Asc walaalo ayaan allah ha ku barkeeyo adiga iyo ceyladaadaba Aad baan ugu xidhnabay qisooyinkaaga si fiican baad u so gudbisaa Allah kheeyr badan ha ku siiyo❤🤲🏼 qisadan aad hada ka sheekeyneyso qeybtii 2 maad so galin miyaa waan la’ahay xabibti
@@hamdinur9382 hhhhh Midone waba noso gabayday allow ada nomaqan
@هنادي-12
Жыл бұрын
Sas ha is ka dhadhicinin in uu gursanayo is ka dhaadhici hadi kale hadhow qalbiga dhawac ka so garayo farax naag deyn maye free ka dhig waliga naag adigo kale ha ka baqin naagta bahal ma ahan waa gabar adigo kale eh ayada 9 bil lagu dhalay adna 9 bil lagugu dhalay waxbo ku ma dhero
@amrannuuribrahim4588
Жыл бұрын
Cashardan ba na anfacayo anago wali gursan ba dhagta u raricinena🤣🤣🤣🤣
@elwadali6646
Жыл бұрын
Same🤣
@nalkagabadhpuntland8957
Жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@yasmiinmahamed5965
Жыл бұрын
Same ✌😂😂
@xafsamaxamadsalaad9881
Жыл бұрын
Aad oowen
@sacdiaahmett-sx1gd
Жыл бұрын
Same 😂
@xuriyoali7628
Жыл бұрын
Ku saliya NNK SCW
@niciimocqadir1010
Жыл бұрын
Cajiib badanaa aduunyadu
@najmaahmed4139
Жыл бұрын
Wcs
@hanushnaturallife5495
Жыл бұрын
Jah cawa wa qiresanahy magacyga ban maqlaya muno wa ku salmay samiyey
@nafisajama4405
Жыл бұрын
Ani waxaan layaabay naagaha somali nimanka saas uga amar qaato waaridki Dhalay oo wax barayna hadalkooda diida. Nin hadu kaa reebo familkaaga, saaxibada, shaqadaada uu guri kaliya kugu soo kobo waa abuse qalbiyan ah. Waxad ku qasbantahay in sidii doono laga yeesho.
Пікірлер: 100