыл бұрын
Waaaw ishcalaaa hees like tana waaxagiiina asxaabta
@ayaneycadey6575
4 жыл бұрын
Kaaly kaaly araxdada igu qabo 😍
@rayaanxcrahman4343
4 жыл бұрын
❤❤❤❤❤ www keep going ❤ my fananadayda
@Ensuldaan
Жыл бұрын
Cumar xassan rooraaye iyo AUN khadro Daahir cige booskodi ma geyn Heesta lkn wey so dhaweyeen
@aaminacalibadiye8862
5 жыл бұрын
Heestan wa jeclahay ❤❤
@ishwaaqmohamed9653
5 жыл бұрын
😁😁😁😁😁😁😁😁😀😄😆😆😆😃😅😅💖💖💖😭😭😭😭😎💖
@ishwaaqmohamed9653
5 жыл бұрын
😇😇❤❤❤❤❤😭😭😂😂😂😂😂
@ramlam3071
5 жыл бұрын
Amino Ali Badiye 6
@jumbojalato3884
4 жыл бұрын
foosiyo ooysooy waala kala kiciyay war inaanta u hiiliya reer konfureedoow inaanta waa inaan qalbi xabxabe ooyeyso u kala kiciya
@hdf1340
5 жыл бұрын
Waaa Masha Allah
@abdullahi.yusufahmed5777
4 жыл бұрын
Heesahan lakufsanayo mas ladaayo
@nadiifochanel9550
4 жыл бұрын
Abowe subscribe ikucawi alaha kusharfee
@faizamohomed3271
5 жыл бұрын
Ninka ayaa codkii cumar xasan rooraaye si fiican u keeney, khadra daahir, hibo nuura, zahra ahmed iyo saado ali codadkooda lama keeni karo. Intii inaga socotey allah how naxariisto dhamaantood fanaan iyo in kaleba. Amiin.
@najmaabukar4381
5 жыл бұрын
Nice song💕💕💞
@xawoabdinoor1922
5 жыл бұрын
Anigo waku heeesta heestan Ilove you ❤️💓💔💙💗💕🧡💘 you
@abdirahmanabdi5084
5 жыл бұрын
Xasan my best friend
@fatiman2077
4 жыл бұрын
Foosia m.alaah Axlaa sood.
@exqalbitagay7334
5 жыл бұрын
2020,-hadad soboqati like hit😎😎
@naajiabdi993
5 жыл бұрын
Old is gold qoftan heesta ciyaarta ha ka dayso 😂😂
@dekamohamed5801
4 жыл бұрын
Kkkk 🤣🤣😋😋
@abdishakurh84
4 жыл бұрын
darteed baan u dhageystaa wlh, qalbigeena ciyaarta ka daay adiga kk
@abdiladifahmeddhamac4217
5 жыл бұрын
Codkii rooraaye bartiisuu dhigay
@alivebile9260
4 жыл бұрын
I like this song from Canada 🇨🇦
@UkStudio
4 жыл бұрын
Thanks share
@ahmediinnuuxaadan7737
2 жыл бұрын
best weeyaan heestaan
@rahmaabdi5366
5 жыл бұрын
Xasus yaranti😍
@istarlinilyasmashaallah3441
5 жыл бұрын
Nice song
@aliabdulladan6318
5 жыл бұрын
Waxba iima hiilini ubax ubaxii jaceylka meelahaas ka ooy ooy ii kaalay kuma oran ilbaxuna maha sidan ragna lama afduubee anigu adigaan heeeeeeeeeee waxbaa kadhacay isku adkeyn meeshii ugu dambeysay lkn heestan waxay mcnthy markii khadro iyo rooraaye
Пікірлер: 149