Wcs Aamiin Allah unaxristo intaklena Allah caafiyo walalaheena Amiin Abyo adne Allah ku xafido markaa ku arko waa iska farxaa 💋😚 ayaney
@QisasChannel
Жыл бұрын
Shukran xbbt alpii❤️😘
@maxamuudcabdi3383
Жыл бұрын
Allah hau naxariisto dhamaan musliminti kugeriyootay turkey iyo Suriya inta dhawaca ahna Allah hacaafiyo اللهم امين يارب العالمين
@nimconfg
Жыл бұрын
Asc abaayo ayaan waxuu qisas uqalmaa 1 m insha Allah waad gaaridoontaa iidhunko carruurta habaryarta u ahay.
@ayandersha7820
Жыл бұрын
Kkkk walahi waa iga qoslisaaa masha alllah keep going
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey
@raxmamaxamed1245
Жыл бұрын
Walaahi Anba 3 wiil ayaan haysata Alx lkn hadana gabar ayaan radina iso duceya intaan haysan alle ha siiyo ubad kheyr qabo💥💥
@ifrahelmi6269
Жыл бұрын
Asc Ayaan Cadeey walahi hadaadan fhihi laheeyn laabo oo like so saar maba so sareen markaa tiri unbaan xasuustay markasta xabibti ha naga iloobin markasta na xasuusi
@caishokhaliif9509
Жыл бұрын
Wcs ayaan Qaali sharafay Alle ha kuxafido sharafay ❤ 🥰🥰👏👏🥰🥰💗💞
@fadmaahmed2315
Жыл бұрын
Rafiif xaladeda ban sugayay part 19 , Busy . Ban noqday.mantan firsaday .I’m so sorry. Gabadhi yarayd dabaq lagatu raay 😂😂😂😂😂 murugo xuma mama dii la eryay 😂😂😂 ax ax . Maxa dhaci dona
@naciimodirir3056
Жыл бұрын
Thanks 👍😊
@sihamqurux6724
Жыл бұрын
Kkkkhh musalsalka meel fiican ayuu marin ayaan bayo allaah arimahaaga haku fududeeyo si qurux badan ayaa nala socodsiisaa
@ifrahelmi6269
Жыл бұрын
Allaha u naxariisto dhamaan walaalihii turkiga iyo siriyaankii iyo somalidii ku nafwaayey dhulgariirkii sidoo kale allaha u naxariisto walaha reer laascaano ee ku dhintay shaqaaqadii ka dhacday dhulkeena hooyo amiin
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Allaha u naxariisto janatul fardowso aclaa allaha geeyo inta muslimiinta ay ku geeriyootay misiibada ku dhacday Turkiga iyo Siiriyo allaahuma aamiin yaa rabi
@barwaaqomuahammed
Жыл бұрын
Wlhi Zabayad ban kugu waday lkn wa ku Saray
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Ku saliya NNK SCW SCW
@xafsoahmed9
Жыл бұрын
Jecliyaa ayaan Ayaaney haday qisadaan inaga dhamaato maxaa inoo xal ah way ina qabanaysaa sidii shaaha kkkkkkk
@QisasChannel
Жыл бұрын
Tu kle noo bilaabanayso haka baqin
@fardowsaahmed1734
Жыл бұрын
Mahadsanid abaayo mcn saa usugaaye lee
@saprinacayngal671
Жыл бұрын
أمين يارب العالمين أمين ياربي
@abaneymahamuud9615
Жыл бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha unxariisto ya Rabisabr Allha kasiyo
@maxamuudcabdi3383
Жыл бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته صباح الخير يا العسل يا اختي الغاليه 💞💖🥰
@zagal_faisal1013
Жыл бұрын
Mhdsnid qaliyyy 🥰 ♥ ❤
@soyaa0472
Жыл бұрын
Ayaaney waa iga qoslisay ninlee qalbigiisa la raadinooyaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@caashaibraahim5356
Жыл бұрын
Masha Allah wllshy alla ha kuxiftiyo
@sihamqurux6724
Жыл бұрын
Wcs aamiin xbbti
@hodmaniitaqueen267
Жыл бұрын
❤mahadsanid mcnei ayaanteydi 💫🥰 waan ku farxay aragtidaada ❤
@ugaasocismaan733
Жыл бұрын
Allaahuma amiiiiiiiiin anaga iyo intii muslim ah yaarabi
@saadyashukri1046
Жыл бұрын
Asc xalada
@saadyashukri1046
Жыл бұрын
💋💋🥰🥰❤️❤️
@faaisocabdillahi5561
Жыл бұрын
Amiin Yaa rapi Apayo
@Maryan_Ali
Жыл бұрын
Maasha allah Ayaan qurux qaabka uga Sheekeynaysid ayaaba laga caajiseyn musalsalka In live aan u daawanayo ayan moodaya inuu sii socdo anagoo rabnaa nagu kala goysaa 😂Musalsallkan aad ayan ugu xeranahay Ayaaney maalin kasto inaad nooso galiso ayan jeclaan laheyn madamaa uu aad u dheer yahay❤
Пікірлер: 82