waaw boqoradeena saa usugaayelee xaley dhan wa fiirinaye alle Haku barakeenayo abaayo
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
@xafsoahmed9
Жыл бұрын
Jecliyaa ayaan say inoo fahmayso
@zuhurzayooni
Жыл бұрын
Somaliyey wax fahma qisadan wa musalsal turkish ah marka an ku dawano sii mcn lasocda qebta xigta o qaraxo leh aniga san ku ahysta Ayan cadey ilahy haku sharfo Qali dumar ❤ we love you my sis 🥰🙏keep going be strong 💪 ❤
@iqracabdi8755
Жыл бұрын
Ayaaneey Abayo waanku jeclahay walhi alle darti💋
@QisasChannel
Жыл бұрын
Alaha kujeclaado abaayo macn❤️😘
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Soo dee hee qeybta siddeed iyo tobonaad waa sugaa iinshaa'allaah
@anisamacaneeyabdi5679
Жыл бұрын
Wcs xbbty masha Allah xbbty aad baan u sugaayey qeybtii 17aad xbbty Allah noo ka xafido waana ku mahadsan tahay sida sharafta leh aad noogu dadaalaysid qisooyinkaga mcnka badan xbbty mar 2aad aad baan kugu mahad celinaya 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥👑👑👑👑👑👑👑👑💯
@caashaibraahim5356
Жыл бұрын
Masha Allah wllshy alla ha ku xiftiyo
@hapifaysial6189
Жыл бұрын
Wcs qali barqo wacan
@Daliima-hv6tb
Жыл бұрын
Yess finally part17
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido ❤ 💕💞💞💞💞💕💕💟♥️❤❤💖💖
Ayaan qaali wad nagu casiirsay qali mad maalin walba mad noga dhigti noso dasi wad nagu badh jarte
@niciimocqadir1010
Жыл бұрын
Raffia maxaaloodhibaa beerka ixanuunay walaahi
@sulekhahassan7439
Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@hoodofaysal5708
Жыл бұрын
Thanks mcnto
@xafsocabdirisaaq6116
Жыл бұрын
☝
@canabfarax3631
Жыл бұрын
Wcs 💪😘
@aminaali4767
Жыл бұрын
Asc walashy Ayaaney shekadaan ma Runbaa
@canabfarax3631
Жыл бұрын
😘😘😘
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@naxariis_badan312
Жыл бұрын
Scw
@naxariis_badan312
Жыл бұрын
Scw
@neimakawsar9623
Жыл бұрын
War badan ban sugayayi qayibitani 17
@saynabcabdilaahi4697
Жыл бұрын
Ayaan shakadi rafif medady
@sahraosman7156
Жыл бұрын
Ayany wakusalame waxakuweydiyay dadkan filimka jilayo rer turki ene yihin waba arke ee ma muslima ba dadkan qaqawan
@fahiimaapdirizak3552
Жыл бұрын
Abaayo turkida waa is qaawiyaan maba aade arag miyaa kuwa musasalada jilla
@sacdiyanur7583
Жыл бұрын
Musalsal afeena waxaalagudhaa Taxane saas u ogaada Dhallinraro👏
@hawobulshaale311
Жыл бұрын
Waxan kuwaydiin sheekadan ma sheeko xaqiiq udhacdaa mise waa iska musasal oo musalsalka gar ayaa runa qaarna waa iska jileen marka iyado ma iska jileenbaa mise waa xaqiiqo bal taas ayaa kuwaydiin
@maxamed8830
Жыл бұрын
ax ax ax 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@ayanmuse3901
Жыл бұрын
Cajiib alla horta dadka wanaagsan oo daacada maxay dhibaatooyinka baddan u maraan iyo cadaawado xoogan ula kulmaan
@_bebe_suu8963
Жыл бұрын
Abayo whats the name of the series
@nadiifomaxamuud6465
Жыл бұрын
Welcome sister
@aminasahramuxudiin1558
Жыл бұрын
anigaaa fiirsaday iyadoo turki ah rafiif adiga la baxay ma ahani atariishDa rafiif lama dhaho
@QisasChannel
Жыл бұрын
Xataa hadaan labaxay aayad quraan aan gafay maaha lasoco sis carabi kusoo daawo markaas ila soo hadal laiskama hadlee
@fadimoabdirahman9125
Жыл бұрын
Xanun waye babyga borsada lageshtey aya wax walba igu daran
@nimcoaden5483
Жыл бұрын
Abaayo Manin daaf eheed away
@xikmakhadar9212
Жыл бұрын
Qalpi amiratyyyyyy ayaan🥺🧚♀️⚘
@xafsamaxamadsalaad9881
Жыл бұрын
Ayaanay ku away hee
@QisasChannel
Жыл бұрын
Waa ikan
@ifraaxaxmedcigaal3322
Жыл бұрын
Wan ku salamay hadhon idho wanan qisad ku dhakhaso hhhhhhhhh
Пікірлер: 76