Mashallah Allah haw barakeyo gbdha shaqdeda yurub geeyo ayaya u egyahay yaa igu racsan
@munaofficial1689
2 жыл бұрын
Walaahi anaa hada islahaa dhe ishaad kariday
@fartunosman3503
2 жыл бұрын
gabar muslim ah waaye soo dhaweew allaha kuu barakeeyo shaqadaada anagaba meel walbaan tagney hadaan soomaali nahey waxna ka furiney aduun waa hal guri allaha kuu barakeeyo hore u soco
Maalin hore ayaan maqlay Yurub Geenyo waa Itobiyan maanta ayaan rumeystay, waliba qof dacaayadinayey ma ahayn, qof lexejeclo ka leh buu ahaa, oo London kusoo dhoweeyey mar ay timid
@mohamedaliahmed3950
2 жыл бұрын
Anaaba maskaxdayda ku soo dhacday koøkaan arkay hadqy sacad muuse iska sheegato waa ok
@HawrarLyrics
2 жыл бұрын
Hore u soco
@bilaahmed2515
2 жыл бұрын
Masha allah Illahay haku illalyo geesiyad batahaye ❤️❤️
@makahilmead4725
2 жыл бұрын
Tusaale fiican ayay u tahay dhamaan umada soomaaliyeed gaar ahaan dumarka soomaaliyeed. Horay u soco jaaaale.
@abdallemahamed6807
2 жыл бұрын
Manshalah Manshalah
@ishwaqbabaishwaqbaba9576
2 жыл бұрын
Yurub genyo ayey u eg tahay masha allah
@Abdallah_672
2 жыл бұрын
Mashallah
@cabdicasiisxasan528
2 жыл бұрын
Naagtani wAa sirdoon anagaa naqaaana
@mohamedwarsameabees2656
2 жыл бұрын
Sabaax just I want to see you good luck
@odayjama1829
2 жыл бұрын
Waa ictiraafkii oo shaah iyo bun isu bedelay
@abdiwali15_london
2 жыл бұрын
Waa yurub geenyo walasheed isku eekaa. Shaqo xishood ma leh dumarka ethopian ka ahi shaqo kasta way qabtaan
@tormundgaint1022
2 жыл бұрын
Aggah war nin meel fog wax ka arkaad tahay!!👍
@suxufikoke5379
2 жыл бұрын
Yurub Geenyo U Eegaa.
@khalidabdilahi4018
2 жыл бұрын
Isaaqow intaad itoobiyaan soo dhawaysanaysaaan magaaladiina ha idinka qaataan
@@xiinxiin8922 Hooyadaa siilkeedi was ina dhilo itoobiyaanku haku gumaystaaan
@kabarodadkasaaxiibkaa5165
2 жыл бұрын
@@xiinxiin8922 Maa baburta udhaqdaa ethiopianka caadi matihid miyaa
@bintiahxmedsaleban9682
2 жыл бұрын
@@khalidabdilahi4018 war Maxad Hooyo Kucaayaysaa Miyaanad Xalaala Ku Dhalan oo Adiguba Siilku Kii Hooyadaa Kuyaalay aad Kasoo Baxday Miyaanu Ahayn Illahy ka Cabso ...Mida Kale Maxad gabadh Muslimad Ah Ka Sheegaysaa miyaanad Arkayn in Somaiidu wajaale Laga bilaabo Ilaa Addis Apapa..Ay Kunool Yihiin 60sano Ba iyo Wax Ka Badan Oo Ganacsi Iyo Guryo Ba Ku Leeyihiin Oo Ku Tarmeen ..kanasoo Noqonayn ...dhalashada iyo Baasaborka Ethiopian ka 80%somali Ah Baa sita ...Anigu Kuma Lihi soo Dhawayso Ethiopian Lkn Waxan Aamin Sanahay Inta Inala joogta Waxa Ka Badan Inta iyaga la joogta Ee somali Ah ..Caqligaagu Ha shaqeeyo Intaad Cay Lasoo boodi Lahayd
@khalidabdilahi4018
2 жыл бұрын
@@bintiahxmedsaleban9682 adigu itoobiyaan baad udoodaysaa waxba ma dhaantid itoobiyaankan
@jablibaax
2 жыл бұрын
Cod ahaan iyo muuqaa ahaan ba wa yurub geenyo oo itoopyan ah 😆
@jamalskp7280
2 жыл бұрын
Fariid walahay u sheeg dumarka fadhiga biilka loogu soo diro
@abdillahiosman1770
2 жыл бұрын
Wixii wanaagsan ee xalaasha ah ee shaqo ah baacacmushtarka ku saabsan haka shaqaysteen.
@abdilahiadam1273
2 жыл бұрын
Fariid hore u soco👏👏dad sidaa u shaqeysanaya waa in si gaara loo tix galiyaa
@farhiyosharif8208
2 жыл бұрын
CAJAAIB SOMALIDA IN AYA SHAAYSTAN MA RABAN IN AY AFKA MELAHA LAYDHIYAN OO SHAXATAMAN AYAYA RABAN❗ SHAQA SHARAF LEH👌 AFUUNKA SOMALIDA WAX KA LITA MALAHAN MARKAY WADANKODA JOOGAN SHAQOOYINKA AYA DIIDAN OO KA FANANA AYAY MARKAY QURBAHA YIMADAN KA SHAQEEYAN . MUSQULAHA AYAY DHAQAN WA XAMAALAN O XAFAYADA AYAY WAYEELKA KA BADALAN❗
@cabdiqanidahir1860
2 жыл бұрын
Waa Yurub Geenyee
@ethiopia9011
2 жыл бұрын
Great job my sister. Ethiopia and Somaliland are one ❤
@Faz-O
Жыл бұрын
😂😂😂😂
@zakariyeomarmohamed1618
6 ай бұрын
Ka tag baa lagu yidhi balo kgu dhacdaye see bay wllo ku noqdeen
@muztaqiinhassan9457
2 жыл бұрын
Mzha allh fariid wlhida igh dheh💯👍
@nuurka658
2 жыл бұрын
BUNNAA DADAA ALLE!.!.!. WAAW WAY DADAASHAY
@craxmanoday6793
2 жыл бұрын
ver good....waa tusaale u ah soomaalidda qalbi ka dhoof.ka ah
@mohamedhassanjama1322
2 жыл бұрын
Yurup geenyo pro max waaye
@Footballandgames386
2 жыл бұрын
Yurub Geenyo lamoodaa!!!!!
@maryanmohamed6688
2 жыл бұрын
Maasha Allah Horu U Soco
@abdisalammatan4317
2 жыл бұрын
Yurub Geenyo walaasheed Alla u ekaa
@abdullahiomarali5241
2 жыл бұрын
Sabaax inabati walasha Yutub Geenyo raadi waa wlaasha kala lunteen
@abdurahmanali4374
2 жыл бұрын
masha allaah gabadhaan waa gabadh shaqeysaneyso oo dadaal badan . maamulka somaliland dhalinyaradeeda gaar ahaan kuwa aqoonta leh oo jamacadaha ka baxay waa shaqo la,aan laakiin waxaa booskooda ka shaqeysto dad Kenyaan iyo Itoobiyaan ah gaar ahaan ah Kenya oo aad fara badan, kenyaanka waxey ka shaqeeyaan macalinimo iyo dhismaha ingineero iyo cunta karinta hotelada ( dowladda somaliland arintaas wax ha ka qabato muwaadinkka baa ka xaq badan ajnabiga ).
@mhassan0163
2 жыл бұрын
Dawladdu waxba kama qaban karto, qofna inta gacanta la soo qabto shaqo laguma khasbi karo illeen welfare lama siiyee, qofku shaqada ha raadsado shaqadu iyadu kusoo raadsan mayse, kumaan gaalo ah oo aan shaqaynin baa ka buuxa Yusuf iyo America, qaxooti badanna waa shaqaystaan
@Khfyjbf
2 жыл бұрын
Wa taaas Makaa ka shaqaysan weydeen wadenkiina. Bilaa sharci baa wadenkiina lagu joogaa Luqadiii baa ladunku bartay baring wadinkiina siyar loola wareegayaa.
@raxmacabdi1291
2 жыл бұрын
Wa xaqiiq Ina dadka latira Kobo weyi
@happyahmad9689
2 жыл бұрын
Mashalllah guulyso shaqa sharafa shaxaadba ceeba
@CamuudAwed
Жыл бұрын
Waan jecelahay waayo Ethiopia Waa dad abaal badan nagu leh dhalashona naga dhaxayso
@Faz-O
Жыл бұрын
😂
@ahmedjanagalle744
2 жыл бұрын
Yurub genyo 2
@medmahdi2020
2 жыл бұрын
Sabah Coffee kaso horjedka Mansoor Hotel Waan arkay waa top bunkeedu. waa gabadh shax shax badan oo shaqaysanaysa.
@shakirismail9984
2 жыл бұрын
Imika ayaan fadhiyay halkaa
@adamz106
2 жыл бұрын
Muwaadiniinta somaliland sasoo kle ushaqesta hablo iyo ragba islawaynido ma fiicna dalkeena ka shaqysta ayaan leyahy
@khadarxasan5230
2 жыл бұрын
Gabadhu yurub geenyo ueekaa keep going wll
@raxmacabdi1291
2 жыл бұрын
Masha allah warunta wll shaqola ankama jirto lkn way kibirsanyihiin dadka rer somalinda waxay rabaan inay ku siyo dawlada ayka shaqeyan oy fadhiga ku qatan lacagta nimcatal dalkena war halaga faidaysto iyo waliba nabad alxmdulilaah alleh hayno siyadiyo intan haysana alleh hasii wll adiguna qof dumaratahe tagsiga iska daban ku odhanlahaa dhibata kaso gadhikarte odumarka lamadaynaye Meheradadka shaqayso
@hodanibrahin1569
2 жыл бұрын
Masha Allah waa tusaale fiican 👍
@hodanibrahin1569
2 жыл бұрын
Walhi waa Runteed shaqo waa sharaf thanks
@yaasinismail7956
2 жыл бұрын
Reer Somalia waka naxayaan nabada somaliland markay arkaan
@munaofficial1689
2 жыл бұрын
Yurub geenyo walaashed
@maxamuddaud2060
2 жыл бұрын
Yurup geenyo oo xabshiyada
@anizocabdi1742
2 жыл бұрын
Masha allah
@hassanwarso3764
2 жыл бұрын
Guleso walal ,Congratulation
@maxamuudcabdi8009
2 жыл бұрын
Wa dhaqan xumo so korodhay
@gudcuuromedia180
2 жыл бұрын
Wlhy yurub geenyo ayaaye u eegtahaye
@calixashi9470
2 жыл бұрын
Geesiyasdanshalaah
@engalibashirofficial8133
2 жыл бұрын
Keep going walal Masha alah
@ibrahimhassan-ut6gp
2 жыл бұрын
waa xeeladaha basaasnimada dawladi ay dawlad kale u adeegsato luuqada inay barato inay dalka kala barato iyo inay dadka kala barotaba.
Nabada hargeisa taalaa Europe mataalo Alhamdulilah
@happyahmad9689
2 жыл бұрын
Mashalllah lacagbay soo galinayaan good job's shaqada iyo cuntooyinka halaga bartee
@hussinahmad3074
2 жыл бұрын
Dhegeyso soomaliga wadankiisa ku gaajoonayaw dalkaagii dad aan u dhalan ayaa ku nool oo ka shaqaysanaya idinkuna tahriib iyo badaa ku dhamaateen saxiib somali land wadanku wuxuu u baahanyahay caqli keena ithobiyankii carabti afrikaankii kale ayaa ka shaqaysanaya idina waad daawaneysaan maxbaa idiin dhiman aamina dalkiina oo shaqaysta mahadsanidn
Manshala manshala sifican Kuna sodhawaw dalkayga nabada
@katheromer1328
2 жыл бұрын
War waY qayl shah
@mustafemaxamed6085
2 жыл бұрын
Gabadhey soomaali waa ma shaqeystayaal iyo shaqo laga faano meeley joogaan marka laga reebo dadka koonfurta muqdisho eerayadeeda laga reebo
@dalaisacgibril5899
5 ай бұрын
Qofkii ajaanib ee shaqeysanaya halasoo dhaweeyo laakin Oromada dawarsata ee lacag ay guraan mooye aan waxba laga faaidin waa in dalka laga mastaafuriyo,
Пікірлер: 241